Dr Ahmed Toosaye

Dr Ahmed Toosaye Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr Ahmed Toosaye, Ophthalmologist, Degfeeer, Mogadishu.

Dr. Ahmednor Ali is a residency in ophthalmology and social worker who treats and educates people about eye problems while also promoting social change, development, cohesion, and community empowerment in Mogadishu Somalia.

BIN ALI POLYCILINIC 2024
18/08/2024

BIN ALI POLYCILINIC 2024

Welcome back Dr Ali Abdi Ahmed Our orthopedic and sports Medicine. # Kalkaal Hospital. .
16/08/2024

Welcome back Dr Ali Abdi Ahmed Our orthopedic and sports Medicine.

# Kalkaal Hospital.
.

Waxaan halkaaan Hambalyo iyo bogaadin uga diraa  Dr Ali Abdi Ahmed oo waqti dheer kadib u suurta gashay inuu soo gabagab...
12/07/2024

Waxaan halkaaan Hambalyo iyo bogaadin uga diraa Dr Ali Abdi Ahmed oo waqti dheer kadib u suurta gashay inuu soo gabagabeeyo waxbarashada HEERKEEDII 2aad ee Master degree ga waxaa leeyahy Dadaaalaa wuu garaaa Guul Sxb inshallah

Dad ku indho-beelay kaadi ay ku fool dhaqdeen RedactorCopyright: Redactor Dad kaadi ku waji dhaqday oo indho beelayDhowr...
08/04/2024

Dad ku indho-beelay kaadi ay ku fool dhaqdeen

RedactorCopyright: Redactor

Dad kaadi ku waji dhaqday oo indho beelay
Dhowr iyo toban qof ayaa indho-beelay ka dib markii ay isku dayeen in ay iska daaweeyaan cudurka daafka oo ka dillaacay dalka Mozambique.
Sida laga soo xigtey Dr. Sândia Sumbane ka tirsan qaybta indhaha Isbitaalka Dhexe ee magaalada Nampula oo ku taal waqooyiga Mozambique, dadkaan ayaa eersaday kaadi iyo gaas ay ku fool dhaqdeen si ayula tacaalaan daaf faro-kulul ku hayayey.
Dr. Sumbane oo uu soo xigtey Telefishin madaxbannaan oo la yiraado STV, dadka daafka qabay ayaa indhahoodi ku waayey talooyin aan cilmi ku dhisneyn oo ay ka qaateen dd caamo ah, halkii ay raadsan lahaayeen dhakhaatiir daaweynta indha aqoon u leh.
Sândia Sumbane oo ka hawlgasha Hospital Central de Nampula (HCN), ayaa sheegtay in magaalada Nampula oo qura 11 qof lagu sameeyey qalliin indha looga saaray, ugu yaraan labo kalena ay sugayaan.
Dhakhtaradda ayaa ugu dambeyn dadweynaha uga digtey khatarta ka dhalan karta haddii dadku daawo ka raadiyaan meel aysan jirin, taas oo ay ku waayi karaan xubnaha nugul ee jirka, sida indhaha.
Cudurka daafka ayaa dhowrkii bilood ee la soo dhaafay si safmareen ah ugu fidayey qaark ka mid ah dalalka dhaca bariga iyo koonfurta bari ee qaaradda Afrika.

By: BBC News Somali

  wadaredkii iyo xilwarejintii UMA waxuuahaa kulan qiimo badan oo ayna isku xogwareesten doctors kii Kaqalin badalatay J...
29/03/2024

wadaredkii iyo xilwarejintii UMA waxuu
ahaa kulan qiimo badan oo ayna isku xogwareesten doctors kii Kaqalin badalatay Jamacada UNISO.


  labaad ee badhigaga iyo Shirweynihii cafimaadka qaran 2024. Kalkaal Hospital. .
06/03/2024

labaad ee badhigaga iyo Shirweynihii cafimaadka qaran 2024.

Kalkaal Hospital.
.

World sight day 2023 ❤ your eyes at work.
12/10/2023

World sight day 2023 ❤ your eyes at work.

11/10/2023

❤ YOUR EYES AT WORK.
waa halku dhiga sanadkaan ee xuska maalinta araga aduunka (World sight day).
Hadafka maalintaaan oo ah ( Focus and attention to blindness, visual impairment and aye care )

.
2023.
.
Dr Ahmed Toosaye.

11/09/2023
21/08/2023

# Qeeb kamida Ololihii Rajo socelinta araga uu sameyay caadka indhaha.

# check to day see tomorrow.

hospital

Address

Degfeeer
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Ahmed Toosaye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Ahmed Toosaye:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram