Master zack official

Master zack official i need allah for my life master zack

Sadax Ka mid ah Camalka Dadka  Miizaanka Qiyaamaha Ma qaadi karo Weynikooda darteed.1-Dadka Oo leyska Cafiyo:  "Lama Soo...
08/10/2024

Sadax Ka mid ah Camalka Dadka Miizaanka Qiyaamaha Ma qaadi karo Weynikooda darteed.

1-Dadka Oo leyska Cafiyo: "Lama Soo Koobi karo Ajarka laga helo is cafinta ; Allah Wuxuu yiri.
[فمن عفا واصلح فأجره علي الله].

2-Sabarka badan: "isna lama soo koobi karo ajarka laga helo Sabarka , Rabbi Wuxuu yiri
[انما يوفي الصابرون اجرهم بغير حساب].

3 -Soonka badan: "isagane lama soo koobi karo ajarka laga helo Soonka .
allah ayaa xadiisul qudsi ku yiri:

[كل عمل ابنءادم له الاالصوم فانه لي وانا اجزي به ].

"Banko Carafo Waxaa la oranayaa
"Aaway kuwii ajarka allaah ku laahay .?
Waxaa soo bixi doono Kuwii soonka badnaa , Sabarka badnaa, Cafiska badnaa.

🌿Allow naga dhigo Kuwa maalintaa loo yeeri doono

Xaalad xun markaad ku jirto oo aad isku daydo inaad rajo beesho, xasuuso in ilaahay dadka uu jecel yahay imtixaano ,saba...
08/10/2024

Xaalad xun markaad ku jirto oo aad isku daydo inaad rajo beesho, xasuuso in ilaahay dadka uu jecel yahay imtixaano ,sabarkuna yahay kan ugu fiican xaaladaas.

🩵🩵🩵.

Maalin xus iyo xusuus mudan. Waa maalintii kibirkii israa' iil lasoo afjaray oo afka ciidda loo daray. Maalintii ay ku d...
08/10/2024

Maalin xus iyo xusuus mudan. Waa maalintii kibirkii israa' iil lasoo afjaray oo afka ciidda loo daray. Maalintii ay ku diirsadeen inta iimaanka iyo damiirka aadanenimo leh. Xornimadu waa figta sare ee jiraalka iyo asalka abuurka aadanaha. Falasdhiin wey guuleysan, cadowguna wuu jabayaa. Taasi waa ballanta Eebbe.

Casharada ugu adag waxa laga bartaa kalinimada iyo marka aad  garab kaada ka weydo dadkii kuugu dhawaay , naftaada walig...
08/10/2024

Casharada ugu adag waxa laga bartaa kalinimada iyo marka aad garab kaada ka weydo dadkii kuugu dhawaay , naftaada waligaa ha barin in ay qof asaaged ah u baahato is bar in aad kaligaa wax qabsan karto cidna aan u baahneyn🫡👊🤎.

Subax wanaagsan 🌅💜💚.

05/07/2024

Balbalaarka iyo cusmaan diamond dagaal maa ka dhexeeyo hadda

12/07/2023

Certainly! One important piece of advice about life is to embrace change and adaptability. Life is a series of ups and downs, and it's natural to face unexpected twists and turns along the way. Instead of resisting change, try to approach it with an open mind and a willingness to adapt. Remember that change can lead to personal growth and new opportunities. Embracing change doesn't mean you have to abandon your values or principles, but rather, it allows you to navigate life's challenges more effectively. So, be open to new experiences, learn from them, and trust that you have the strength to overcome any obstacles that come your way. Remember, life is a journey, and embracing change is an essential part of that journey.

when you have a valuable teacher.you has value
03/07/2023

when you have a valuable teacher.
you has value

29/06/2023

Lovely cute

Asturnaantu waa shey muhiim ah waxaa jiro aayado badan oo looga hadlay asturnaan waxaana kamid ah قال تعالى: ﴿ وَمَا كَا...
07/03/2023

Asturnaantu waa shey muhiim ah waxaa jiro aayado badan oo looga hadlay asturnaan waxaana kamid ah

قال تعالى: ﴿ وَمَا كَانَ لِمُؤْمِنٍ وَلَا مُؤْمِنَةٍ إِذَا قَضَى اللَّهُ وَرَسُولُهُ أَمْرًا أَنْ يَكُونَ لَهُمُ الْخِيَرَةُ مِنْ أَمْرِهِمْ وَمَنْ يَعْصِ اللَّهَ وَرَسُولَهُ فَقَدْ ضَلَّ ضَلَالًا مُبِينًا ﴾ [الأحزاب: 36]

وقال تعالى: ﴿ يَاأَيُّهَا النَّبِيُّ قُلْ لِأَزْوَاجِكَ وَبَنَاتِكَ وَنِسَاءِ الْمُؤْمِنِينَ يُدْنِينَ عَلَيْهِنَّ مِنْ جَلَابِيبِهِنَّ ﴾ [الأحزاب: 59]
ثالثاً: الحجاب طهارة لقلب المرأة والرجل:

قال تعالى: ﴿ وَإِذَا سَأَلْتُمُوهُنَّ مَتَاعًا فَاسْأَلُوهُنَّ مِنْ وَرَاءِ حِجَابٍ ذَلِكُمْ أَطْهَرُ لِقُلُوبِكُمْ وَقُلُوبِهِنَّ ﴾ [الأحزاب: 53]
Io kuwa kale oo fara-badan waxaan layaabay ayadoo sidaan dhan looga hadlay maxay gabdhuhu ufududeestaan xijaabka ?
Majirtaa gabar sida rabi ufaray u asturan ?
Mise isaga daydaan gabdhaha wanaaga?

التمر من أكثر الأطعمة فائدة. لقد ذكرنا بعضها أدناه شارك أفكارك مع الأصدقاء واختبر عقلك.ما هي فوائد التمر؟كم عدد  فوائد ا...
01/03/2023

التمر من أكثر الأطعمة فائدة. لقد ذكرنا بعضها أدناه

شارك أفكارك مع الأصدقاء واختبر عقلك.
ما هي فوائد التمر؟
كم عدد فوائد التمر؟

28/02/2023
Xageee usocotaa Somaliya ?Ciidan Dowlada soomaaliya maku fashilmay amniga gobolka banaadir Ee Dalka soomaaliya?
28/02/2023

Xageee usocotaa Somaliya ?
Ciidan Dowlada soomaaliya maku fashilmay amniga gobolka banaadir
Ee Dalka soomaaliya?

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Master zack official posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram