XIDIG medical uniforms

XIDIG medical uniforms waxad naga helikarta dharka loga shaqeeyo goobaha caafimadka;sida scrup uniforms,lapcouts,kabaha R&D.

Hadii aad Tahay Bahda cfmdka oo adan wali imanin Xarunta XIDIG medical uniforms. Labiskada shaqo wa qabyo. Ee xaruntena ...
23/11/2023

Hadii aad Tahay Bahda cfmdka oo adan wali imanin Xarunta XIDIG medical uniforms.
Labiskada shaqo wa qabyo. Ee xaruntena soo booqo.

La jaan qaad dunida ku raaxeyso shaqadaada Xiro uniform tayo sare lehXidig waa hoyga haqabtiraha Baahidada Dhar
19/05/2023

La jaan qaad dunida
ku raaxeyso shaqadaada
Xiro uniform tayo sare leh
Xidig waa hoyga haqabtiraha Baahidada Dhar

🌙Ciid wngsan mcamisheena Munaasabada ciida awgeedWaxaan qiimo dhimis balaaran idinkugu Sameynay iskaraabyada oo marka h*...
23/04/2023

🌙Ciid wngsan mcamisheena
Munaasabada ciida awgeed
Waxaan qiimo dhimis balaaran idinkugu Sameynay iskaraabyada oo marka h**e ahaa
24$ hadana ah 22$ ku soo dhww.
Kala xirir:0613977771

RAMADAAN   MUBAARAK   Macmiil,   Munaasabada   bisha  barakaysan  ee Ramadaan  awgeed  shirkadda   XIDIG medical uniform...
28/03/2023

RAMADAAN MUBAARAK Macmiil, Munaasabada bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed shirkadda XIDIG medical uniforms waxay qiimo dhimis balaaran ku sameysay Dharkii iskaraabyada koofiyadaha
laabkootyada Rag iyo Dumar
kabaha. Kabaha rag iyo dumar Macmiil soo dhww
XIDIG WAA HOOYGA HAQABTIRAHA DHAKHAATIIRTA SOMALIYEED

Xidig Medical UniformsWaxaan idin keenay uniformyada modelkii ugu dambeeyey xarunteena waxa ay ku taalaa isgoyska zoobe ...
25/03/2023

Xidig Medical Uniforms
Waxaan idin keenay uniformyada modelkii ugu dambeeyey xarunteena waxa ay ku taalaa isgoyska zoobe agagaarka masjidka sheekh cabdul xayi ka soo horjeedka benadir Mall

Xidig Medical UniformsWaxaad Naga heli kartaan dharkii dhakhaartiita  lab iyo Dhegdig sidoo kale  waxaad naga heli karta...
12/02/2023

Xidig Medical Uniforms
Waxaad Naga heli kartaan dharkii dhakhaartiita lab iyo Dhegdig sidoo kale waxaad naga heli kartan kabahii dhakhaartiirta laba iyo dhedig xarunteena waxa ay ku taalaa isgoyska zoobe agagaarka masjidka sheekh cabdul xayi ka soo horjeedka benadir Mall

Macamiisha sharafta leh waxa idinkennay dharka loga shaqeeyo Gobaha cafimadka.
11/02/2023

Macamiisha sharafta leh waxa idinkennay dharka loga shaqeeyo Gobaha cafimadka.

Address

Zoobe
Mogadishu

Telephone

+252613977771

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when XIDIG medical uniforms posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share