Horyal Health Center

Horyal Health Center Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Horyal Health Center, Medical and health, Mogadishu.

25/01/2022

BISMILLAAH

𝐁𝐢𝐬𝐡𝐚𝐚𝐫𝐨 𝐁𝐢𝐬𝐡𝐚𝐚𝐫𝐨 𝐁𝐢𝐬𝐡𝐚𝐚𝐫𝐨

Walal ma rabtaa inaad xal waara u heshid;

𝟭- 𝗯𝗶𝘆𝗼 𝗯𝗮𝘅𝗮 𝗱𝗲𝗴 𝗱𝗲𝗴𝗮 (𝗽𝗿𝗲𝗺𝗮𝘁𝘂𝗿𝗲 𝗲𝗷𝗮𝗰𝘂𝗹𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻).

𝟮- 𝗫𝘂𝗯𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗿𝗮𝗴𝗮 𝗼𝗼 𝗷𝗶𝗹𝗮𝗰𝗱𝗮 , 𝗮𝘄𝗼𝗼𝗱 𝗹𝗮𝗵𝗲𝘆𝗻/𝗮𝗱𝗸𝗲𝘆𝗻 𝗮𝗺𝗮 𝗸𝗮𝗰𝘀𝗶 𝗹𝗮'𝗮𝗮𝗻 ( 𝗘𝗿𝗲𝗰𝘁𝗶𝗹𝗲 𝗗𝘆𝘀𝗳𝘂𝗻𝗰𝘁𝗶𝗼𝗻).

𝟯- 𝗧𝘂𝘂𝗿𝗶𝘀𝘁𝗮 𝗯𝗶𝘆𝗮𝗵𝗮 𝗼𝗼 𝗴𝗮𝗮𝗯𝗮𝗻 𝗮𝗺𝗮 𝗱𝗮𝗰𝗶𝗶𝗳 𝗮𝗵.

Program kan waa mid 100% dabici ah , dhowr qeybod ayuna ka kobanan doona wax side effect ahna ma laha, result kisa mudo koban oo dhowr isbuuc aha aya lagu darema,

Program kana ma aha mid daawo quseeyo sida ;

𝟏 𝐊𝐚𝐧𝐢𝐢𝐧𝐢 ❌
𝟐 𝐂𝐫𝐞𝐚𝐦𝐬 𝐚𝐦𝐚 𝐒𝐩𝐫𝐚𝐲 ❌
𝟑-𝐌𝐮𝐝𝐚𝐰𝐚𝐝/𝐝𝐚𝐚𝐰𝐨 𝐃𝐡𝐢𝐫𝐞𝐲𝐝 ❌

Dawoyinkan kininiga, creamska , iyo mudawadka dhamantood sida la ogyahey waxba ma xaliyan dhib kale ayeyba ku kenayan, dadka isticmali weydiya madax xanun iyo dhibatoyin kale ayey kala kulman xata hadii ey wax taran waa wax iska malin ku mood ah noloshada dhana kuma tirsanan kartid.

sidaas oo ey tahey ilaaa hada aduunka lama haayo daawo rasmi ah kinini ama cream oo dhibkan lagu daweyo, heyada FDA ee dowlada mareykanka laga leyahey oo dawoyinka iyo wixi lagu daweyoba hubisa ila hada dhibkan so shegney wax dawo rasmi ah uma eysan ansixinin,

Marka dawoyinka dhaqatirta qaar qoran neh wa wax dhibka yareynayo l/k an xal rasmi ah kenen, waxaa laga yaba dad qar in qof uu dhowr dhaqtar isku maro wax xal ahna ka wayo, intaas oo daawo ahna qaato,

hadi dawoyin loo qaato dhibkan waxey noqoneysa in qofka u la qabsado Markasna uu ku qasbanado inu daawo la'aantedna xajada gudan kari waayo. Wa nashqad ey company yada waweyn ee dawoyinka soo saara dajiyen rabana iney ka fa'iidan macamil jogta ahna ad u noqoto, daawo xalka wara lagu helayo oo qofka hal mar ku dawowbayo iskuma taxalujiyan iney so saaran.

Programkan Waa program dhowr qeybod ka kobnan doono oo 100% dabiici ah, wax Side Effect-na ma laha, dhaqatirka qaar waxey bilaben in programka qeybo ka mid ah u qoran bukanada ka dib marki dawoyinka ey u qoren waxba ku tari wayen, cilmi barisyo bdn aya laga sameyey waxeyna xaqijiyen in 85% lagu dawobo fa'iidadisa lagu daremo mudo dhowr isbuuc gudahood.

labo cilmi baris oo lagu kalsonyhey aya idinla wadaagi dono oo program qeyb ka mid laga sameyey oo lagu ogaadey xalka dhibkan soo shegney ayado wax dawo ah la isticmalin.

Labada cilmi barisba xarunta horyal waxey la wadagi donto cidi programkan daneyneyso inshallah.

Sidoo kale programkan wuxuu anfacaya:

1- qofki rabo inu sii kordhiyo waqtigisa xaajada

2- Xubintisa raga xoga dabac ka daremey rabana inuu adkeeyo

3- Qofki u bahan turista biyahiisa inu xoojiyo.

Sido kale programkan fa'idoyinka lagu yaqano waxa ka mid ah in xiliga galmada in laga helo raxo bdn more pleasure inta lagu jiro kulanka jimaaca

Runti dhibka biyo baxa deg dega & Kacsi La'anta an kor kuso shegney, wa wax fudud l/k waxa dhacdo in qofka dhibkas qabo uu meel an aheyn ka radiyo daawada, dawo qaldana qato sidasna kaga sii darto,

waxa kalo jirto ayadana in dadka dhibkan qaba inta badan ey ku adagtahey ama ey ka hishodan iney isbitaal tagan oo dhaqtarka u shegan dhibkey tabanayan, dhalinyaradaba haba u badnaden mudoyinka danbe. weyna ku adagtahey ine la wadagan dhaqtarka ayago qabkoda ilalinayo oo is leh adigo dhalinyaro ah ma waxas aya ka cabana dhihi karaa, fedexad ayu u arka, wana wax dadka inta bdn ka simanyihin, marka xanunki sidaas ayu k**i badanaya marba marka ka danbesa.

iska daweey dhibkaan si natural ama si dabici ah adigo aan wax dawo ah adan isticmalin, oo dhaqtar, isbitaal, farmashi xarun mudawad midna adan tagin.

Raga cuslaadey 40 - 50 jirka ah hadi ey programkan isticmalan sidi 20 jir ayey u shaqa galayan bi'idni Laahi.

Kobci oo tayey qeyb ka mid ah qeybaha ugu muhimsan jirkada.

𝐖𝐚𝐥𝐚𝐥 𝐧𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐫:

1-Watsapp: +252615331675 /
link http://wa.me/252615331675

2-Watsapp : +252625331675 /
link http://wa.me/252625331675

3-Telegram: +252615331675
Link https://t.me/Horyalhealthcenter

4-Email: horyalhealthcenter@gmail.com

Mahadsanidin

21/03/2021

Ninka aad video ku aragtaan wa Qabiir dhan neefmarenka ah, wuxu aaad u cawinaya dad u ku dhacey caronaha oo naqaska ku dhagey, wuxuu ku talinaya in sida sameyna la raaco, hadi u qofka dareemo neef qabatin sanbaba aya wax ku dahaarmen sida video ga ku aragtan aya la sameeya naqaska haayey qof aya deynayo xabki ku daharmeyne wa ka fuqaya. Neefta la jiidaa ka dib wad qofacee wixi ku dhaganay o naqaska xiraye aya so fuqaayo.
Qofki ad ku aragtid dhibkan kula tali
Share gareey was intaas ey qof anfacdaa

28/11/2020
25/11/2020

Asc dhaman umada somaliyeed kusoo dhawaada page ka
Inshallah waxan idin soo wadaa barnamish ey aad iyo aad uga faa'idi doono dhalinyarada somaliyeed cafimadkodana wax badan ka badali doni, kuna cusub dhagaha somalida yusan ku dhaafin isbuuc soo socda ayan bilaabi doona hadu ilahey yiraahdo

&

Address

Mogadishu

Telephone

+252615331675

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horyal Health Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Horyal Health Center:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram