Bogsiimo Dental & Polyclinic

Bogsiimo Dental & Polyclinic Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bogsiimo Dental & Polyclinic, Medical and health, Mogadishu.

16/11/2022

Mahadcelin Maama 𝗦𝗵𝘂𝗸𝗿𝗶 𝗜𝗯𝗿𝗮𝗵𝗶𝗺 𝗔𝗵𝗺𝗲𝗱 oo ku qanacday Adeega 𝗕𝗼𝗴𝘀𝗶𝗶𝗺𝗼 𝗗𝗲𝗻𝘁𝗮𝗹 & 𝗣𝗼𝗹𝘆𝗰𝗹𝗶𝗻𝗶𝗰

14/11/2022

𝗬𝘂𝘀𝘂𝗳 𝗔𝗯𝗱𝘂𝗹𝗹𝗮𝗵𝗶 𝗠𝗼𝗵𝗮𝗺𝗲𝗱 { 𝗬𝘂𝘀𝘂𝗳 𝗕𝗶𝗶𝗯𝗮𝘆𝗲 } oo kamid ah dhalinyarada xaafada xamar bile ayaa nagu soo boqday xaruntena bogsiimo kaa oo loo sameeyay adeeg caafimad oo ku qancay

13/11/2022

Waa qeyb kamida Bukanadii uu 𝗗𝗿 𝗔𝗯𝗱𝗶𝗿𝗮𝗵𝗺𝗮𝗻 𝗛𝗮𝘀𝗵𝗶 𝗗𝗵𝗶𝗶𝗳 uu sameyay qaliin dhanka Cunaha kuwaa oo ka mahadceliyay
shaqada wanagsan uu qabtay.

13/11/2022

Waa qeyb kamida Bukanadii uu 𝗗𝗿 𝗔𝗯𝗱𝗶𝗿𝗮𝗵𝗺𝗮𝗻 𝗛𝗮𝘀𝗵𝗶 𝗗𝗵𝗶𝗶𝗳 uu sameyay qaliin dhanka Cunaha kuwaa oo ka mahadceliyay
shaqada wanagsan uu qabtay.

𝐎𝐆𝐄𝐘𝐒𝐈𝐈𝐒 𝐎𝐆𝐄𝐘𝐒𝐈𝐈𝐒 𝐐𝐈𝐈𝐌𝐎 𝐃𝐇𝐈𝐌𝐈𝐒:- 𝟏𝐝𝐚 𝐍𝐨𝐯𝐞𝐦𝐛𝐞𝐫 𝐢𝐥𝐚𝐚 𝟑𝟏 𝐃𝐞𝐜𝐞𝐦𝐛𝐞𝐫, waxa aan qiimo dhimis 50% ah ku samaynay • 𝐁𝐚𝐚𝐫𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧𝐚𝐝𝐚 ...
07/11/2022

𝐎𝐆𝐄𝐘𝐒𝐈𝐈𝐒 𝐎𝐆𝐄𝐘𝐒𝐈𝐈𝐒 𝐐𝐈𝐈𝐌𝐎 𝐃𝐇𝐈𝐌𝐈𝐒:-

𝟏𝐝𝐚 𝐍𝐨𝐯𝐞𝐦𝐛𝐞𝐫 𝐢𝐥𝐚𝐚 𝟑𝟏 𝐃𝐞𝐜𝐞𝐦𝐛𝐞𝐫, waxa aan qiimo dhimis 50% ah ku samaynay

• 𝐁𝐚𝐚𝐫𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐮𝐝𝐮𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐜𝐚 𝐂𝐮𝐧𝐚𝐡𝐚, 𝐃𝐡𝐚𝐠𝐚𝐡𝐚 & 𝐒𝐚𝐧𝐤𝐚.

• 𝐁𝐚𝐚𝐫𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐮𝐝𝐮𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐜𝐚 𝐌𝐚𝐪𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 & 𝐓𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚.

• 𝐁𝐚𝐚𝐫𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐮𝐝𝐮𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐜𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐮𝐮𝐫𝐭𝐚.

• 𝐁𝐚𝐚𝐫𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐮𝐝𝐮𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝

𝐍𝐁: 𝐒𝐢𝐝𝐨𝐨𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐤𝐮 𝐣𝐢𝐫𝐨 𝐂𝐨𝐦𝐩𝐮𝐭𝐞𝐫𝐤𝐚 𝐮𝐮𝐫 𝐤𝐮 𝐣𝐢𝐫𝐭𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐜𝐚𝐛𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐪𝐚𝐥 𝐲𝐚𝐫𝐢𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐚𝐲𝐚𝐠𝐚𝐧𝐞 𝐪𝐢𝐢𝐦𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐦𝐢𝐬 𝟓𝟎% 𝐚𝐡 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐲𝐚𝐲.

Nagu soo booqo Xarunta Isgoysaka Cali kamiin gar ahan dhanka xafada Xamar Bile Degmada Warta Nabada, Muqdisho, Soomaaliya.
Nagala soo xiriir; +252 615387079 /+252 615546044/ +252618839089

Message Bogsiimo Dental & Polyclinic on WhatsApp. https://wa.me/message/4Y3SLHBJ5HRFN1
+252615546044

𝗞𝘂𝘀𝗼𝗼 𝗗𝗵𝗮𝘄𝗮𝗮𝗱𝗮 𝗕𝗼𝗴𝘀𝗶𝗶𝗺𝗼 𝗗𝗲𝗻𝘁𝗮𝗹 & 𝗣𝗼𝗹𝘆𝗰𝗹𝗶𝗻𝗶𝗰

03/11/2022

Abdirahman Shariif oo bogaadiyay wax qabadka Bogsiimo soon dhaweyay

01/11/2022

waxaa nagu soo laabtay Hooyo somaliyeed taa oo ka mahad naqeeydo shaqadii wanaagsaned ee aay ka heshay Bogsiimo.

31/10/2022

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗺𝗮𝗿𝗸𝗲 𝗛𝗮𝘀𝘀𝗮𝗻 𝗘𝗴𝗮𝗹 waa wiil ku dhashay England wuxuu shegay 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗺𝗮𝗿𝗸𝗲 sida uu soomaliya kamaleynayay iyo waxa uu kala kulmay dhanka cafimaadka wexey noqdeen kaaf iyo kala dheeri 𝗕𝗼𝗴𝘀𝗶𝗶𝗺𝗼 𝗗𝗲𝗻𝘁𝗮𝗹 & 𝗣𝗼𝗹𝘆𝗰𝗹𝗶𝗻𝗶𝗰 ayuu yimid asago ka cabanayo Xasaasiyada maqaarka & Tima daadasho muda isbuuc gudihiis ayuu kaga bogsooday Alxm.

30/10/2022

𝐅𝐚𝐝𝐮𝐦𝐨 𝐀𝐡𝐦𝐞𝐝 𝐆𝐚𝐫𝐲𝐚𝐫𝐞 waa hooyo wiil yar aay dhashay oo lagu dabiibay 𝐁𝐨𝐠𝐬𝐢𝐢𝐦𝐨 𝐃𝐞𝐧𝐭𝐚 & 𝐏𝐨𝐥𝐲𝐜𝐥𝐢𝐧𝐢𝐜 ayaa kamahadcelisay.

29/10/2022

𝘼𝙞𝙨𝙝𝙖 𝘼𝙗𝙙𝙞𝙦𝙖𝙣𝙞 𝙄𝙨𝙨𝙚 oo kamid aheyd bukanadii isbucii h**e ayaa manta mar labad inasoo boqotay taa oo shegtay in aay dawadii ku bogsootay taa oo ka cabaney finan iyo Xasaasiyada maqaarka.

28/10/2022

Wali waxaa iska soo daba dhacayo hambalyada, Bogaadinta & Baahida loo qabay 𝐁𝐨𝐠𝐬𝐢𝐢𝐦𝐨 𝐃𝐞𝐧𝐭𝐚𝐥 & 𝐏𝐨𝐥𝐲𝐜𝐥𝐢𝐧𝐢𝐜
𝐅𝐚𝐝𝐮𝐦𝐨 𝐈𝐛𝐫𝐚𝐡𝐢𝐦 𝐍𝐚𝐠𝐞𝐲𝐞 oo kamida Bulshada ku dhaqan Degmada warta nabada gaar ahaan Xafada Xamar bile ayaa soo dhaweysay Bogsiimo.

27/10/2022

𝐍𝐚𝐛𝐚𝐝𝐨𝐨𝐧 𝐇𝐮𝐬𝐬𝐞𝐢𝐧 𝐀𝐡𝐦𝐞𝐝 𝐁𝐚𝐜𝐚𝐝𝐥𝐞 ayaa soo dhaweyay 𝗕𝗼𝗴𝘀𝗶𝗶𝗺𝗼 𝗗𝗲𝗻𝘁𝗮𝗹 & 𝗣𝗼𝗹𝘆𝗰𝗹𝗶𝗻𝗶𝗰 oo laga furay magalada Muqdisho gaar ahaan Degmada warta nabada, Xafada Xamar Bile.

26/10/2022

Waa qeyb kamida jawaab celinta bulshada ku dhaqan Dagmada warta nabada gaar ahaan xafadda Xamar bile oo aad usoo dhaweyay xarunta Bogsiimo Dental & Polyclinic, Sheegayne in aay baahiweyn u qabeen, waqtigii dheera ee magalka uga bixi jiray iyo mashquulkii in aay ka reysteen.

24/10/2022

Kusoo dhawaada Bogsiimo Dental & Polyclinic

% dawada sheybarka
• Computerka dhagaha
• Camerada dhuunta sanka dhagaha
• Computerka maqalka dhagaha iyo cabirka maqal yarida
• Computerka lagu ogado ilmaha biyaha dhagaha kaga jiran

● Sido kale xarunta dumarka uur ka leh wa lacag la an computer ka badqabka ilmaha lgu ogaado
● Sidoo kale dadka ka weyn da da 40ka sano cabirka maqalka dhagaha wa lacag la an

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bogsiimo Dental & Polyclinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share