BoostCare Online

BoostCare Online Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from BoostCare Online, Vitamins/Supplements, bakaro, Area Daawada, Mogadishu.

19/05/2025
20% DISCOUNT OO KU SAABSAN CAAFIMAADKAAGA!Waxaan kuu Sameenay qiimo dhimis 20% ah dhammaan supplements-ka tayada sare le...
19/05/2025

20% DISCOUNT OO KU SAABSAN CAAFIMAADKAAGA!

Waxaan kuu Sameenay qiimo dhimis 20% ah dhammaan supplements-ka tayada sare leh:
Magnesium, Vitamin D, Collagen, Shilajit, Omega-3, FEG Spray & in ka badan!

Ku daryeel naftaada adigoo keydsanaya!
Xilligu waa kooban – Dalbo hadda!

• L-Arginine 1000mg /500mg -from USA 🇺🇸
• Zinc -from USA 🇺🇸
• Magnesium Glycinate -From Uk 🇬🇧
• Collagen 500mh pk 🇵🇰
• Omega-3 fish oil -from Netherlands 🇳🇱
• Ultra Vitamin D -from Uk 🇬🇧
• Shilajit -from Russia 🇷🇺
• Biotin Plus from pk
• Biotin from Japan 🇯🇵

BoostCare Online
WhatsApp: +252 614 425 358
“Caafimaad qiimo leh!”

Xoojinta caafimaadkaaga waxay ku bilaaban kartaa hal tilaabo – BoostCare Online!Ka hel daawooyin tayo sare leh oo laga k...
07/05/2025

Xoojinta caafimaadkaaga waxay ku bilaaban kartaa hal tilaabo – BoostCare Online!

Ka hel daawooyin tayo sare leh oo laga keenay UK iyo dunida inteeda kale:
• Magnesium Glycinate – Nasasho maskaxeed & hurdo tayo leh.
• L-Arginine 500/1000mg – Kordhi tamarta & wareegga dhiigga.
• Omega-3 – Caafimaadka wadnaha & maskaxda.
• Zinc 50mg – Nidaamka difaaca jirka & kobaca timaha.
• Biotin – Quruxda timaha, maqaarka & cidiyaha.
• Collagen – Ka hortag duqowga maqaarka & xoojinta kala-goysyada.
• Vitamin D (UK) – Xoojinta lafaha & difaaca jirka.
• Shilajit – Tamarta dabiiciga ah & xoogga raganimada.
• FEG Hair Growth Spray – Kordhinta & buuxinta timaha.
• Varicocele Ointment – Dabiibka dhibaatooyinka Varicocele.

Dalbo hadda – BoostCare Online
WhatsApp: +252 614 425 358
“Caafimaadkaaga, Quruxdaada… Waa Awoodayada!”

👀 𝐌𝐚 𝐝𝐚𝐫𝐞𝐞𝐦𝐞𝐲𝐬𝐚𝐚 𝐝𝐚𝐚𝐥, 𝐡𝐮𝐫𝐝𝐨 𝐥𝐚’𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐦𝐚 𝐜𝐚𝐥𝐨𝐨𝐥 𝐱𝐚𝐧𝐮𝐮𝐧 𝐣𝐨𝐨𝐠𝐭𝐨 𝐚𝐡?🫀 Waa kuwan supplements-ka ugu fiican ee kor u qaada caa...
13/04/2025

👀 𝐌𝐚 𝐝𝐚𝐫𝐞𝐞𝐦𝐞𝐲𝐬𝐚𝐚 𝐝𝐚𝐚𝐥, 𝐡𝐮𝐫𝐝𝐨 𝐥𝐚’𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐦𝐚 𝐜𝐚𝐥𝐨𝐨𝐥 𝐱𝐚𝐧𝐮𝐮𝐧 𝐣𝐨𝐨𝐠𝐭𝐨 𝐚𝐡?
🫀 Waa kuwan supplements-ka ugu fiican ee kor u qaada caafimaadkaaga!
🚵🏼‍♂ 𝗗𝗮𝗹𝗯𝗼 𝗵𝗮𝗱𝗱𝗮 𝘀𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝘂 𝗵𝗲𝘀𝗵𝗼 𝗾𝗶𝗶𝗺𝗼 𝗱𝗵𝗶𝗺𝗶𝘀 𝗴𝗮𝗮𝗿 𝗮𝗵!
BoostCare Online – Boost your Health, Naturally
🤳🏻 wa.me//252614425358

12/04/2025

BoostCare Online – Boost your Health, Naturally

BoostCare Online Jumca MubaarakKu saliya Xabibkena ( ﷺ )
04/04/2025

BoostCare Online

Jumca Mubaarak

Ku saliya Xabibkena ( ﷺ )

Mark kale Fursad cusub waxan discount 10% ah ku sameenay dhamaan supplements kena Ka faaideysi wacan • L-Arginine 1000mg...
24/02/2025

Mark kale Fursad cusub waxan discount 10% ah ku sameenay dhamaan supplements kena
Ka faaideysi wacan

• L-Arginine 1000mg /500mg -from USA 🇺🇸
• Zinc -from USA 🇺🇸
• Magnesium Glycinate -From Uk 🇬🇧
• Collagen 500mh pk 🇵🇰
• Omega-3 fish oil -from Netherlands 🇳🇱
• Ultra Vitamin D -from Uk 🇬🇧
• Shilajit -from Russia 🇷🇺
• Biotin Plus from pk
• Biotin from Japan 🇯🇵

WhatsApp: wa.me//252614425358

20/02/2025
Maskax dagan iyo jir   leh
19/02/2025

Maskax dagan iyo jir leh

     Waxan idin sameenay 20% discount 24Saac Guduhood, Kuna hel Dhamaan Supplements kena- kuwa Jidha iyo mur qaha lagu d...
11/02/2025


Waxan idin sameenay 20% discount 24Saac Guduhood,
Kuna hel Dhamaan Supplements kena
- kuwa Jidha iyo mur qaha lagu dhiso
- Maskaxda Dajiyo oo qof ka Hurda Fiican siiya
- dhammaan Vitamins-ka uu jidhku u baahan yahay
Hadda dalbo oo hadda hel
wa.me//252614425358

05/02/2025

weclcome

Address

Bakaro, Area Daawada
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BoostCare Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share