Sahan Men's Hospital

Sahan Men's Hospital Sahan Menโ€™s hospital delivers timely and compassionate healthcare services to our patient

03/05/2026

Mid ka mid ah caqabadaha ugu culus ee ay la kulmi karaan lammaanuhu inta ay wada noolyihiin, waxaa inoo sharxi doonto Dr. Ayan Hussein.

๐‰๐”๐Œ๐‚๐Ž ๐Œ๐”๐๐€๐€๐‘๐€๐Š
30/04/2026

๐‰๐”๐Œ๐‚๐Ž ๐Œ๐”๐๐€๐€๐‘๐€๐Š

29/04/2026

Maxaa keeni karo hami-yarida gogasha dumarka?

Weli baaritaanno ma ku sameysay hormoonadaada Hubi caafimaadkaaga si aad u ogaato heerka hormoonada jirkaaga.
29/04/2026

Weli baaritaanno ma ku sameysay hormoonadaada Hubi caafimaadkaaga si aad u ogaato heerka hormoonada jirkaaga.

Ma ogtahay in  -ku uu ka qeyb qaato awoodda raganimada, la kulan dhaqtarka taranka ragga,     oo bixinaya daryeel iyo ta...
27/04/2026

Ma ogtahay in -ku uu ka qeyb qaato awoodda raganimada, la kulan dhaqtarka taranka ragga, oo bixinaya daryeel iyo talo caafimaad oo khibrad leh.

26/04/2026

Haddii aad ka weyn tahay daโ€™da 40-ka sano, isla markaana aad dareento in shahwadaadu yaraatay ama awooddaada ragannimo ay hoos u dhacday, ha u qaadan arrin ku xiran daโ€™da oo keliya.

Xarunteena isbitaalka    's   waxaa heegan kugu ah       waxa uu kuu qaban doonaa dhamman adeegyada oo dhamaystiran, nag...
25/04/2026

Xarunteena isbitaalka 's waxaa heegan kugu ah waxa uu kuu qaban doonaa dhamman adeegyada oo dhamaystiran, nagu soo booqo xarunteena.

La tasho dhakhtar haddii aad dareento xanuun ama dhibaato caafimaad oo ku dhibaysa, Caafimaadkaaga ha dib u dhigin, dary...
22/04/2026

La tasho dhakhtar haddii aad dareento xanuun ama dhibaato caafimaad oo ku dhibaysa, Caafimaadkaaga ha dib u dhigin, daryeel degdeg ah ayaa kaaga muhiimsan.

Qiso guuleysatay oo Alle ku fududeeyay rajo iyo caafimaad kadib dhibaato dhalmo laโ€™aan ah, Dadaalka dhakhtarka iyo sabir...
19/04/2026

Qiso guuleysatay oo Alle ku fududeeyay rajo iyo caafimaad kadib dhibaato dhalmo laโ€™aan ah, Dadaalka dhakhtarka iyo sabirka lammaanaha ayaa ugu dambayn keenay farxad iyo uur la sugayay.

La tasho dhakhtarkaaga si kalsooni leh, hana ka xishoon inaad ka hadasho xaalad kasta oo aad dareemayso, nagu soo booqo ...
18/04/2026

La tasho dhakhtarkaaga si kalsooni leh, hana ka xishoon inaad ka hadasho xaalad kasta oo aad dareemayso, nagu soo booqo .

18/04/2026

๐—๐š๐š๐ฌ๐ค๐š๐š๐ ๐ฎ ๐ฆ๐š ๐๐š๐ซ๐ž๐ž๐ง๐ญ๐š ๐ฑ๐š๐ง๐ฎ๐ฎ๐ง ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ข๐ ๐š ๐ฃ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐œ๐š?

Address

Zoobe
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahan Men's Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category