Dr jamal Hasssan

Dr jamal Hasssan Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr jamal Hasssan, Mogadishu.

02/10/2025

Waa halkee meesha muqdishada cusub laga dhisaayo.

29/09/2025

Shinbirkii llaahay u tasbiixsan jiray ee aamusay!
Waxaa jiray shinbir yar oo llaahay maalin walba Xusi jiray waligiina aan ka daalin...
Maalin maalmaha ka mid ah shibirkii yaraa ayaa joojiyey
Xuskii Alle ee Joogtada u ahaa....
Malaaiigtii ka war haysay ayaa waydiisay ilaahay SW "Yaa Allah maxa aamusiiyay shibirkii yaraa ee maalin walba Tasbiixsanjiray?
llaahay subxaanahuu wa tacaalaa ayaa ugu jawaabay
" daaya wuu iisoo nogon doona ma haysto ilaah aan aniga ahayn oo uu u cowdo"
Maalinkii danbe shibirkii yaraa wuxuu ku istaagay laantii geedka, malaaigtiina waxay aad u dhagaysteen xaalkiisa iyo waxa uu odhan doono balse wuu hadli waayay........ intaas kadibna llaahay ayaa la hadlay oo wadiiyay
"shimbiryahaw hadal oo ka hadal waxa laabtaada cidhiidhiga galiyay"
Waxaa uu yidhi shinbirkii "Yaa Allaah Waxaan lahaa buul yar oo hoy ii ahaa, aan ku nasan jiray weheshana jiray ilaahayow waad iga dumisay ee maxaad dabaysha wayn u soo dirtay...... ilmo ayaa kusoo istaagtay shinbirkii... hadalkina wuu sii wadi kar waayay ilayn llaahay ayaa la hadlee... Malaa'iigtiina way foorarsadeen iyaga oo ka fikiraya xaalka xiga.
Intaas kadib llaahay baa u jawaabay oo yidhi "Waxaa jiray Mas kusoo waajahnaa buulkaaga adiga oo hurda, mrkaa waxaan amray dabaysha inay geedka ruxdo oo ay ka tuurto maska si aad uga badbaado adiga.. maxaan balaayo kugu soo socotay kaa duway maadama aan ku jecla adiguna waad igaga fogaatay badbaadadaada awgeed"
Ilmo badan ayaa shinbirkii yaraa indhihiisii ka timi buuxisay Samada. " waxaanu yidhi Yaa Allaah yaa kaa Ogaal iyo Naxariis badan"... Alxamdulilaah.
Haka murugoon hadii llaahay kaa joojiyo waxaad jeclayd inaad noqoto ama kuu suurto galin waayay waxad ku hamiyaysay..
"وَعَسَىّ أَن تَكْرَهُواْ شَيًّا وَهُوَ خَيْرٌ لَكُمْ وَعَسَىّ أَن تُحِبُّواْ شَيًّا وَهُوَ شَرٌّ لَكُمْ وَاللّهً
يَعْلَمُ وَأَنتُمْ لَا تَعْلَمُونَ"
Hadii aad ogaan lahayd sida llaahay arimahaaga u dabaro ee uu balaayooyinka kaaga hor joogsado qalbigaaga maxabadiisa ayaa ku badan lahayd...
Maa acdamaka yaa Allah
Alxamdulilaahi calaa ku xaal
Wanacuudu bilaah calaa xaali ahlu naar.
Alxamdulilaah

Fadlan nagu soo biir si aan wax u kala faa’idno fikirkagana comments nogu reeb share fallow like intaba ha iga ilaawin wll 🙏

23/09/2025

Wahaabiyo luuq lagu hayaa

22/09/2025

Odaygaan waa qosol miiran

Portugiiska ayaa asne markaan dhankiisa aqoonsaday falastiin.
21/09/2025

Portugiiska ayaa asne markaan dhankiisa aqoonsaday falastiin.

Yaa taageero badan labadaan madaxweyne 1.  xasan shiikh 🤣2. Farmaajo ❤️
21/09/2025

Yaa taageero badan labadaan madaxweyne
1. xasan shiikh 🤣
2. Farmaajo ❤️

Dowlada australia ayaa ayadane dhankeeda aqoonsatay dowlada gaar ah oo ay yeelato falastiin.
21/09/2025

Dowlada australia ayaa ayadane dhankeeda aqoonsatay dowlada gaar ah oo ay yeelato falastiin.

21/09/2025

Dowlada engiriiska oo si rasmi ah u aqoonsatay dowlad madax-banan oo ay yeelato falastiin.

20/09/2025

DEGDEG” Ali dheer nolol laguma haayo balse dhameeso warkan.

Caawa ayee ugu darneed Markii duqeyn cirka ah lala helay goob ay wada fadhiyeen Madaxdi ugu sareey AS oo kala ah .

Waaligii Muqdosho Sheikh Muse Abdi Arale.

Fu’aad Shongole iyo Sheikh Hassan Yacquub kuwaas oo ilaa Hada nolol lagu la’yahay waxaana lagu duqeyay
Degaanka Buula-Fuulaay.

Markale tii ugu darneed waxaa lala helay oo nafta lagu dhaafiyay

4 ka mida ragii ugu sareeyay Tababarada kuwaas oo ahaa Ajaanib.

1-Abuu Suleiman oo u dhashay Pakistan.
2-Abuu Jacfar oo ka soo jeedo Marooko.
3-Abuu Suudaani Fahad oo gacanta Midig Xabad kaga dhacday iyo darwalkii oo ahaa Abuu Maalig oo ah xubin sare oo muhiim u Ahaa .

Duqeyntaas waxay ka dhacday laba degaan dhaxdooda oo kala ah Sariiraha iyo Bu’aale.

Hadda ayee ugu daran tahay Markii lalahelay duqeyn kale Sablaale uu xafald taba bar ka soo xirayay Ali halkaas oo lagu dilay in ka badan 100 Xubnood oo iskugu jirto madax iyo kooxdi tababarka qaadaneysay.

Ramla Said Ahmed Ali (ku dhalatay 16 Sebteembar 1989 🗓️) waa gabar Soomaaliyeed  🇸🇴 oo ah feeryahan (boxer🥊), moodel 💃 i...
20/09/2025

Ramla Said Ahmed Ali (ku dhalatay 16 Sebteembar 1989 🗓️) waa gabar Soomaaliyeed 🇸🇴 oo ah feeryahan (boxer🥊), moodel 💃 iyo dhaqdhaqaaqe bulsho 🌍.

Waxay ka mid noqotay 12-ka haween ee sannadka 2023 ee uu doortay Majalladda TIME 📰.

Ramla Ali waxay ahayd:
✨ Feeryahankii ugu horreeyay ee Soomaali ah ee ka qayb gasha Ciyaaraha Olombikada 🏅
✨ Feeryahankii ugu horreeyay ee Soomaali ah ee ku guuleysta bilad dahab caalami ah🥇
✨ Haweeneydii ugu horreysay ee tartan feeryareed ka gasha Boqortooyada Sacuudiga 🇸🇦

Sidoo kale, waa safiir caalami ah oo u qaabilsan UNICEF iyo Kerzner Group Siro Hotels 🌐🏨.

👉 11 Luulyo 2025 ayay ku garaacday Lila Furtado 🥊 tartankii taariikhiga ahaa ee ugu weynaa ee haweenka, kaas oo si toos ah looga sii daayay Netflix 🎥 gudaha Madison Square Garden, New York 🗽.
Nasiib wanaag maanta ayuu madaxweyne Xasan shiikh maxamuud uu kuu soo dhaweyey madaxtooyada Somalia

Ilhaan cumar" waan ku faanayaa in aan muslim ahay, waan ku faanayaa in aan soomaali ahay"
20/09/2025

Ilhaan cumar" waan ku faanayaa in aan muslim ahay, waan ku faanayaa in aan soomaali ahay"

Address

Mogadishu
2526

Telephone

+252615226492

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr jamal Hasssan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr jamal Hasssan:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram