Dr fatax herbal

Dr fatax herbal Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr fatax herbal, Medical and health, Mogadishu.

Asc wan idin salaamay asxaabta sidaa uga jeedaan sawirka waa wax lag cabsanaaxo waa umulisabyaanta ku jirta haweenka maa...
17/12/2022

Asc wan idin salaamay asxaabta sidaa uga jeedaan sawirka waa wax lag cabsanaaxo waa umulisabyaanta ku jirta haweenka maama ayeey kasoo baxday waxaan a lasiiya daawo daawadaas ayaa usabab ahayd inay kasoo Barxo umulisabyaanta waana production tiens waa ilaah mahadiisa
http://wa.me/+252613176904

Ma tahay ruux ka cabanaayo ugxaan yari (OVARIAN FAILURE)  oo ma laguu dhahay ugxaanta kugu yar hadaba waxaan kuu haynaa ...
10/12/2022

Ma tahay ruux ka cabanaayo ugxaan yari (OVARIAN FAILURE) oo ma laguu dhahay ugxaanta kugu yar hadaba waxaan kuu haynaa daawo ugxaan kuu kordhineyso
Fadlan nagala soo xiriir WhtsApp WA.me/+252613176904

10/12/2022
10/12/2022
Gaasku waa caabuq ku yimaada dahaarka (xuubka) caloosha ama mindhicir yaraha kaa oo ka difaaca in dhecaamada dheefshiidk...
10/12/2022

Gaasku waa caabuq ku yimaada dahaarka (xuubka) caloosha ama mindhicir yaraha kaa oo ka difaaca in dhecaamada dheefshiidku waxyeeleeyaan.

Gaaska waxaa sababa waxyaabo farabadan kuwaa oo ay haboontahay in aad wax ka ogaato.
Waxayabaha sababa waxaa loo kala qeybiyaa

1-kuwo waqti yar gaaska sababa iyo
2- kuwo waqti dheer ay ku qaadato waxyeleynta dahaarka

1-kuwo waqti yar gaaska sababa waxaa kamid ah

1- Alcoloda
2- dawoyinka xanuun babiyaha (NSAID) sida (asprin) (diclofenac) (ipoprofen) iyo dawoyinka naqaska lo isticmalo.

2-kuwo waqti dheer ay ku qaadato sababida gaaska.

1-bacteriyada loo yaqaano H.pylori bacteriyadan waxaa lagu kala qaada hindisada, cuntada aan nadafada lahayn, biyaha aan nadiifka ahayn, iyo cuntada aan la karkarin

Waxa ay waxyeeleysaa caloosha iyo mindhicirka yar lakiin waxa ay bacteriyada kale kaga duwantahay waxa ay ku noolaan kartaa ash*tada (acid) caloosha waxa ayna samaysataa dahaar ay ku noolaato soona daysa sun (ammonia) jirka u daran kadibta dhaawac sababta

2-streska
3-cuntada basbaaska leh
4-cuntada dufanku ku badanyahay

Calaamadaha gaaska

Gubasho ama kuleel qeybta sare ee jirka
Lalabo ama matag
Xanuun boga ah
Daaco badan
Mararka qaar dhiig qofku matago
Apetite la,aan
saxarada oo madow noqota
neefta oo adkaata

dhibaatooyinka uu kaasku qofka u keeno

1- Dhiig la,aan
2- Cancer
3- Nafaqa daro
4- eerno

Gaaska waa ladaweyn karaa lkn waxaa muhiim ah in qofku aqoon u yeesha waxa ku keena iyo sida ugu haboon ee looga hortagi karo waxa loo adeegsadaa baritaano badan si loo ogaado heerka uu gaarsiisanyahay ama nooca

Si aad u hesho dawo herbal oo ka suulineysa gabi ahaanba dhibatoyinka
O taya sare leh wxd nagala so xariri karta numberπŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ https://api.whatsapp.com/send/?phone=%2B252613176904&text&type=phone_number&app_absent=0

Ma tahay qof qaba xanuuunka quunka (sore throat)dadka qaar ayaa iska qala quumanka hadaba waxaan kuu haynaa daawa kaa ba...
10/12/2022

Ma tahay qof qaba xanuuunka quunka (sore throat)dadka qaar ayaa iska qala quumanka hadaba waxaan kuu haynaa daawa kaa baabi'neysa xanuunka
Fadlan nagala soo xiriir WhatsApp

http://wa.me/+252613176904

makacabaneysaa ?finanka wajigaharaha wajiga gududka wajiga salida wajiga Waxan ku heynaa dawo ad iyo ad ugu fcn waxa an ...
08/12/2022

makacabaneysaa ?
finanka wajiga
haraha wajiga
gududka wajiga
salida wajiga
Waxan ku heynaa dawo ad iyo ad ugu fcn waxa an kor ku so shegnay
Waxana ka hubnaa tayadeda wax tarkeda 100%
hadi ad u bahan tahay inaga sowac 612029224

ama what's up πŸ‘‡
http://wa.me/+252613176904

FG: Mel walba am gobwalba ad jogto wan kuku keneyna.

  Allah waa natijo lahuboMacamil waxan qima dhimis balaran kusameynay dawoyinka babiyaan buroyinka iyo mizan dhimista fa...
08/12/2022

Allah waa natijo lahubo
Macamil waxan qima dhimis balaran kusameynay dawoyinka babiyaan buroyinka iyo mizan dhimista fadlan lasoxiir WhatsApp wa.me/252613176904

Waxan xaluhelna Alle idinkisa sida1. Gaaska, 2. Baabasiirka,3. Sokorta, 4. Dhiigkarka, 5. Neerfaha, 6  Cayilka saaidka a...
08/12/2022

Waxan xaluhelna Alle idinkisa sida
1. Gaaska,
2. Baabasiirka,
3. Sokorta,
4. Dhiigkarka,
5. Neerfaha,
6 Cayilka saaidka ah,
7. Cudurada maqaarka Cancerka,
8: neefta ama naqaska
9. Keliya xanunka iyo dhagaxa kelidaba
10.wadna xanuunka
11= biyo baxa deg dega ah
Iyo dhaman cudurada guud sida cudurada caruurta, haweenka iyo ragga intaba Tijaabo cadeyn ah oo lahubo oo aad indhahaaga ku arki doonto

Wa.me/252613176904

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr fatax herbal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share