19/03/2026
π Ciid Mubarak: Hambalyo ka timid Badbaado Physiotherapy!
Maamulka iyo dhammaan hawlwadeennada Badbaado Physiotherapy waxay munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga awgeed hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed iyo macaamiishooda sharafta leh.
Waxaan idiin rajaynaynaa Ciid caafimaad, nabad, iyo farxad leh. Illaahay ha naga aqbalo camalka suuban. Kullu Caam Wa Antum Bilkhayr!
π₯ Badbaado Physiotherapy: Dib u soo celi dhaqdhaqaaqaaga.
Hadii aad u baahato adeegga jimicsiga jirka iyo ka soo kabashada xanuunada, nagala soo xiriir:
π Goobta: Hodan Black Sea β Mogadishu, Somalia.
π Taleefan: +252 617209655
Badbaado: Daryeelkaaga waa mas'uuliyadeena.