20/04/2026
Macrodactyly of the foot (faraha oo waynaada) waa cudur lagu dhasho, waxaa waynaado hilibkq (soft tissue) iyo lafta (bone). Waxaa loo sameeyaa Qalliin (Debulking).
Hoos ka eeg bukaan xaaladaas qabo oo aan usameenay Qalliina
Royal Hospital - Somalia