04/09/2025
โจ Kulan Soo Dhaweyn โจ
Midowga Dhaqaatiirta Taqasusiga Somturk (SOSDU), ayaa Kulan soo dhaweyn sharaf leh ugu sameeyay Dr. Ahmed Ibrahim Nageye, Xoghayaha Guud Guddiga Qaranka ee Tacliinta Sare.
Kulankan waxay ahayd mid lagu muujiyey taageerada, qadarin iyo bogaadin ku aaddan xilka qaran ee loo igmaday, anagoo rajeynayna inuu door muuqda ka qaato horumarinta tacliinta sare ee Soomaaliya.
๐ Waxaan leenahay mar kale hambalyo iyo guul, shaqadiisana Alle ha u fududeeyo.
Dr. Mohamed Mukhtar Kassim
Gudoomiyaha, SOSDU