
27/11/2022
Fariin Dhiilo Geeri Xambaarsan Oo Caawo Maqribadii idiinkaga Timid Abwaan Geesi, 😭
Codsi Walaalayaal U Soo Duceeya Walaalkiin Abwaankiina Abwaan Geesi Muddo 10 cisho ah Ku Xanuunsanaya Casimada Nairobi Kenya.
Waa Codsi Kaliya Hal Mar uducee Walaalkeen Abwan Geesi , Maanta Waa Aduunyo Beri waa Aakhiro Waxaa Laga yaabaa in Ducadaadu ay Kacdo oo ilaahay uu aqbalo Fadlan Haka Caajisin ducada Abwaanka alle ha Caafiyee 😥
"😭 Maalmo yar ayaan Noolaan doonaa Ka dib Waxaan rajeynaa in aan rabigeey la kulmi doono ama Aan Ka Caafimaado Xanuunkaan Burada dhuunta iiga taallo Ma aha Mid Aan la sii noolaan doono. Sida ay dhaqtarada sheegen
Waxaan idiinka baryayaa Ducadiina👏👏 Oo ah in aan Caafimaad deg deg ah ku helo Ama aad allaah iiweydiiso naxariis markaad Maqasho dhimashadeyda.😭
Dhaqaatiirtii Aan Shalay La Kulmay Waxeey igu war geliyeen in Aan Usbuuc kaliya Sii noolaan doono lkn Wax Walba Xagga Rabbi ayey ka Qoran yihiin Aniga Geeri K**a baqayo😭
Lacalla Haddii ay Ajasheyda dhamaato Awalba Cidne Adduunka Kuma baaqin Noqon laheen Waxaa Laga yaabaa Usbuucaas ka dib kaligeey inaan qabri U hoyan doono Carada hoosteeda.
Ee ilaahey ayaan Kugu dhaariyay Ka Walaal Muslinimo ahaan , Ka Aabo Ahaan Farin Ku faafi inta group aad ku jirto farriintaan hadey ku soo gaarto.😭.` Berri ayaan Hadli doona.😭