Number One Pharma

Number One Pharma Shirkada Daawada ee Number one pharma waxaad ka heleeysaa daawo kasta, kala xariir 0613305050

Daawooyinka gaaska ee laga heli karo wadankeena.                              Qeebta labaadB) Proton pump inhibitors Pro...
18/05/2024

Daawooyinka gaaska ee laga heli karo wadankeena.

Qeebta labaad

B) Proton pump inhibitors
Proton pumb inhibitors waa daawooyinka yareeyo aash*tada caloosha sida

Omeprazole 20mg
1. Omeprasol 20mg india
2. Op 20 bangladesh
3. Demeprazol 20mg gasac turkey
4. Pepsol 20 masar
5. Omeprasol 20 uk sandos

Omeprasol 40mg
6. Omewell india
7. Tmd india
8. Seclo 40 bangladesh
9. Pepsol 40mg masar

Omeprasol injection
10. Omeprasol inj india
11. Connex 40 bangladesh
12. Prolock 40 bangladesh
13. Tmd inj india

Esomeprazole
14. Nexium 40mg turkey
15. Nexium 20mg turkey
16. Nexium powder turkey
17. Nexstep 40mg turkey
18. Neksus 40mg india

Lansoprazole
19. Lansoter 30mg turkey
20. Lansosan 30mg india
21. Lansoprasole injection india
Pantoprazole
22. Pantactive turkey
23. Pandev turkey
24. Pantoprazole injection Kenya

Daawooyinka gaaska ee laga heli karo wadankeena.                                            QEEBTA  1AAD Wadankeena waxa...
01/05/2024

Daawooyinka gaaska ee laga heli karo wadankeena.

QEEBTA 1AAD

Wadankeena waxaa laga heli karaa daawooyin badan oo lagu daaween karo gaaska. Daawooyinkaas waxaa kamid ah

A) Daawooyinka lagu daaweeyo bacteriyada ee ka dhalato gaaska (H pylori)

1. Trio tab (Sawir 1)
Trio waa kaniini turkey ah oo maado ahaan kasameesan Amoxicilin+clarithromycin+Lansprazle

2. Heli cure tab (Sawir 2)
Helicure waa kaniini masar ah oo kasameesan Omeprazole+Tinidazole +Clarithromycin 250 mg

3. Helicon cap ( sawir 3)
Helicon waa kaniini Bangladesh ah oo ka kooban Lansoprazole 30 mg+amoxicillin 1 g+ clarithromycin 500 mg

4. H pylori cap ( sawir 4)
H pylori cap waa kaniini Bangladesh ah oo ka kooban Lansoprazole 30 mg+amoxicillin 500mg+ clarithromycin 500 mg

𝘉𝘢𝘳𝘯𝘢𝘢𝘮𝘪𝘫𝘬𝘢 𝘉𝘢𝘳𝘰 𝘥𝘢𝘢𝘸𝘰𝘰𝘺𝘪𝘯𝘬𝘢 𝘥𝘢𝘭𝘬𝘢 𝘭𝘢𝘨𝘢 𝘩𝘦𝘭𝘪 𝘬𝘢𝘳𝘰𝘉𝘢𝘳𝘯𝘢𝘢𝘮𝘪𝘫𝘬𝘢𝘢𝘯 𝘸𝘢𝘢 𝘣𝘢𝘳𝘯𝘢𝘢𝘮𝘪𝘫 𝘪𝘴𝘣𝘶𝘶𝘤𝘭𝘦 𝘢𝘩 𝘰𝘰 𝘢𝘢𝘥 𝘬𝘶 𝘣𝘢𝘳𝘢𝘯 𝘬𝘢𝘳𝘵𝘰 𝘥𝘩𝘢𝘮𝘢𝘢𝘯 𝘥...
18/03/2024

𝘉𝘢𝘳𝘯𝘢𝘢𝘮𝘪𝘫𝘬𝘢 𝘉𝘢𝘳𝘰 𝘥𝘢𝘢𝘸𝘰𝘰𝘺𝘪𝘯𝘬𝘢 𝘥𝘢𝘭𝘬𝘢 𝘭𝘢𝘨𝘢 𝘩𝘦𝘭𝘪 𝘬𝘢𝘳𝘰

𝘉𝘢𝘳𝘯𝘢𝘢𝘮𝘪𝘫𝘬𝘢𝘢𝘯 𝘸𝘢𝘢 𝘣𝘢𝘳𝘯𝘢𝘢𝘮𝘪𝘫 𝘪𝘴𝘣𝘶𝘶𝘤𝘭𝘦 𝘢𝘩 𝘰𝘰 𝘢𝘢𝘥 𝘬𝘶 𝘣𝘢𝘳𝘢𝘯 𝘬𝘢𝘳𝘵𝘰 𝘥𝘩𝘢𝘮𝘢𝘢𝘯 𝘥𝘢𝘢𝘸𝘰𝘰𝘺𝘪𝘯𝘬𝘢 𝘥𝘢𝘭𝘬𝘢 𝘭𝘢𝘨𝘢 𝘩𝘦𝘭𝘪 𝘬𝘢𝘳𝘰 𝘮𝘢𝘹𝘢𝘢 𝘺𝘦𝘦𝘭𝘢𝘺
1. 𝘉𝘢𝘳𝘢𝘴𝘩𝘢𝘥𝘢 𝘥𝘢𝘢𝘸𝘰𝘰𝘺𝘪𝘯𝘬𝘢𝘢𝘴 𝘸𝘢𝘹𝘦𝘦 𝘬𝘢𝘢 𝘤𝘢𝘢𝘸𝘪𝘯𝘦𝘦 𝘪𝘯 𝘢𝘢𝘥 𝘬𝘢𝘭𝘢 𝘰𝘨𝘢𝘢𝘵𝘰 𝘥𝘢𝘢𝘸𝘰𝘰𝘺𝘪𝘯𝘬𝘢 𝘣𝘪𝘳𝘪𝘮𝘢𝘥𝘢 𝘢𝘩 𝘪𝘺𝘰 𝘬𝘶𝘸𝘰 𝘴𝘶𝘨𝘶𝘯𝘵𝘢𝘥𝘢 𝘢𝘩
2. 𝘉𝘢𝘳𝘢𝘴𝘩𝘢𝘥𝘢 𝘥𝘢𝘢𝘸𝘰𝘰𝘺𝘪𝘯𝘬𝘢𝘢𝘴 𝘸𝘢𝘹𝘦𝘦 𝘬𝘢𝘢 𝘤𝘢𝘢𝘸𝘪𝘯𝘦𝘦 𝘐𝘯 𝘢𝘢𝘥 𝘰𝘨𝘢𝘢𝘵𝘰 𝘥𝘢𝘢𝘸𝘰𝘰𝘺𝘪𝘯𝘬𝘢 𝘬𝘶𝘨𝘶 𝘩𝘢𝘣𝘰𝘰𝘯 𝘦𝘦 𝘬𝘢𝘢 𝘴𝘶𝘶𝘭𝘪𝘯𝘢𝘢𝘺𝘰 𝘤𝘶𝘥𝘶𝘳𝘬𝘢 𝘬𝘶 𝘩𝘦𝘦𝘴𝘵𝘰

Shirkada Daawada ee Number one pharma  waxaad ka heleysaa daawo kasta oo aad u baahan tahay.Kala xariir 61 3305050
26/08/2023

Shirkada Daawada ee Number one pharma waxaad ka heleysaa daawo kasta oo aad u baahan tahay.

Kala xariir 61 3305050

Address

Mogadisho

Telephone

0613305050

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Number One Pharma posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Number One Pharma:

Share