Nasiib Hospital

Nasiib Hospital Isbitaalka Nasiib waa mid kamid ah isbitaallada ugu Tayada sareeya ee Magaalada Muqdishu.

waxaana kugu diyaara dhaqaatiir aqoon iyo qibrad sare u leh shaqadooda.

29/01/2025

ᴋᴀ ϙᴇʏʙ ϙᴀᴀᴅᴀsʜᴀᴅᴀ ʀᴀᴍᴀᴅᴀᴀɴ ᴄᴀᴘ

26/01/2025

Kuso dhawada

Nasiib Hospital

جمعة مباركةDhammaan Macaamiisha Nasiib Hospital اللهم اجعل لنا في هذا اليوم المبارك فرجًا ومخرجًا، واغفر لنا ذنوبنا، وار...
16/01/2025

جمعة مباركة
Dhammaan Macaamiisha Nasiib Hospital

اللهم اجعل لنا في هذا اليوم المبارك فرجًا ومخرجًا، واغفر لنا ذنوبنا، وارزقنا من حيث لا نحتسب.



Hambalyo.  HAMBALYO! Ma ku soo gaaray warkaan Farxadda leh Macmiil.Ma kamid tahay Macaamiisha Sanadka Cusub ka faaiideys...
10/01/2025

Hambalyo. HAMBALYO!

Ma ku soo gaaray warkaan Farxadda leh Macmiil.
Ma kamid tahay Macaamiisha Sanadka Cusub ka faaiideystay.
Haddii aad weli ka faaiideysan Fursadddu Weli waa ay furan tahay.

Nasiib Hospital



.

JUMCA MUBARAK Dhmaan Macaamiisha Nasiib Hospital   sedax baa  ugu caqli badan:1.Qofka aduunyada iskaga taga intaanay ka ...
09/01/2025

JUMCA MUBARAK
Dhmaan Macaamiisha Nasiib Hospital

sedax baa ugu caqli badan:

1.Qofka aduunyada iskaga taga intaanay ka tegin
2.Qofka qabrigiisa sii dhista intuusan gelin
3.Qofka rabbigii raali geliya intuusan la kulmin.

ha inaga yeelo kuwa tilmaamahaas wanaagsan la yimaada

Nasiib 👈
soo booqo

Hambalyo Maalinta Macallinka Soomaaliyeed, Waxaan hambalyo qiimo badan u diraynaa Dhamaan Macallimiinta Soomaaliyeed Mee...
21/11/2024

Hambalyo Maalinta Macallinka Soomaaliyeed, Waxaan hambalyo qiimo badan u diraynaa Dhamaan Macallimiinta Soomaaliyeed Meel kasta oo ay joogaan, iyaga qoysaskooda iyo caruurtooda.

Waxaan Allah uga rajaynaynaa dhamaan Macallimiinta Soomaaliyeed khayr iyo barako, aakhirana Jannatul furdawsa Allaha ku abaal mariyo.




Nasiib Hospital

14/10/2024

ʜᴏʏɢᴀ ϙᴜʀxɪɴᴛᴀ ᴀғᴋᴀ ɪʏᴏ ɪʟᴋᴀʜᴀ

Qurxi qosolkaada
06/10/2024

Qurxi qosolkaada

ᴡᴀ ғᴜʀsᴀᴅ ᴀɴ ʙᴜʟsʜᴀᴅᴀ ᴜɢᴜ ᴀᴅᴇɢᴇʏɴᴏ
28/09/2024

ᴡᴀ ғᴜʀsᴀᴅ ᴀɴ ʙᴜʟsʜᴀᴅᴀ ᴜɢᴜ ᴀᴅᴇɢᴇʏɴᴏ

    WA INNA ILEYHI RAAJICUUN;Maamulka, Howl-wadeenada iyo guud ahaan bahda Nasiib Hospital Waxa uu ugu tacsiyadeynayaa g...
13/09/2024



WA INNA ILEYHI RAAJICUUN;

Maamulka, Howl-wadeenada iyo guud ahaan bahda Nasiib Hospital Waxa uu ugu tacsiyadeynayaa guud ahaan qoyska, qaraabada, Bahda Dhaqanka iyo Shacabka Soomaaliyeed geerida murugada leh ee ku timid AU naxariistee Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracadde.

Ugaaska beesha Murursade oo maanta ku geeriyooday magaalada Makka ee dalka Sucuudiga. Ugaas Cabdullaahi waxa uu ku suntanaa dal-jacayl, nabadoonnimo, garasho dheeri uu u lahaa xallinta khilaafaadka iyo hufnaan, waxa uuna ahaa tiir ka mid ah tiirarka dhaqan ee Soomaalidu leedahay.

Nasiib Hospital

05/09/2024

Nasiib Hospital

 Hadii aad ka cabaneysid Af-shiir iyo Suuska ilkaha la kulan Dhaqtarkeena Afka iyo ilkaha.    `Wixii faahfaahin ah, fadl...
05/09/2024



Hadii aad ka cabaneysid Af-shiir iyo Suuska ilkaha la kulan Dhaqtarkeena Afka iyo ilkaha.



`
Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Nasiib Hospital
Afka & ilkaha
E-mail: Nasiibhospital@gmail.com
+252619655156 | +252618094335
.facebook/nasiibhospital/com

Cover Cusubnala Jaad qaad Macmiilwaxaan baahin doonaa adeegyo Cusub Idam Alle.yaan lagaaga sheegin.Nasiib Hospital
03/09/2024

Cover Cusub
nala Jaad qaad Macmiil
waxaan baahin doonaa adeegyo Cusub Idam Alle.
yaan lagaaga sheegin.

Nasiib Hospital

dhammaan macaamiisha isbitaalka Nasiib Hospital waxaa lagu wargelinayaa in isbitaalku idiin kugu sameeyey qiima dhimis a...
22/08/2024

dhammaan macaamiisha isbitaalka Nasiib Hospital waxaa lagu wargelinayaa in isbitaalku idiin kugu sameeyey qiima dhimis adeegyada uu bixiyo isbitaalka laga bilaabo maanta oo ah khamiis 22-08-2024 illaa laga gaaro 1-09-2024.

waxa uu isbitaalku idiin diyaariyey dhaqaatiir iyo howl-wadeennu aqoon durugsan u leh shaqadooda.

Nasiib Hospital

For More Info
+252619655156 | +252618094335
E-mail: nasiibhospital@gmail.com
info@nasiibhospital.com
www.facebook Nasiib Hospital
whatsapplink @+252619655156

13/08/2024

Ciji diif haka baqin inta aad heysato Nasiib Hospital 🏥

Address

Long Street, Near Efis Wall At Dayniile District
Mogadishu

Telephone

+252618094335

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nasiib Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Nasiib Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category