Dalmar Specialist & Teaching Hospital

Dalmar Specialist & Teaching Hospital Dalmar Hospital delivers timely and compassionate healthcare services to our patients and their famil

19/03/2026

Howlwadeennada Isbitaalka Dalmar waxay idiin rajeynayaan Ciid farxad, caafimaad iyo barwaaqo leh. Mar walba waan idin garab taaganahay, xilliga Ciidda iyo ka dibba.

Ciid Yareey Wanaagsan!



19/03/2026

Guddoomiyaha Guud ee Isbitaalka Dalmar ๐๐ซ๐จ๐Ÿ. ๐ƒ๐ซ. ๐€๐›๐๐ข๐ซ๐ข๐ฌ๐š๐ค ๐€ ๐ƒ๐š๐ฅ๐ฆ๐š๐ซ wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed, bukaannada, iyo howlwadeennada qiimaha badan ee isbitaalka.

Ciid Wanaagsan, Allaah ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan, hana inagu mannaysto caafimaad, nabad, iyo barwaaqo waarta.



-fitriMubarak

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ-๐˜๐€๐‘๐„๐„๐˜ ๐–๐€๐๐€๐€๐†๐’๐€๐! Dhammaan Bahda Isbitaalka Dalmar, adinka, qoysaskiina, dariskiinna iyo saaxiibadiinaba, waxay idi...
19/03/2026

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ-๐˜๐€๐‘๐„๐„๐˜ ๐–๐€๐๐€๐€๐†๐’๐€๐!

Dhammaan Bahda Isbitaalka Dalmar, adinka, qoysaskiina, dariskiinna iyo saaxiibadiinaba, waxay idiin rajaynayaan Ciid farxad, caafimaad iyo barwaaqo leh.

Ciid Yareey Wanaagsan dhammaantiin.




Qaar kamid ah howlwadeennada Isbitaalka Dalmar ayaa loo qabtay tababar ku saabsan Customer Care, si loo xoojiyo xirfadah...
14/03/2026

Qaar kamid ah howlwadeennada Isbitaalka Dalmar ayaa loo qabtay tababar ku saabsan Customer Care, si loo xoojiyo xirfadaha adeegga macaamiisha, xiriirka wanaagsan, iyo daryeelka bukaanada.

Waxa aan marwalba dedaal ku bixinnaa horumarinta aqoonta iyo xirfadaha howlwadeennadeenna, si bulshada loogu bixiyo adeeg caafimaad oo tayo sare leh.

[Hiigsigeennu waa caafimaadkaaga]




12/03/2026

Isbuuc ka hor, ayaa naloogu keenay qaybta qalliinnada iyadoo qabta xanuun daran oo caloosha ah, matag iyo qandho sare. Baaritaan kadib waxaa la ogaaday in qabsinku dillaacay oo ay u baahantahay qalliin degdeg ah.

Mahad Ilaahay, dedaalka kooxda qalliinka kadib, qalliinkii si guul leh ayuu ku soo dhammaaday.

Maanta, hal isbuuc kadib, waxaa laga fasaxay isbitaalka iyadoo caafimaadkeedu aad u wanaagsan yahay.

Latasho Dhakhaatiirteenna Qalliinnada Guud, iyo kuwa qurxinta ee Isbitaalka Dalmar.
๐Ÿ“ž Faahfaahin wac: 2666 | 0613937070
[Hiigsigeennu waa Caafimaadkaaga]



10/03/2026

Maxaa la gudboon hooyada soomaysa? Muuqaalka hoose ka daawo waxyaabaha lagula talinayo hooyada uurka leh ama naas-nuujinaysa ee soomaysa bisha Ramadan.

Latasho Dhakhtarkeenna daaweynta xannuunanda haweenka iyo qalliinnadooda.
Nagala soo xiriir WhatsApp: https://wa.me/252613937 .
[Hiigsigeennu waa Caafimaadkaaga]



08/03/2026

Hooyada uurka leh ee soomi karta bisha Ramadaan. ๐Ÿ‘‡

Dhakhtarkeenna daaweynta xannuunanda haweenka iyo qalliinnadooda ayaa ku faahfaahinaysa muuqaalkaan.

Nagala soo xiriir WhatsApp: https://wa.me/252613937 .
[Hiigsigeennu waa Caafimaadkaaga]




05/03/2026

Waa laga tagay qalliinnadii h**e ee qofka jirkiisa aad loo jeexi jiray, hadda waa Qalliinnada Laparascopy-ga ee uu samaynayo Isbitaalka Dalmar, iyadoo ay jirto qiimo-dhimis 50% munaasabbada bisha Ramadan awgeed.

Latasho Dhakhaatiirteenna Qalliinnada Guud, iyo kuwa qurxinta ee Isbitaalka Dalmar.
๐Ÿ“ž Faahfaahin wac: 2666 | 0613937070

[Hiigsigeennu waa Caafimaadkaaga]



04/03/2026

๐†๐จ๐จ๐ซ๐ฆ๐š ๐š๐ฒ๐š๐ฒ ๐ก๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐ฎ ๐ค๐š ๐ซ๐ž๐ž๐›๐š๐ง ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ฌ๐จ๐จ๐ง๐ค๐š ๐ฌ๐ข ๐ฅ๐จ๐จ ๐ข๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐จ ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐ž๐ž๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐š๐ง ๐ข๐ฅ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ค๐ฎ ๐ฃ๐ข๐ซ๐š?

Dhakhtarkeenna daaweynta xannuunanda haweenka iyo qalliinnadooda ayaa uga jawaabaysa muuqaalkaan.

Nagala soo xiriir WhatsApp: https://wa.me/252613937 .

[Hiigsigeennu waa Caafimaadkaaga]



03/03/2026

Maqalka oo luma waa xaalad aad u daran ee caruurta iyo dadka waaweyn. Waxaa mar kasto lagu talinayaa ka warqabka xaaladaha maqalka.

Isbitaalka Dalmar waxaa laga heli karaa baaritaannada casriga ah ee ๐“๐ฒ๐ฆ๐ฉ๐š๐ง๐จ๐ฆ๐ž๐ญ๐ซ๐ฒ iyo ๐€๐๐‘, si loo ogaado nooca dhibaatada loona bixiyo daryeel sax ah oo degdeg ah.

[Hiigsigeennu waaa caafimaadkaaga]


Isbitaalka Dalmar  waxa uu ku faraxsanyahay in uu ka qayb noqdo munaasabadda ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Œ๐š๐ช๐š๐ฅ๐ค๐š ๐€๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” oo ay soo qa...
03/03/2026

Isbitaalka Dalmar waxa uu ku faraxsanyahay in uu ka qayb noqdo munaasabadda ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Œ๐š๐ช๐š๐ฅ๐ค๐š ๐€๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” oo ay soo qabanqaabisay ๐„๐œ๐ก๐จ ๐‚๐š๐ซ๐ž.

Caafimaadka maqalku waa qayb muhiim ah oo ka mid ah daryeelka caafimaadka guud. Waxaan mar walba naga goโ€™an in aan bulshada u fidinno adeegyo tayo sare leh iyo wacyigelin ku saabsan ka hortagga iyo daawaynta dhibaatooyinka maqalka, ilaahey idankiis.

Si wadajir ah aan u xoojinno fariinta sanadkaan ee: โ€œ๐ƒ๐š๐ซ๐ฒ๐ž๐ž๐ฅ ๐Œ๐š๐ช๐š๐ฅ๐ค๐š ๐‚๐š๐ซ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐š: ๐‡๐ž๐ž๐ซ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ข๐ฅ๐š๐š ๐‡๐ž๐ž๐ซ ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐จ.โ€

[Hiigsigeennu waa Caafimaadkaaga]





Isbitaalka Dalmar waxa uu samaynayaa ๐ช๐ข๐ข๐ฆ๐จ-๐๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ ๐Ÿ“๐ŸŽ% ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ง๐š๐๐š ๐š๐š๐ง ๐Ÿ๐ฎ๐ฅ๐ข๐ง๐ง๐จ ee Isbitaalka, sida ๐ช๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ง๐š๐๐š ๐ ...
02/03/2026

Isbitaalka Dalmar waxa uu samaynayaa ๐ช๐ข๐ข๐ฆ๐จ-๐๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ ๐Ÿ“๐ŸŽ% ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ง๐š๐๐š ๐š๐š๐ง ๐Ÿ๐ฎ๐ฅ๐ข๐ง๐ง๐จ ee Isbitaalka, sida ๐ช๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ง๐š๐๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐, kuwa ๐ช๐ฎ๐ซ๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š iyo kuwa ๐ฅ๐š๐ฉ๐š๐ซ๐š๐ฌ๐œ๐จ๐ฉ๐ฒ-ga, inta lagu jiro bisha ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง ee 2026. Si aad isku diiwaangeliso ๐ฐ๐š๐œ: 2666, 0615055555 ama 0613937070.

Nagala soo xiriir WhatsApp: https://wa.me/252613937070.
[Hiigsigeennu waa Caafimaadkaaga]




Address

Hodan
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalmar Specialist & Teaching Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dalmar Specialist & Teaching Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category