Dr Maria Bella

Dr Maria Bella Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr Maria Bella, Doctor, Mogadishu.

safxadan waxan ugu tala galay haweenka : si aan ugala taliyo xaladaha cafimaad ee so wajaha xiliga uurka ka hor, inta uurka lagu jiro,xiliga dhalmada & dhalmada ka dib
Hadafkeygu waa hormarinta cafimaad hooyoyinka iyo carruurta
inshallah

๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค
17/02/2026

๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค

17/02/2026

๐Œ๐ž๐ž๐ช๐จ ๐ฆ๐š๐ซ ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ฅ๐š๐ ๐š๐ฅ๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐ก๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐š ๐”๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ฅ๐ž๐ก ๐ข๐ฌ๐š ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ญ๐จ ๐œ๐จ๐ฆ๐ฉ๐ข๐ฒ๐ฎ๐ฎ๐ญ๐š๐ซ๐ค๐š?

Qalliimada burooyinka gudaha farjiga waa xal ammaan ah oo wax ku ool ah, Waxa lagu sameeyaa xirfad iyo daryeel gaar ah s...
17/02/2026

Qalliimada burooyinka gudaha farjiga waa xal ammaan ah oo wax ku ool ah, Waxa lagu sameeyaa xirfad iyo daryeel gaar ah si loo ilaaliyo caafimaadka haweenka, la kulan dhaqtarada haweenka Dr Maria Bella.

17/02/2026
๐‰๐”๐Œ๐‚๐Ž ๐–๐€๐๐€๐€๐†๐’๐€๐
12/02/2026

๐‰๐”๐Œ๐‚๐Ž ๐–๐€๐๐€๐€๐†๐’๐€๐

Qaliinka hooyadu waa mid lagu sameeyo marka ay jirto baahi dhab ahUjeeddadiisuna waa badbaadinta nolosha hooyada iyo uba...
12/02/2026

Qaliinka hooyadu waa mid lagu sameeyo marka ay jirto baahi dhab ah
Ujeeddadiisuna waa badbaadinta nolosha hooyada iyo ubadka, l kulan dhaqtarad haweenka iyo qaliimadooda.

Haween badan weli way dareemaan rabitaan (intimacy) โ€” balse jirkoodu uma jawaabo sidii larabay. Farqigaas badanaa waa mi...
10/02/2026

Haween badan weli way dareemaan rabitaan (intimacy) โ€” balse jirkoodu uma jawaabo sidii larabay. Farqigaas badanaa waa mid hormoonno la xiriira, ma aha mid xiriirka ku saabsan.

Rabitaanka (desire) & kacsiga (arousal) waxaa maamula nidaamyo kala duwan. Hormoonnada sida estrogen & testosterone, socodka dhiigga, & dareemayaasha neerfaha ayaa door weyn ka ciyaara sida jirku uga jawaabo โ€” xitaa marka rabitaanka qalbigu jiro.

Arrintan waa mid caadi ah kadib dhalmada, xilliga uu so dhawyahay dhalma ka baxa (perimenopause), ama marka uu jiro walbahaar joogto ah.

Ma aha wax maskaxda ka jira.
Waa arrin jir ahaaneed โ€” waana la daaweyn karaa.

Haddii ay kula muuqato sidaas.
La wadaag qof u baahan inuu ku maqlo.
Nagala soco doodaha daahfuran ee cilmiga ku dhisan ee ku saabsan caafimaadka galmada haweenka.

Waxaan bixinaa la-talin bilaash ah (complementary consultations).
Nala soo xiriir: 0614210034 ama si toos ah nagu so booqo Xaruunta .

Sababahaan waxa ay keeni karaan barar xiliga ay Hooyadu Uurka leedahay, fadlan ka taxadar caafimadkaaga, la kulan dhaqta...
10/02/2026

Sababahaan waxa ay keeni karaan barar xiliga ay Hooyadu Uurka leedahay, fadlan ka taxadar caafimadkaaga, la kulan dhaqtarada haweenka iyo qaliimadooda.

โ€œHaddii baaritaannadaada shaybaarku ay โ€˜caadiโ€™ yihiin balse jirkaagu dareemayo wax khaldan, taasi ma aha mahan caadi โ€” w...
09/02/2026

โ€œHaddii baaritaannadaada shaybaarku ay โ€˜caadiโ€™ yihiin balse jirkaagu dareemayo wax khaldan, taasi ma aha mahan caadi
โ€” waxa jiro wax la iska indha tiray.

Hormoonnada sida . Estrogen, testosterone, progesterone, iyo cortisol dhammaantood waxay saameeyaan caafimaadka unugyada xubinta taranka, dareenka neerfaha, socodka dhiigga, rabitaanka galmada, iyo tayada raaxada (or**sm).

Taas awgeed ayay haween badani u dareemaan qalayl, xanuun, dareen yaraansho, ama isbeddel rabitaan galmo xitaa marka baaritaanku โ€˜fiicanโ€™ yahay.

Mustaqbalka daweenta xanuunada galmada ma aha in la eryo tirooyinka shaybaarka.
Waa in la dhageysto calaamadaha jirka, la fahmo caafimaadka unugyada, lana daaweeyo nidaamka oo dhan โ€” ma aha kaliya warqadda natiijada.

Jirkaagu wuxuu diraa digniino ka hor inta shaybaarku wax muujin.โ€

Hadii aad rabto qaliimo caafimaad oo dhameystiran, la kulan dhaqtarada, si aad u hesho qaliimo casri ah.
08/02/2026

Hadii aad rabto qaliimo caafimaad oo dhameystiran, la kulan dhaqtarada, si aad u hesho qaliimo casri ah.

Caafimaadka haweenku waxa laga bilaabo dheelitirka hormoonnada ilaa ku qanacsanaanta galmada,  โ€” xitaa daryeelka xubinta...
08/02/2026

Caafimaadka haweenku waxa laga bilaabo dheelitirka hormoonnada ilaa ku qanacsanaanta galmada, โ€” xitaa daryeelka xubinta taranka. Qoraal dhowaan ay Forbes daabacday oo uu qoray Dr. Adaira Landry ayaa si weyn u muujinaya muhiimadda ay leedahay in laga hadlo caafimaadka gaarka ah ee haweenka.

Inkasta oo maalgelinta caafimaadka haweenku si weyn u kordhayso, haddana daryeelka xubinta taranka weli waa la dayacay. Waxaa ka mid ah arrimo sida caafimaadka xubinta taranka, maareynta calaamadaha menopause-ka, iyo kalsooni dareenka jirka xilliga galmada. Haween badan, qalliinada sida labiaplasty ma aha qurux uun โ€” waa raaxo, yareynta xanuunka, & in qofku helaa fiicnaasho jirkiisa.

Waa inaan jebinno ceebta ku xeeran arrimahan. Haweenku waa inay si xor ah uga hadli karaan qallaylka xubinta taranka( vaginal dryness), rabitaanka galmada oo yaraada, ama kaadida oo si lama filaan ah u soo daadata, iyagoo aan ka xishoon. Arrintu kaliya galmo ma aha โ€” waa nolol maalinle ah oo raaxo & kalsooni leh.

Waxaan diyaar kugu ahay Xaruunta JANN Clinic for womenโ€™s health & wellbeing
Wixii fahfahin ah nagla so xirir ๐Ÿ“ž 0614210034

Address

Mogadishu

Telephone

+252619630388

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Maria Bella posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Maria Bella:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category