Dr Asnac Al Nur

Dr Asnac Al Nur Ku soo dhawoow page-keyga, kaasi oo aan filayo inuu ku siin doono maclumad iyo talooyin waxtar leh.

22/04/2026

Paediatric case discussion 1-

A 10 year old boy presents with generalized weakness , low BP and hyperpigmentation of hands and gum..

What are the possible investigation findings in this case ?
How would you manage this patient ?
Put your message on the comment section



24/03/2026

Xariif magaalo oo soo booqday Bayaan Hospital

19/03/2026
19/03/2026

CIID MUBAARAK, CIID WANAGSAN

"Hambalyo Ciid Wanaagsan Dhamaan Muslimiinta Gaar ahaan Umada Somaliyeed Eebe Ha Inaga Dhigo Kuwa Camalkooda La aqbalo" Bayaan Hospital dhaqatiirteeda iyo shaqaalahuba waxa idin qeybsanayaan halmbalyada munaasabad ciidul fidriga

تقبل اللّٰه منا ومنكم صالح الأعمال. وأعاده اللّٰه علينا وعليكم باليمن والمسرات عيد فطر سعيد وكل عام وانتم بخير يا




❤️

#

Dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee reer Jubaland iyo guud ahaan Muslimiinta caalamka, waxaan ugu hambalyeynayaa munaasaba...
18/02/2026

Dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee reer Jubaland iyo guud ahaan Muslimiinta caalamka, waxaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda barakaysan ee bisha Ramadaan.

Maalinta 1aad ino dhamatay
Alle ha inaga aqbalo soonka, salaadda iyo camalka suubban.

🕌❤️🕋 madan2026ً

Kuso dhawada adegyada cusub oo tayeysan ee isbitaalka bayaan idin soo kordhiyey reer kismayo gacmo furan kuso dhawadaa
17/02/2026

Kuso dhawada adegyada cusub oo tayeysan ee isbitaalka bayaan idin soo kordhiyey reer kismayo gacmo furan kuso dhawadaa

Bayaan Hospital 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐮𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐢 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚𝐚 𝐚𝐝𝐞𝐞𝐠𝐲𝐨 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐬𝐚𝐚𝐜𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚, 𝐈𝐧𝐬𝐡𝐚’𝐀𝐥𝐥𝐚𝐡. Isbitaalku waxa uu si rasmi ...
16/02/2026

Bayaan Hospital 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐮𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐢 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚𝐚 𝐚𝐝𝐞𝐞𝐠𝐲𝐨 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐬𝐚𝐚𝐜𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚, 𝐈𝐧𝐬𝐡𝐚’𝐀𝐥𝐥𝐚𝐡.

Isbitaalku waxa uu si rasmi ah u daahfuri doonaa adeegyo cusub galabta, kuwaas oo ay ka mid yihiin Saalada qalliinka (operating theatres), daryeelka gaar ah ee carruurta dhicis ah NICU (neonatal intensive care), iyo adeegyada hooyada uurka leh (maternity services). Isbitaalku waxa uu bixin doonaa daryeel tayo sare leh oo ay weheliyaan qalab casri ah Dhaqatiir taqsusyo kala duwan iyo xirfadlayaal caafimaad oo aqoon sare leh.
Gacmo furan iyo adeeg idin raali galiya kuso dhawaada🤗







📦🚗

Jubaland Medical Association -JMA- oo maanta la dhameystiray waa Guul
08/01/2026

Jubaland Medical Association -JMA- oo maanta la dhameystiray waa Guul

30/12/2025
U addegida bulshada abaaraha soo bara kiciyeen ee waayeelka, caruurta iyo uurleyda waa waajib na saaran Allow bulshadeen...
30/12/2025

U addegida bulshada abaaraha soo bara kiciyeen ee waayeelka, caruurta iyo uurleyda waa waajib na saaran

Allow bulshadeena u garyaar 🤲

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Asnac Al Nur posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Asnac Al Nur:

Share