Gollaha Beesha Daguuro Murusade

Gollaha Beesha Daguuro Murusade Welcome

War saxaafadeed kasoo baxay- Booliska Dalka Soomaaliya oo Sheegay in 6 Eedeysane loo soo qabtay Kiiska Marxuum Cabdinaas...
18/02/2024

War saxaafadeed kasoo baxay- Booliska Dalka Soomaaliya oo Sheegay in 6 Eedeysane loo soo qabtay Kiiska Marxuum Cabdinaasir Muuse Cabdiraxmaan oo Caawa Fiidkii Meydkiisa laga helay Qol uu ka daganaa guri ku yalla dagmada Wadajir ee Gobalka Banaadir, haddana ay socoto baarista Kiiskaasi.
Muqdisho, 18 Feb 2024. Caawa fiidkii abaare 06:30 PM ayaa Saldhiga Boliiska Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir, waxaa soo gaartay xogta in meydka muwaadin uu yaalo gurigii uu dagaanaa oo ku yaala Waaxda Janaraal Daa’uud gaar ahaan Xaafadda Ceel Qalow.
Marxuumka ayaa lagu magacaabi jiray Cabdinaasir Muuse Cabdiraxmaan, Ina Mako Nuur Dhimbil 32 Jir ahaa ku dhashay Gebiley waqooyi-Galbeed, Deganaa Degmada Wadajir, kana shaqeyn Jiray Hey’adda Duulista Rayidka ah ee Soomaaliyeed.
Ciidanka Boliiska oo goobta gaaray, ayaa bilaabay baaritaano la xariira dhacdada. waxaana gacanta Boliiska hada ku Jira ilaa 6 eedeysane iyo cadeymihii goobta loogu tagay, waxaa socda baarista kiiskan wixii ku soo kordha dib ayaan bulshada kala wadaagi doonaa.

06/02/2024
Australia maalinka ciida ayaaba lagu sii dhawaaqay. 😂22 April maalinka sabtida ah.
11/04/2023

Australia maalinka ciida ayaaba lagu sii dhawaaqay. 😂

22 April maalinka sabtida ah.

Maanta oo ay taariikhdu tahay 9-ka April waxay ku beegantahay sanadguuradii 20-aad ee ka soo wareegatay markii la qabsad...
09/04/2023

Maanta oo ay taariikhdu tahay 9-ka April waxay ku beegantahay sanadguuradii 20-aad ee ka soo wareegatay markii la qabsaday Baqdaad, iyadoo xukunka laga tuuray hogaamihii ciraaq Saddam Hussein.

Saddex toddobaad oo duqeymo xagga cirka ah oo Maraykanku iyo xulafadiisa ku wadeen Ciraaq ilaa March 19, 2003 ayay ku hada u galeen Magaalada caasimadda ah Baqdaad, kadib Mareekanka ayaa ergay gaar ah oo lagu magacaabo Paul Bremer u magacabay Ciraaq kaaso ay hoos imaanaayeen dhamaan madaxdii Ciraaq, waxaa la kala diray ciidamadii Ciraaq.

Ciraaq waxay kashay kala qaybsanaan diimeed, dagaal sokeeye, burbur dhaqaale iyo amni darro ilaa maanta aan kasoo gabsan.

Maamulka degmada dayniile ayaa caawa xarunta degmada kulan afur sodhaweyn ah ugu sameeyeen maamulka gobolka banaadir oo ...
05/04/2023

Maamulka degmada dayniile ayaa caawa xarunta degmada kulan afur sodhaweyn ah ugu sameeyeen maamulka gobolka banaadir oo uu ugu h**eeyo gudomiyaha gobolka banaadir ahna duqa muqdisho.

Waxaana kaso qaybgalay munaasabada afurka xildhibaanada baarlamanka federalka , saraakiil ciidan , laamaha amaanka gobolka , odayaasha , nabadoonada , waxgaradka , dhalinyarada iyo qaybha kaladuwan ee bulshada reer dayniile.

Waxaa caawa miiska saaran degmada gubta shir ka socdo degmada deyniile waxaa lagu go aamiyey in gubta degmo loo aqoonsad...
05/04/2023

Waxaa caawa miiska saaran degmada gubta shir ka socdo degmada deyniile waxaa lagu go aamiyey in gubta degmo loo aqoonsado

Gudoomiyaha gobolka banaadir kuxigeenadiisa xildhibaano kasoo jeeda beesha murusade ayaa qeyb ka ah shirkaas ka socda degmada deyniile

Beesha daguuro oo moll qurux badan ka dhistay magaalada muqdisho qanacsade u dhashay beesha daguuro ayaa hantidiisa gali...
03/04/2023

Beesha daguuro oo moll qurux badan ka dhistay magaalada muqdisho qanacsade u dhashay beesha daguuro ayaa hantidiisa galiyey wadankiisa

Ku dayashoo mudan yahay 👍

DEG Gubta waa goof daguuro
03/04/2023

DEG Gubta waa goof daguuro

14/03/2023

Muxudiin darba weyne marki uu farmaajo joogay sheegay in uu macalinkiisa ahaa

14/03/2023

Abukate Abdikafi Abdullahi oo wax ku bartay jaamaacadda Milano ee dalka Talyaaniga, taariikhdana aad u yaqaan, ayaa Muxidiin Darbaweyne siiyay jawaab kulul oo lama filaan ah

1896 iyo sida uu u qeybsanaa goofka Muqdisho.Waa intaan beledka cagamooye soo gelin.
13/03/2023

1896 iyo sida uu u qeybsanaa goofka Muqdisho.

Waa intaan beledka cagamooye soo gelin.

Bayaan wadajir u soo saareen Madaxweynihii h**e Shariif, Ra’iisul Wasaarayaashi h**e, Xasan Kheyre, Cumar C/rashiid, C/w...
07/03/2023

Bayaan wadajir u soo saareen Madaxweynihii h**e Shariif, Ra’iisul Wasaarayaashi h**e, Xasan Kheyre, Cumar C/rashiid, C/weli Gaas, Guddoomiyihii h**e Baarlmaanka Shariif Xasan iyo C/qaadir Cosoble ayaa waxay ka digeen muddo kordhinta ay wadaan Guddoonka Labada Gole ee Baarlamaanka.

Bayaanka ayaa lagu sheegay in aanay jirin baahi hadda taagan oo loo qabo in wax ka bedel lagu sameeyo Dastuurka oo ujeedadiisa tahay muddo kordhin, waxaana ay ugu baaqeen Madaxweyne Xasan Sheekh uu arrintan xagal daacinta ah uu dalka iyo dadka ka badbaadiyo, maadaama uu yahay ilaaliyaha iyo Horumariyaha Mabaadiida aas aasiga ah ee Dastuurka.

06/03/2023

Mid kamid ah Beelaha Soomaaliyeed oo Maanta Muqdsiho kulan wadatasho dhowr Maalmood ah uga furmay.

DEG DEG Xubno sare sare oo  ka tirsana xisbiga Wadajir oo uu ku jiro gudoomiyihi xisbiga ayaa is casilay .
05/03/2023

DEG DEG Xubno sare sare oo ka tirsana xisbiga Wadajir oo uu ku jiro gudoomiyihi xisbiga ayaa is casilay .

05/03/2023

Hoobiyaal ayaa ku dhacay Dugsi Quraan ku yaalla Degmadda Kaaraan ee gobolka banaadir

05/03/2023

Qarax ayaa hadda ka dhacay Muqdisho, aagga Sanca ayuu ka dhacay

04/03/2023

KOOXO BISTOOLADU KU HUBEYSAN AYAA WADA TOOGTEY DHALINYARO FADHIDEY BIIBITO KU TAAL DEEGAANKA DAARU SALAAM

Wixii soo kor dhaa halkaan kala socan doontaa

04/03/2023

Qaraxa aad maqasheen wuxuu ka dhacay degmada Dayniile waaxda Halgan.

Wax qasaare ah lama sheegin.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gollaha Beesha Daguuro Murusade posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Gollaha Beesha Daguuro Murusade:

Share