Dr. Leila Deylaaf

Dr. Leila Deylaaf Ophthalmologist with excellence knowledge of eye diseases management and surgeries. Well mannered, careful and attentive .

women and children rights activist and Humanitarian Medical Aid.

11/05/2024
26/12/2023

Madax xanuunki wuxuu la xiriiri karaa cillad xagga indhaha ah

20/06/2023

Waxaa Mogadishu Specialist Hospital ka howl billaabay Dr Leila Elmi Abdulle
* Dhaqtaradda Qalliimada iyo daawaynta cudurada indhaha sida:-

๐Ÿ. Daaweynta xasaasiyada indhaha.
๐Ÿ. Daaweynta caabuqyadda indhaha ku
dhaca.
๐Ÿ‘. Ka hor tagga iyo daaweynta biyaha
indhaha ku furma.
๐Ÿ’. Dhaawacyada isha soo gaara.
๐Ÿ“. Qalliimada caadka daboola Aragga.
๐Ÿ”. Sixidda aragga iyo la talinta caruurta qaba
indha qallooca.
๐Ÿ•. Qalliimada hilibka isha fuula.


Waxaan soo gabagabaynay  Banaadir eye camp ooy ka faaiidaysteen dad kor u dhaafaya 500 oo qof 300 kamidana indhaha loogu...
12/12/2022

Waxaan soo gabagabaynay Banaadir eye camp ooy ka faaiidaysteen dad kor u dhaafaya 500 oo qof 300 kamidana indhaha loogu fiiqay
forall
WEFSOMALIA #

Waxaa si habsami leh noogu soo idlaaday banaadir eye camp oo soconayay muddo 3 isbuuc ah phase kiisee koobaad.Mashruucaa...
18/09/2022

Waxaa si habsami leh noogu soo idlaaday banaadir eye camp oo soconayay muddo 3 isbuuc ah phase kiisee koobaad.
Mashruucaan waxaa taabba galiyay iskana gaashaday oo ku mahadsan wasaaradda caafimaadka iyo arrimaha bulshada,
Bankiga islaamka iyo hayadda human appeal.

Waxaan ku bogaadinayaa in ay sii wadaan programyadaan oo kale oo dad badan oo indha laโ€™ aragooda dib loogu soo celiyo.

Vision for all 2022

Waxaa degmada luuq ee gobolka Gedo noogu soo gabo gaboobay howl ay bulshada dagan luuq iyo deegannada ku xeeranba aad ug...
09/08/2022

Waxaa degmada luuq ee gobolka Gedo noogu soo gabo gaboobay howl ay bulshada dagan luuq iyo deegannada ku xeeranba aad ugu baahnaayeen
Taas oo ahayd daawaynta dadka indhaha ka xanuunsan iyo qalliinka indhaha kuwa aysan ka fursanayn

Ma sahlana inaad gobol ka shaqayso waliba waqti kooban iyo bulsho badan kuwaas oo aan u dareemaynay in ay yihiin kuwii saxda ahaa ee adeeggaas u baahnaa loogana faaiideeyay
Allaah haku anfaco aragoodana Allaah ha usoo celsho.

Waa dareen gooniya marka laguu keeno hooyo umul ah oo indha laโ€™. Oo ay iskugu darsantay abaartii miyiga iyo indho laโ€™aan iyo in ay indho laโ€™aantaas 9 bil xaamilo ahayd kuna dhashay kay dhashayna aysan u jeedin.

Qisooyin badan oo la mid ahna wey jiraan waxayna ku tusinaysaaa adeegga caafimaadka indhaha waddanka iyo halka uu gaarsiisanyahay iyo in qof uga yimaad in il uu wax ka arko loo fiiqo 250km meel u jirta magaalada adeeggu ka socday.
THE VISION

JUBBALAND

05/07/2022

Address

Via Taleex
Mogadishu
252

Telephone

+252617002198

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Leila Deylaaf posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share