Dr.Siraaji

Dr.Siraaji Bulshada inta ka xanuusaneeso indhaha waxaan ku qaabilaa si bilaash ah maalmaha shaqada, Sabti ilaa Khamiis. 8:00am ilaa 4:00pm.

AL-Nasri polyclinic ama igala so xirir Dr.siraaji@gmail.com
+252617077873

18/08/2024

Bulshada inta ka xanuusaneeso indhaha ama la dhiban cudurada indhaha waxaan ku qaabilaa si bilaash ah dhamaan maalmaha shaqada, Sabti ilaa Khamiis, waqtiga 8:00am ilaa 4:00pm, waxa xarun i ah AL-Nasri polyclinic, shanta geed howl wadaag Muqdisho.
Fahfahin 0617077873 ama 627077873.

Mpox virus waa Cudur ku dhici karo qof kasto waxaa lagu kala qadaa Taabashada.Calaamadaha cudurkaan waxa ka mid ah, Qand...
17/08/2024

Mpox virus waa Cudur ku dhici karo qof kasto waxaa lagu kala qadaa Taabashada.

Calaamadaha cudurkaan waxa ka mid ah, Qandho, Nabro jirka oo dhan ah, madax xanuun iyo qanjirada oo ku bararo.

Cudurkaan wuxu si xowli ah ugu faafi hayaaa wadamada Bartamaha Africa sido kale waxaa laso wariyay in lagu arkay qaar ka mid ah wadamada Bariga Africa sida Uganda iyo Kenya.

Fadlan hadii aad isku aragto calamahadaha Virus ka Mpox sida ugu dhaqsiyaha badan u tag goobaha caafimadka, kana fogow xubnaha qoyskada si adan cudurka u faafin.

Dr.Siraaji

Ha isku gashan Okiyaale Garaado ah oo qof kale le yahay, adi laguguma talo galin wuxu dhibateen karaa Aragaada.Dr.Siraaj...
30/06/2024

Ha isku gashan Okiyaale Garaado ah oo qof kale le yahay, adi laguguma talo galin wuxu dhibateen karaa Aragaada.

Dr.Siraaji

Hadii aad dareento in aragada soo gaabanaa, oo fogaantii h**e wax ugu arki jirtay adan ka arki karin. Fadlan sida ugu dh...
28/06/2024

Hadii aad dareento in aragada soo gaabanaa, oo fogaantii h**e wax ugu arki jirtay adan ka arki karin. Fadlan sida ugu dhaqsiyaha badan u imow dhaqtarka indhaha iskana so cabir heerka aragada joogo.
Dr.Siraaji

27/06/2024

Indhahaada waa quruxda jirkaada, hadi indhahadu caafimad qabaan jirkadu wu qurux badan yahay.

Hambalyo 27 JUNE.
Dr.Siraaji

26/06/2024

Hambalyo 26 June.
Nagula damashaad isbuuca xuriyada indho caafimaad qabo.

Dr.Siraaji

09/06/2024

Indhihiisa daryelaa, Naftiisa daryeelo.
Ku xernow dhaqtarka indhaha Dr.Siraaji

Malmaha Sabti iyo Khamiis la kulanka dhaqtarka waa FREE.

30/05/2024

Cabdiwaasic zakariye hooyadi ayaa ii kentay 3 beri ka hor, indhaha ayuu aad kaga xanuusanayay, daawoyin ayaan u qoray, kadib maanta ayuu Follow up igu so noqday isbadal fiican ayaa ka muuqday Allaa ku mahadsan.
Nagu so booqo Al-Nasri Polyclinic oo la kulan dhaqtarka indhaha si bilaash ah FREE.
Dr.Siraaji

28/05/2024

Ma la socotaa in aad heesato fursad mudo 30 maalin ah ilaa 30.06.2024 oo aan si Free lacag la'an ah kugu shaqeen doono.
Nagu so booqo xarunteena AL-NASRI POLYCLINIC Shanta Geed, Howl wadaag.

wixi fahfaahin ah nagala soo xirir 0617077873 ama 0627077873.

HUBI CAAFIMAADKA INDHAHAADA...!

Dr.Siraaji

Bulshada inta ka xanuusaneeso indhaha waxaan ku qaabilaa si bilaash ah maalmaha shaqada, Sabti ilaa Khamiis. 8:00am ilaa 4:00pm.
AL-Nasri polyclinic ama igala so xirir Dr.siraaji@gmail.com
+252617077873

Coming Soon........Ka faaideyso, bulshada walaalahana gaarsii.Dr.Siraaji
23/05/2024

Coming Soon........
Ka faaideyso, bulshada walaalahana gaarsii.
Dr.Siraaji

Timirta iyo Caafimadka indhaha..!Soon ka guud ahaan wuxu caafimaad u yahay jirka bini adamka, xiliga soonka jirkeenu dib...
28/03/2024

Timirta iyo Caafimadka indhaha..!
Soon ka guud ahaan wuxu caafimaad u yahay jirka bini adamka, xiliga soonka jirkeenu dib ayuu isku dayac tiraa unugyo cusub ayaa uso dhasho.

Timirta wexe ka mid tahay cunoyinka lagu afuro waliba waxan dhihi karaa waa mida 1aad ee lagu bilaabo afurka.

Hadaba Timirtu faa'ido ma u leedahay indhaha?

Haa, Timirta waxa ku jiro madooyin badan oo u fican caafimadka indhaha, madoyinkaas waxa ugu h**eeyo Vitamin A oo isha ka saacido in arageedu sareeyo gaar ahaan xiliyada mugdiga ama habeenkii, sido kale Vitamin A wuxu ka qeeb qadataa guud ahaan caafimadka indhaha,
Sido kale madoyinka muhiimka ah ee Timirta laga helo waxa ka mid Potassium oo qeyb lexaad leh ka qaadato isku dheeli tirka biyaha jirka ku jiro, wexe ka qeb qadataa isku dheeli tirta biyaha indhaha ku jiro taas oo ka hortagi karto cudurka biyaha indhaha ku furmo ee lo yaqaano Glaucoma. Timirta waxa kalo laga helaa Iron, Antioxidant iyo fiber iyo kuwo kale oo dhamaan u feecan caafimaadka Indhahada.

dadka qabo cudurka macaanka ama sokorowga waxaa haboon in aysan iska badin cunista Timirta, waxaa suuro gal ah in ay aad u kiciso sokortada.

Hadi aadan qabin cudurka macaanka waxaa haboon xiliga afurka in aad cunto timir ku filan jirkada.

Dr.Siraaji

Apple Vision Pro iyo Caafimadka Indhaha.Technology ga waa mid maalinba maalinta ka danbeyso sii hormaraa, marka laga fii...
07/02/2024

Apple Vision Pro iyo Caafimadka Indhaha.

Technology ga waa mid maalinba maalinta ka danbeyso sii hormaraa, marka laga fiiriyo dhanka kale wexe watan qatar caafimaad.

Guud ahaan iftiinka shaashadaha wexe qatar joogto ah ku hayaan caafimadka indhahada.

Apple Vision pro waa aalad cusub oo wajiga lagu rakibaa taas oo ku qabaneeso dhaman wixi aad mobile, Tv iyo Computer kugu bahneed, waana horumar cusub oo uu aadanuhu ku talaabsaday.

lakin waa qatar cusub oo so wajahday bad qabka Indhahaada, Aaladan wexe dhibaato u geysan kartaa aragaada, wexe kugu sababi kartaa indho xanun, indho qaleyl, xasaasiyad iyo xaalado kale.

Waxaa fiican in wixii indhahada dhibateynaa aad ka fogaato, hadi lagama marman noqoto isticmalka Apple vision pro iyo Aaladaha la midka ah Fadlan la tasho Dhaqtarkada ka hor inta aadan isticmaalin.

Dr.Siraaji

Ma og tahay in subax kasto khamiisa ilaa 12:00pm Lanbarka dhaqtarka Free kaga dhignay si inta malmaha kale awoodin uga f...
07/12/2023

Ma og tahay in subax kasto khamiisa ilaa 12:00pm Lanbarka dhaqtarka Free kaga dhignay si inta malmaha kale awoodin uga faa'idestan.

The Eyes tell more than Words could ever say !Indhuhu waxa ay sheegaan in ka badan Ereyada inta ay waligood sheegi karaa...
26/11/2023

The Eyes tell more than Words could ever say !

Indhuhu waxa ay sheegaan in ka badan Ereyada inta ay waligood sheegi karaan.!

Daawada wexe daweysaa CudurkaBalse dhaqtarku wuxu daweyaa bukaanka. Waxan u dhashay inaa ill badbaadiyo.
05/10/2023

Daawada wexe daweysaa Cudurka
Balse dhaqtarku wuxu daweyaa bukaanka.

Waxan u dhashay inaa ill badbaadiyo.

04/10/2023

Wajiga 1aad ee qaliinka indho fiiqa lacag la'anta ah dadkii la fiiqay dhamantood qaliinkoda mid gulestay ayu ahaa Alla ku mahad leh, Wali fursada wey furan tahay Cidii daneneso wee ka faideysan kartaa.

Caafimadkada dhowr oo indhahada tixgali.!

Maanta wexe inoo Aheed maalin kaloo shaqo, waxa si habsami leh ugu socdo  Qaliin indho fiiq lacag la'aan ah, hadii aad j...
02/10/2023

Maanta wexe inoo Aheed maalin kaloo shaqo, waxa si habsami leh ugu socdo Qaliin indho fiiq lacag la'aan ah, hadii aad jeclaan laheed inaad ka faideysato fursadaas inoogu kaalay Isbitalka.

Allaha u naxariisto Dr.Zakaria.Dr.zakaria wuxu ahaa inta aan ka aqaano nin wanaagsan oo dad jecel fururan so dhaweyn fii...
10/09/2023

Allaha u naxariisto Dr.Zakaria.

Dr.zakaria wuxu ahaa inta aan ka aqaano nin wanaagsan oo dad jecel fururan so dhaweyn fiican.
Waxaan xasuusta sidi wanaagsaneed oo wadajirka aheed oo ay dhaqatiir uu hormuudkoda ku jiray nogu so dhaweyeen Galkacyo December 2022.

Waa ayaan daro aad u weyn in 2023 dhaqtar loo dilo Aano qabiil, Dilka Dr.zakaria waa dulmi iyo gar daro lagula kacay dhamaan dhaqatiirta Soomaaliyeed.

Waxan ugu baqaa maamulka Puntland iyo Qabiilka gacan ku dhiiglaha dilka geysay uu kaso jeedo in ay cadaalada horkenaan Ninkii dilay Dr.zakaria, si dag dag ahna loogu Qisaaso.

Soomaaliyey hadii aad iska leysan dadka Wax tarka idiin leh (Dhaqarka, Macalinka, Injinerka, shiikha, Nabadoonka,... iwm) side rabtaan in aad asagiin ugu daba tagtaan oo ula tartantan.

Address

Howlwadaag, Shanta Geed
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 16:00
Tuesday 07:00 - 16:00
Wednesday 07:00 - 16:00
Thursday 07:00 - 16:00
Saturday 07:00 - 16:00
Sunday 07:00 - 16:00

Telephone

+252617077873

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Siraaji posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr.Siraaji:

Share