19/12/2024
Haddii aad isku aragtid mid ama labo ka mid ah calaamadahaan fadlan nagu soo booqo Xarunteenna oo ku taala
Degmada Hodan Xaafadda Taleex, Dhabarka Dambe Maqaqyadda Fatxi Taleex.
Sidoo kale isbitaalka waxaad ka helaysaa baaritaannada Shahwada ragga & Scan Casri ah oo lagu ogaanayo dhammaan cudurrada ku dhaca Xaniinyaha, Kaadi-haysta iyo Kilyaha.