12/06/2024
shaqalaha waa sidii qof qaxooti ah.
- Qoyskaagu ma yaqaanaan inta ay le'eg tahay dhibka iyo cadaadiska aad shaqadaada kala kulanto.
-Shaqadaaduna ma garanayso duruufaha noloshaada iyo gurigaaga.
- Saaxiibadaa ma fahmi doonaan inta ay le'eg tahay mas'uuliyadaha cusub ee garbahaaga ku dhacay.
- Lammaanahaaga nolosha waxa uu mar walba kaa sugayaa jacayl iyo taageero, mana fahmi donto inta uu le’eg yahay cadaadiska shaqada adiga ku heysto , si kasta oo aad u hadasho ama u sharaxdo.
Guntii iyo gabagabadii ma jirto cid ku dareemaysa naftaada mooyaane... qofna ma fahmi doono qofka aad tahay ama ku qadarinayso...
Sii wad...halgan...dagaal...
Hadii aanad arag riyadaadii oo rumowday, arag natiijada dadaalkaaga, oo aad dareento guushaada aad meel eber ka soo bilawday, markaas aad ayaad ugu faani doontaa naftaada 🧠✍️💪
Hassan