29/06/2024
Isbitaalka Caad oo dhawaan laga furay Degmadda Wadajir, gaar ahaan xaafadda Timadda Cadde ayaa kula diyaar ah adeeg Caafimaad oo tayo leh sida:
1. Qeybta gargaarka deg deg ah.
2. Umuliso heegan ah 24 saac.
3. Dhakhtarka Cudurradda Haweenka
5. Dhakhtarka Caruurta.
6. Dhakhtarka Cudurradda Guud.
7. Farmashi aad ka heleyso dawo tayo leh oo qiimo jaban iyo
8. Sheybaar casri ah
Intaas waxaa dheer in Isbitaalka oo ay yaalin computer iyo qalab casri ah oo kugu adeegayo qiimo ku raali galiya oo lagu jaangooyay baahida dadka deegaanka. Haddaba ku soo dhawaada Caad Hospitaal.
Ku soo dhawaada Hoyga tayadda iyo daryeelka Caafimaadka