Dr Luqman Abdikadir Mohamed

Dr Luqman Abdikadir Mohamed medical doctor Dr Luqman Jeylani

04/03/2025
04/03/2025
04/03/2025
02/12/2024
29/11/2024
28/11/2024
28/11/2024
24/11/2024
Sadax shay oo aan la soocelin karin.1-Hadal afkaada ka soo baxay .2-Leeb la gamay ( la tuuray).3-Waqti tagay .
08/02/2024

Sadax shay oo aan la soocelin karin.

1-Hadal afkaada ka soo baxay .
2-Leeb la gamay ( la tuuray).
3-Waqti tagay .

Somaliya sodonkii Sano ee la soo dhaafay waxay ku jirtay dowlad dhis,  walina ma yeelan dowlad sax ah oo Awood leh sida ...
28/01/2024

Somaliya sodonkii Sano ee la soo dhaafay waxay ku jirtay dowlad dhis, walina ma yeelan dowlad sax ah oo Awood leh sida dhinac milatari, dhan dhaqaale, iyo dhan siyaasadeedba .

Shacabka somaliyeed qayb ka mid ah iskuma calool fiyooba, qaarna wali waxaa Ka dhax aloosan dagaal sokeeye.

Hadaba in dowlad la dhiso waxaa ka muhiimsan in umada la dhiso. Umad bur burtay, umad qabyaalad dilootay, umad la isku dacareeyay, umad tabashooyin badan dhaxyaalan ninka Raba in uu dowlad u dhiso waa qof aan waxbo ka Baran sodonkii Sano ee u danbeeyay.

ودَّع رجلٌ صديقًا له فقال له: استعن على وحشة الغربة بقراءة الكتب؛ فإنَّها ألسنٌ ناطقة، وعيونٌ رامقة.
28/01/2024

ودَّع رجلٌ صديقًا له فقال له: استعن على وحشة الغربة بقراءة الكتب؛ فإنَّها ألسنٌ ناطقة، وعيونٌ رامقة.

Address

Mogadishu

Telephone

+252615318644

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Luqman Abdikadir Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Luqman Abdikadir Mohamed:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category