Atlas Pharmacy & Clinic

Atlas Pharmacy & Clinic Medical Services:
1. Physician Doctor
2.Laboratory
3. Pharmacy

Ciid wanaagsan dhamaan bulsha weynta soomaaliyeed
09/04/2024

Ciid wanaagsan dhamaan bulsha weynta soomaaliyeed

Dhiig kar haddii aad qabto talooyinkaan waa kuwa ku anfacaya
06/04/2024

Dhiig kar haddii aad qabto talooyinkaan waa kuwa ku anfacaya

Adeeg sheybaar oo dhameystiran ugu imaw xarumaheena Nagala soo xariir:+ 252 770904423 | 22
03/04/2024

Adeeg sheybaar oo dhameystiran ugu imaw xarumaheena

Nagala soo xariir:
+ 252 770904423 | 22

Nuxurka xadiiska waa: "Qofkii istaago oo qiyaamu leylka habeenkii u istaago asaga oo rumeysan Allaah iyo Rasuulkiisa xis...
31/03/2024

Nuxurka xadiiska waa: "Qofkii istaago oo qiyaamu leylka habeenkii u istaago asaga oo rumeysan Allaah iyo Rasuulkiisa xisaabsanayo abaalmarin waxaa la dhaafaa gafkiisii h**e".

Nolol Dagan oo caafimad leh ayaad heleysaa ๐€๐Ÿ๐š๐ซ๐ญ๐š๐š๐ง ๐ญ๐š๐ฅ๐š๐š๐›๐จ hadaad qaado:1. Ka fikir cuntadaada iska ilaali mac macaanka...
30/03/2024

Nolol Dagan oo caafimad leh ayaad heleysaa ๐€๐Ÿ๐š๐ซ๐ญ๐š๐š๐ง ๐ญ๐š๐ฅ๐š๐š๐›๐จ hadaad qaado:

1. Ka fikir cuntadaada iska ilaali mac macaanka badan iyo dufanka qudradana badso.
2. Dhafarka habeenkii wuxuu daciifiyaa waxtarkaaga maalinka xiga salaadana wuu ku seejiyaa.
3. Marwalba aad sii ogtahay howlaha kuu yaala iyo sidey ukala mudanyihiin waxa badanaya waxtarkaga.
4. Haddii aad dayacdo cibaadada Alle waxyaaba badan kuuma hagaagi doonaan noloshaadana cariiri baad galeysaa.

Jumca mubarak
29/03/2024

Jumca mubarak

Adeeg pharmacy oo tayadiisu sareyso ayaa kugu diyaar ah xarumaha Atlas pharmacy & Atlas Pharmacy & ClinicNagu soo booqo:...
27/03/2024

Adeeg pharmacy oo tayadiisu sareyso ayaa kugu diyaar ah xarumaha Atlas pharmacy & Atlas Pharmacy & Clinic

Nagu soo booqo:
Buula-xuubey, Front somali air-line
+252 770904423 | 22

2 Arin oo aad oga hortagi karto madax xanuunka xiliga Ramadanka๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡Xarunta Caafimaadka ee Atlas Pharmacy & Clinic Waxa ku...
24/03/2024

2 Arin oo aad oga hortagi karto madax xanuunka xiliga Ramadanka
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

Xarunta Caafimaadka ee Atlas Pharmacy & Clinic Waxa kugu diyaar ah ๐ƒ๐ซ. ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐ ๐๐ฎ๐ซ ๐€๐›๐๐ข

Naga soo wac +252 770904423 | 22

Qaar kamid ah dhibaatooyinka laga dhaxlo biyaha wasaqeysan
23/03/2024

Qaar kamid ah dhibaatooyinka laga dhaxlo biyaha wasaqeysan

๐“๐ข๐ฆ๐ข๐ซ๐ญ๐š waxey ka qeyb qaadataa kobaca caafimaadkaaga waxaa ku jira vitamins ay kamid yihiin ๐๐จ๐ญ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฆ ๐ข๐ฒ๐จ ๐…๐ข๐›๐ž๐ซKu Bila...
20/03/2024

๐“๐ข๐ฆ๐ข๐ซ๐ญ๐š waxey ka qeyb qaadataa kobaca caafimaadkaaga waxaa ku jira vitamins ay kamid yihiin ๐๐จ๐ญ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฆ ๐ข๐ฒ๐จ ๐…๐ข๐›๐ž๐ซ

Ku Bilaw Anfurkaaga

Wali ma isku aragtay calaamadahaan hoos ๐Ÿ‘‡ ku xusan haddii ay ๐‡๐š๐š ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒTalo caafimaad ka weydii ๐ƒ๐ซ. ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐ adigoo naga oo ...
17/03/2024

Wali ma isku aragtay calaamadahaan hoos ๐Ÿ‘‡ ku xusan haddii ay ๐‡๐š๐š ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒTalo caafimaad ka weydii ๐ƒ๐ซ. ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐ adigoo naga oo wacaya +252 770904423 | 22

Nagu soo Booqo xarunteena ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
Buula-xuubeey Front somali-airline

๐…๐€๐€'๐ˆ๐ˆ๐ƒ๐Ž๐Ž๐˜๐ˆ๐๐Š๐€ ๐‚๐€๐€๐…๐ˆ๐Œ๐€๐€๐ƒ ๐Ÿง‘โ€โš•๏ธ ๐„๐„ ๐๐ˆ๐’๐‡๐€ ๐‘๐€๐Œ๐€๐ƒ๐€๐ Waxaa hubaal ah in soonka uu caafimaad u yahay dhamaan Jir ahaan iyo mask...
16/03/2024

๐…๐€๐€'๐ˆ๐ˆ๐ƒ๐Ž๐Ž๐˜๐ˆ๐๐Š๐€ ๐‚๐€๐€๐…๐ˆ๐Œ๐€๐€๐ƒ ๐Ÿง‘โ€โš•๏ธ ๐„๐„ ๐๐ˆ๐’๐‡๐€ ๐‘๐€๐Œ๐€๐ƒ๐€๐

Waxaa hubaal ah in soonka uu caafimaad u yahay dhamaan Jir ahaan iyo maskaxiyanba kuwaani waa qaar kamid ah faa'iidooyinka uu soonka inoo leeyahay:

1. Yarenta Cholestrolka nuuca LDL
2. Nasiino helida Hab dhiska Dheefshiidka.
3. Cafimaadka maskaxda iyo Niyadda
4. Yarenta cadaadiska dhiiga BP
5. Yarenta xadiga sokorta dhiiga

Nagu soo booqo xarunteena ama naga soo wac +252 770904423 | 22

Address

Wadajir, District, Ceel Qalaw
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 06:30 - 23:00
Tuesday 06:30 - 23:00
Wednesday 06:30 - 23:00
Thursday 06:30 - 23:00
Friday 01:00 - 23:00
Saturday 06:30 - 23:00
Sunday 06:30 - 23:00

Telephone

+252616131434

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Atlas Pharmacy & Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Atlas Pharmacy & Clinic:

Share