Dr. Cawaale Cabdulaahi

Dr. Cawaale Cabdulaahi Dean Faculty of Medicine and Surgery Benadir University Consultant Surgeon/Senior Lecturer

Congratulations  Mohamed Abdirahman
30/03/2026

Congratulations Mohamed Abdirahman

Congratulations Dr Mohamed Abdirahman
30/03/2026

Congratulations Dr Mohamed Abdirahman

Ilaah ha u naxariisto Haji Mohamed Farah
23/03/2026

Ilaah ha u naxariisto Haji Mohamed Farah

Ciid Mubarak, Ciid Wanagsanwaxaan hambalyo guud u diraynaa Umadda Islaamka ah  qaas ahan Umadda Soomaaliyeed meel kasta ...
19/03/2026

Ciid Mubarak, Ciid Wanagsan

waxaan hambalyo guud u diraynaa Umadda Islaamka ah qaas ahan Umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay addunka ka joogaan, waxaanna leeyahay Ciid Wanaagsan!

Ilaahay ha naga wada dhigo kuwii soonkooda iyo cibaadadooda la aqbalay, loo dambi dhaafay, oo xaqa iyo dulmiga loo kala muujiyay. Farxad ku ciida, isku naxariista, inta taagta daranna gacan qabta.
Benadir University
Benadir University Innovation Hub
Benadir University Medical Student Association BUMSA
Medical Alumni of Benadir University Mc-AABU
Center for languages - Benadir University
Welcare Specialty Hospital



゚viralシfypシ゚viralシalシ ゚viralシfypシ゚viralシ

18/03/2026
09/03/2026

Dhamaan ardayda waxaa lagu wargelinayaa in 𝟭𝟬-𝗸𝗮 𝗱𝗮𝗺𝗯𝗲 𝗲𝗲 𝗯𝗶𝘀𝗵𝗮 𝗥𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮𝗮𝗻 𝗶𝘆𝗼 𝗺𝗮𝗮𝗹𝗺𝗮𝗵𝗮 𝗖𝗶𝗶𝗱𝗱𝗮 𝗝𝗮𝗮𝗺𝗮𝗰𝗮𝗱𝗱𝘂 𝗳𝗮𝘀𝗮𝘅 𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆. Fasaxa wuxuu socon doonaa 𝟭𝟬 𝗠𝗮𝗮𝗿𝘀𝗼 𝗶𝗹𝗮𝗮 𝟮𝟯 𝗠𝗮𝗮𝗿𝘀𝗼 𝟮𝟬𝟮𝟲.

Jaamacaddu waxay dib u bilaaban doontaa: 𝟮𝟰 𝗠𝗮𝗮𝗿𝘀𝗼 𝟮𝟬𝟮𝟲.
Waxaan idin rajaynaynaa inaad ka faa’iideysataan fadliga 10-ka dambe ee Ramadaan lana imaadaan Alle bari, Alle ha idin aqbalo ducadiina iyo camalkiina.

08/03/2026

Munaasabadda 𝗠𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗖𝗮𝗮𝗹𝗮𝗺𝗶𝗴𝗮 𝗮𝗵 𝗲𝗲 𝗛𝗮𝘄𝗲𝗲𝗻𝗸𝗮 (𝟴 𝗠𝗮𝗮𝗿𝘀𝗼) awgeed, Jaamacadda Benadir waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa haweenka Soomaaliyeed oo door muuqda ka qaadanaya horumarka waxbarashada iyo kobaca dalka. Waxaan si gaar ah u qadarinaynaa dadaalka, kartida, iyo adkaysiga haweenka Soomaaliyeed ee ka shaqeynaya horumarinta aqoonta, hoggaaminta, iyo u adeeggida bulshada.

Jaamacadda Benadir waxay garab istaagaysaa oo dhiirrigelinaysaa dhammaan haweenka, ardayda, macallimiinta, iyo xirfadlayaasha, kuwaas oo door weyn ka qaadanaya dhismaha mustaqbal ifaya.
Hambalyo Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka!

04/03/2026
03/03/2026
03/03/2026

Afur wadareed
Qur aan Aqris
Abaaraha allah haka dulqaado umadda soomaaliyeed.

Address

Welcare Specialist Hospital
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Cawaale Cabdulaahi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr. Cawaale Cabdulaahi:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram