Dr-Samatar

Dr-Samatar Dr Samatar

🌍  It's World Liver Day!  🌍Maalinta 𝗕𝗲𝗲𝗿𝗸𝗮 Addunka Beer caafimaad leh micnaheedu waa jir caafimaad leh.                 ...
19/04/2025

🌍 It's World Liver Day! 🌍
Maalinta 𝗕𝗲𝗲𝗿𝗸𝗮 Addunka
Beer caafimaad leh micnaheedu waa jir caafimaad leh. Ka taxaddar caafimaad qabka beerkaaga
Waxaan kuu heynaa daaweyn
iyo talo bixin caafimaad oo
la xiriirta taranka qoyska fadlan nagu soo booqo
𝗚𝗹𝗼𝗯𝗮𝗹 𝗙𝗲𝗿𝘁𝗶𝗹𝗶𝘁𝘆 𝗖𝗲𝗻𝘁𝗲𝗿 ( Hoyga farxadda lamaanaha )
oo ku taala dhabarka
dambe maqaaxida fatxi taleex
ama nagala so xiriir
𝟬𝟲𝟭𝟭𝟮𝟮𝟮𝟮𝟰𝟭
𝟬𝟲𝟭𝟭𝟮𝟮𝟮𝟮𝟰𝟮





Guurka haweenka badan oo sababa Taajirnimo.Sheekh Axmed Nuur Jimcaale, oo ah mulkiilaha shirkadda Hormuud iyo shakhsiga ...
03/04/2025

Guurka haweenka badan oo sababa Taajirnimo.

Sheekh Axmed Nuur Jimcaale, oo ah mulkiilaha shirkadda Hormuud iyo shakhsiga ugu taajirsan Soomaaliya, ayaa si cad u sheegay in guurka haween badan uu yahay mid ka mid ah siyaabaha lagu gaari karo taajirnimo, Hadalkiisu wuxuu xambaarsan yahay aragti ah in qoysku uu yahay saldhigga nolosha iyo horumarka qofka.

Marka raggu ay yeeshaan xaasas badan, waxay abuuri karaan nolol ay ku jirto is caawimaad, horumar dhaqaale, iyo ballaarinta fursadaha ganacsi.

Taariikhda waxaa ka buuxa dad h**e u guursaday haween badan, kuwaas oo xaasaskoodu ka caawiyeen in ay noqdaan dad guuleystay.

Sheekh Ahmed Nuur Jimcaalle.

Aragtidaada.

Afrika, insanların genç ve sağlıklı doğduğu, kaçtığı ancak yaşlandıklarında veya öldüklerinde geri döndüğü tek kıtadır
14/01/2025

Afrika, insanların genç ve sağlıklı doğduğu, kaçtığı ancak yaşlandıklarında veya öldüklerinde geri döndüğü tek kıtadır

Kaybedilen mutluluğu yeniden inşa etmek, yeni bir mutluluk inşa etmekten daha kolaydır.iyi geceler kardeşlerim
12/01/2025

Kaybedilen mutluluğu yeniden inşa etmek, yeni bir mutluluk inşa etmekten daha kolaydır.
iyi geceler kardeşlerim

In lagu Cimra qaato waaye, Ogow.Wax dhulkan saarnaanaya ma jiro weligiis; "Shimbirku markuu nool yahay, wuxuu cunaa Qura...
11/01/2025

In lagu Cimra qaato waaye, Ogow.

Wax dhulkan saarnaanaya ma jiro weligiis; "Shimbirku markuu nool yahay, wuxuu cunaa Quraanjada." Shimbirku markuu dhinto, Qudhaanjadu waxay cuntaa shimbirta. Waqtiga iyo duruufuhu way is beddeli karaan wakhti kasta. Weligaa qofna ha dulmin ama ha Ka dhaawicin noloshiisa. Waxaa laga yaabaa inaad maanta xoog leedahay laakiin xusuusnow in waqtigu kaa xoog badan yahay! Hal geed waxa uu sameeyaa hal milyan oo kabriid,Miro, ah, hal qorina waxa uu gubi karaa hal milyan oo geed, So do not let one negative thing affect the millions of positive things in your life...
So be good and do good…

Qofba maalintii!!

Dr. HASSAN MOHAMMED ABDI (Dr.Samatar)Aya ugu hambalyey sanadka cusub umada soomaaliyed Waxaan munaasabadda Sanadka cusub...
01/01/2025

Dr. HASSAN MOHAMMED ABDI (Dr.Samatar)
Aya ugu hambalyey sanadka cusub umada soomaaliyed

Waxaan munaasabadda Sanadka cusub ee 2025 darteed halkan hambalyo iyo duco uga dirayaa dhamaan Umadda Soomaaliyeed meel welbo ay dunida ka jooan, waxaana ALLAH ka baryeynaa in Sanadkan ilaahey nooga dhigo mid nabad iyo barwaaqo ah

Tüm Somali halkımız, dünyanın dört bir yanındakiler Tebrikler. Mutlu Yıllar - 2025

Coming soon Wasiir Idirss Abdi Taktar
30/12/2024

Coming soon Wasiir Idirss Abdi Taktar

 , Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Caafimaadka DKGS mudane Dr. Sa'id Ahmed Ali.Mudane wasiir Ku soo dhawoow Wasaaradda Caaf...
30/12/2024

, Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Caafimaadka DKGS mudane Dr. Sa'id Ahmed Ali.

Mudane wasiir Ku soo dhawoow Wasaaradda Caafimaadka DKGS.

Waxaan 𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐲𝐨 iyo 𝐁𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐧 la wadaagaa dhammaan ardada jaamacadda Baidoa International University  gaar ahaan hogaanka ...
28/12/2024

Waxaan 𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐲𝐨 iyo 𝐁𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐧 la wadaagaa dhammaan ardada jaamacadda Baidoa International University gaar ahaan hogaanka ay u doorteen Midowga Ardada Jaamacadda BIU .

Waxaana 𝐑𝐚𝐛𝐛𝐢 uga baryaa in u fudadeeyo howsha loo doortay.

Doctor Qaliimad guud and Qaliimda Casriga ah laparoscopic surgery. Dr.Hassan Mohammed Abdi (Dr. Samatar)Kuso boqo  Shaaf...
24/12/2024

Doctor Qaliimad guud and Qaliimda Casriga ah laparoscopic surgery.
Dr.Hassan Mohammed Abdi (Dr. Samatar)
Kuso boqo
Shaafi International Hospital Baidoa

24/12/2024
The best Doctor Obstatric and GynaecologKuna so boqo Shaafi International Hospital Baidoa somalia  Tell phone 61 1430077...
22/12/2024

The best Doctor Obstatric and Gynaecolog
Kuna so boqo Shaafi International Hospital Baidoa somalia
Tell phone 61 1430077 62 1430077

Address

616857070
Mogadishu
12345678

Telephone

+252616857070

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr-Samatar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category