Daryeelka Caafimadka Maskaxda

Daryeelka Caafimadka Maskaxda Aasasaha Naadiga daryeelka caafimaadka Somaliyed
waa Dr Mohamed Taher
waxa aan bulshada Uga Faaa ideyn doona waxyaabo badan

12/11/2023
12/10/2023
Maalinta caafimaadka dhimirka 10/oct,2023
10/10/2023

Maalinta caafimaadka dhimirka 10/oct,2023

10/10/2023

Menta health is a universal human right
Caafimaadka dhimirku waa xuquuq caalami ah oo eey tahay qofwalba inuu helo.

06/09/2023

Habeenku haidiin wacnaado

09/08/2022

Si aad u heshid farxad nafsiah ka farxi dadka. Waxaan idiin rajeenayaa farxad waarta.

Ramaadaan kariim meel walbood joogtaan
09/04/2022

Ramaadaan kariim meel walbood joogtaan

09/04/2022
Kulanka wadatashiga siyaasada qaran ee caafimaadka dhimirka.المؤتمر التشاوري الحكومي لتطوير الصحة النفسية.
30/01/2022

Kulanka wadatashiga siyaasada qaran ee caafimaadka dhimirka.
المؤتمر التشاوري الحكومي لتطوير الصحة النفسية.

27/07/2021

Subax waagsan mudane Marwo
Casharka Qeybti Labaad Halkiisi Ayuu Ka socda
Dawo wacan

25/07/2021

Mudane Marwo soo dhawaw
Sidii Aan Baahinay wiigi H**e Halkan waxa aad Kaaga Faa ideysan Doonta Baahi aad U weyn Oo Mid Cilmiyq Iyo mid aad Ku caafimadaba hadaba Si maalin Le Ah Ayaa taxane Idiin Noqo Doona Barnaaminku

Cidi Baahi muhima U qabtana inay si wacan Uga faaideysato wey isooo wici Karran ama U isoo wici karaa Macmiilku

25/07/2021

Mudane marwo subax wacan sidii aad Nooga Baraten Macaamisha sharafta Leh maanta Laga Bilaabo wan Soo gudbin doona adeeg Yadayadi
Insha allah maalmaha ciida ayaa Fasax ahayn

19/07/2021

Hambalyo hambalyo Dhamaan umada Islaamka Ah Meelkaste Oo Joogan munasibada Ciida Ciidul fadriga sanadkan Sanadkiisa Alle Subxaana wata,calaa caafimad ha inagu Gaadhsiiyo

19/07/2021

Hambalayda munaasibada ciida mardhaw ayaan idinla.so wadaagaya

Address

Mogadishu
25261

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daryeelka Caafimadka Maskaxda posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Daryeelka Caafimadka Maskaxda:

Share