Shariif clinic and consulting center

Shariif clinic and consulting center Shariif Clinical and Consulting Pharmacy Services provides consulting and pharmacy management service

Dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan caalamka Islaamka waxaan idiinkugu  hambalyeyneyaa  munaasabadda bisha  ba...
11/03/2024

Dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan caalamka Islaamka waxaan idiinkugu hambalyeyneyaa munaasabadda bisha barakaysan ee Ramadaan.

Waxaan Alle ka baryaa in uu naga dhigo kuwa ka faaiideesta bishaan barakeysan

Ramadaan kariim

07/05/2023
MOGADISHU 07/May/2023 Gudoomiyah Ururka Mudane Osman Muridi oo wehlinaayo Gudoomiye ku xigeenka Ururka mudane Maxamed Sh...
07/05/2023

MOGADISHU 07/May/2023

Gudoomiyah Ururka Mudane Osman Muridi oo wehlinaayo Gudoomiye ku xigeenka Ururka mudane Maxamed Sh.lillah iyo xubnaha Ururka ayaa kulan lagu arin sanaayey qorshayaasha ururka iyo dardar gelinta shaqada ku yeeshey xarunta SOMALI SOCIETY CARE.

Kulankaan oo socdey saacado ayaa lagu gorfeeyey sidii loo garab istaagi lahaa dadka danta yar ee aan awoodin baahiyaha caafimaad ee ay qabaan iney iska haqabtiraan.

Ururka daryeelka bulshada soomaaliyeed waxuu u taagan yahay inuu kaabo bulshada nugul ee kunool dhamaan gobolada Somalia gaar ahaan magaalada Mogadishu.

Hiigsi iyo Hormar.

Dhamaan Bulsho Weynta ku dhaqan Mugdishu iyo nawaaxigeeda Bahda Shariif Clinic and Consulting Center  Waxay idin Leeyahi...
16/09/2022

Dhamaan Bulsho Weynta ku dhaqan Mugdishu iyo nawaaxigeeda Bahda Shariif Clinic and Consulting Center Waxay idin Leeyahiin Jimco wanaagsan

15/09/2022
15/09/2022

Address

Mogadisho-somalia
Mogadishu
2526

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shariif clinic and consulting center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Shariif clinic and consulting center:

Share