Xarunta Daryeelka Dhagaha Soomaaliya.

Xarunta Daryeelka Dhagaha Soomaaliya. Xarunta Daryeelka Dhagaha Soomaaliya.

13/12/2024

Jumca wanaagsan
Daryeelka Dhagaha, Sanka iyo Cunaha
Alla Amin ENT
613342727

05/12/2024

In labadalo fikirka qaldan ee sida loodaryeelo dhegaha.
Alla Amin ENT Guricel Soomaaliya
613342727

29/11/2024

In labadalo fikirka qaldan ee sida loodaryeelo dhegaha.

BISMILLAAH In labadalo fikirka qaldan ee sida loodaryeelo dhegaha. :Quraafaadka: 🚫Sijoogtaa in looga saaro dhegta.Xaqiiq...
23/11/2024

BISMILLAAH

In labadalo fikirka qaldan ee sida loodaryeelo dhegaha.

:

Quraafaadka: 🚫Sijoogtaa in looga saaro dhegta.
Xaqiiqada: ✅️dhegta ayaa si iskeed ah banaanka usoosaarta hadii aan lacar qaladayn.

.

Quraafaadka: 🚫 In guriga lagu daweeyaa, sida gubida IWM.
Xaqiiqada: ✅️ Waa in Dhakhtarka Dhegaha la' aado.

:

Quraafaadka: 🚫Inow ufiicanyaha Dhegta.
Xaqiiqada: ✅️ Looma ogola dhegta.

:

Quraafaadka: 🚫 wax aan dhibaato lahayn.
Xaqiiqada: ✅️ Dhibaato ubahaan in si dhaqsi ah waxlooga qabto.

Dr Foodcade.
Fadlan dadkale gaarsii.

Changing mindsets about  I will translate soon this chart.
12/11/2024

Changing mindsets about
I will translate soon this chart.

Bismillaah.Otitis Media w Effusion Maanta waxaan ka hadlidoonaa midkamida caabuqyada kudhaca Dhegta dhexe, aanan lahayn ...
01/11/2024

Bismillaah.
Otitis Media w Effusion

Maanta waxaan ka hadlidoonaa midkamida caabuqyada kudhaca Dhegta dhexe, aanan lahayn wax qoyaan ah oo banaanka laga arkaa ama xuubka dhegta oowsan dilaacayn, waa midkamida waxyaabaha ugu badan ee sababa Maqal la aanta aan lala dhalan waxoowna kudhicikaraa da'walba, waxoow aad ugu badanyaha Caruurta.

Caabuqaas waxaa afka caafimaadka lagu garan ogyaha; Secretary Otitis Media.

Maxaasababa.
1. Cilad ku imaata Tubada isku xirta Dhegta qaybta Dhexe iyo dhuunta( Hilibka Adenoid ka sanka oo waynaada, Qumanka jiradoodu joogtada taha, Sanboorka, Burooyinka kudhaca Sanka iyo Afka halkeey isaga darsamaan iyo Dhenxanaga furan) .
2. Xasaasiyadda
3. Caabuqa dhegta dhexe oon sifiican looga bogsan.
4. Qaybo kamida Fayrasyada kudhaca hawo mareenka sare.
Calaamada ugu muhiimsan waa maqalka oo yaraada.
Daawada:
Marka 1aad waa dawo, mar ilaa 2 mar.
Hadii dawadu xalkeeni wayso ama qoyaanku yaha mid adag, xalku waa qaliin fudud oo xuubka laduleelaa kadibna laga soo saaraa qoyaanka.

Dr Foodcade
Lawadaag asxaabtaada
Mahadsanidiin

OGAYSIIS OGAYSII OGAYSIIS.Dhakhtarkaaga makuyiri XUUBKA DHEGTA ayaa  kudilaacsan.Malaguu sameeyay Qaliinka  Beerida Xuub...
22/07/2024

OGAYSIIS OGAYSII OGAYSIIS.

Dhakhtarkaaga makuyiri XUUBKA DHEGTA ayaa kudilaacsan.

Malaguu sameeyay Qaliinka Beerida Xuubka DHEGTA.

Marwalba oo DABAALATO\QUBAYSATO biyaha DHEGAHA kaagalay maku xanuunsataa.

HADII INTAAN MID KAMIDA AAD LAKULANTAY WAXAAN KUU HAYNAA QALAB CASRI AH OO LOOGU TALAGALAY INOOW KA HORTAGO INAAY DHEGAHA BIYO KAAGALAAN AADNA ISTICMAALIKARTO MUDO DHEER.

FG Dhakhaatiirta Dhegaha, Sanka iyo Cunaha inteey rabaan ayaay helikaraan qiimo macquula.

Nagala sooxiriir meelwalba ood joogto.
Whatsapp No 252615251823

Buuqa deegaanka (Environmental noise) oo kayimaada; Motoorada, Warshadada, Diyaaradaha,  Gawaarida qaar IWM.Waa waxa ugu...
17/07/2024

Buuqa deegaanka (Environmental noise) oo kayimaada; Motoorada, Warshadada, Diyaaradaha, Gawaarida qaar IWM.
Waa waxa ugu badan lagana hortagi karo ee sabab (Hearing loss).
Hadaba xiro Earplugs si owsan maqalku kaaga waxyeeloobin hadii aad goobahaan kashaqaysid.

📞 📲 613342727

   waa cod bukaanku maqlaayo oo dhowr nuuc ah; Guux sida matoor ah ama Firimbi.Inta badan Bukaanadu waxaay dareemaan mar...
05/02/2023

waa cod bukaanku maqlaayo oo dhowr nuuc ah; Guux sida matoor ah ama Firimbi.
Inta badan Bukaanadu waxaay dareemaan marka aay joogaan meelaha dagan, qaasatan xiliga jiifka habeenkii.

Tinnitus waxoow ku badanyaha dadka da'doodu udhaxayso 40 ilaa 80 sano.

Tinnitus ku waa calaamad waxaana sababi kara waxyaabo badan oo isugu jira kuwa xalkoodu yaha Daawo iyo kuwa xalkoodu yaha Qaliin sida Burada kudhacda dhegat dhexe ee , waxaakaloo sababi kara dhamaan daawooyinka laysku yiraado .



Dr Foodcade

Waxka badan 1.5 billion oo qof ayaa lanool maqal la aan aduunka oo dhan sanadkaan; 2022.Sanadka 2030 waxaa la odorasaa i...
13/07/2022

Waxka badan 1.5 billion oo qof ayaa lanool maqal la aan aduunka oo dhan sanadkaan; 2022.

Sanadka 2030 waxaa la odorasaa inaay tiradaasu gaarto 2.5 billion.

Marwalba ood isbadal kadareento maqalkaaga fadlan utag Dhakhtarkaaga.

Xigasho: WHO.

Buuqa deegaanka (Environmental noise) oo kayimaada; Motoorada, Warshadada, Diyaaradaha,  Gawaarida qaar IWM.Waa waxa ugu...
03/07/2022

Buuqa deegaanka (Environmental noise) oo kayimaada; Motoorada, Warshadada, Diyaaradaha, Gawaarida qaar IWM.
Waa waxa ugu badan lagana hortagi karo ee sabab (Hearing loss).
Hadaba xiro Earplugs si owsan maqalku kaaga waxyeeloobin hadii aad goobahaan kashaqaysid.

📞 📲 613342727

  kaga gaashaamo codadka aay bixiyaan Warshadaha iyo Matoorada si aaysan kaaga waxyeelayn Maqalkaaga.Nagala soo xiriir 6...
27/06/2022

kaga gaashaamo codadka aay bixiyaan Warshadaha iyo Matoorada si aaysan kaaga waxyeelayn Maqalkaaga.

Nagala soo xiriir 613342727

Bismillaah.Jooji isticmaalka Suufkaan iyo walxaha kale ee dhaga lagaliyo, maxaayeelay waxaay sababi karaan:Inaay kugu si...
26/06/2022

Bismillaah.

Jooji isticmaalka Suufkaan iyo walxaha kale ee dhaga lagaliyo, maxaayeelay waxaay sababi karaan:

Inaay kugu sii fageeyaan waxaad islahayt soobixi.

Inaaw kaa dilaacshaan xuubka dhagta( perforated Tympanic membrane)

Inaay kaadhawacaan marinka dhagta kadibna caabuq kadhasho( Otitis Externa)

Marwalba ood dhagahaaga isbadal kadareento tag goob caafimaad.

11/10/2021

Shirwaynaha Cilmi baarista 1 aad ee Jamaacadda Plasma ayaa 13 Oct 2021 lagu qaban doona Magaalada Muqdishi Waxaa Shirka ku casuuman aqoon yahano aad bulshada qiimo ugu dhex leh.
Shirka qayb wayn waxaa ka ah Professoro Wax ka dhiga Jaamacadda Plasma.
._2021

Address

Mogadishu

Telephone

+252615251823

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xarunta Daryeelka Dhagaha Soomaaliya. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Xarunta Daryeelka Dhagaha Soomaaliya.:

Share