Dr.Ahmed Rashad

Dr.Ahmed Rashad Dermatology is concerned with all the disorders of the outer skin and inner mucous membranes. Venereo

13/04/2026

Vitamins ka jirkeena qaar kamida hadii ay inaga yaraadaan ma sababikaraan timo daadasho.
Dr.Ahmed Rashad

JUMCA MUBARAK Dr.Ahmed Rashad
09/04/2026

JUMCA MUBARAK
Dr.Ahmed Rashad

25/03/2026

Hadii ay timuhu kaa daadanaayaan fadlan nagu soo booqo xarunteena
Dr.Ahmed Rashad

CIID MUBARAK DHAMAAN UMADDA ISLAAMKA GAAR AHAAN DADKA SOMALIYEED
19/03/2026

CIID MUBARAK DHAMAAN UMADDA ISLAAMKA GAAR AHAAN DADKA SOMALIYEED

12/03/2026

Sida ugu saxan ee lo isticmaalo markaad bilawga tahay ama ay kugu cusubtahay isticmaalkeedu
Dr.Ahmed Rashad

Angular Cheilitis vs Cold Sores (Herpes Labialis)1️⃣ Angular cheilitis(Barar iyo dillaac ka dhaca geesaha afka)🔬 Sababta...
07/03/2026

Angular Cheilitis vs Cold Sores (Herpes Labialis)

1️⃣ Angular cheilitis
(Barar iyo dillaac ka dhaca geesaha afka)

🔬 Sababta (Etiology)
Caabuqa fangaska (Candida spp.) ama bakteeriyada (Staphylococcus aureus)
Qoyaanka joogtada ah (candhuuf ku ururta geesaha afka)
Mararka qaar la xiriira yaraanta birta ama fitamiin B

👁 Muuqaalkiisa (Clinical Appearance)
Casaan iyo barar ka muuqda geesaha afka
Dillaacyo (fissures) iyo finan qallalan
Mararka qaar qolof ama dheecaan khafiif ah leh

🔥 Calaamadaha (Symptoms)
Xanuun
Gubasho
Cuncun

🦠 Ma faafaa? (Contagious?)
Maya (ma aha cudur si toos ah lokala qaado)

💊 Daaweynta (Treatment)
Kareem antifungal (tusaale: clotrimazole)
Haddii bakteeriyo jirto → antibiyootik topical
Kareem difaac maqaarka (barrier cream sida zinc oxide ama petroleum jelly)
Daaweynta nafaqo-yarida hadii ay jirto

2️⃣ Herpes labialis
(Finan herpes ah oo ku dhaca bushimaha – Cold Sores)

🔬 Sababta (Etiology)
Fayraska Herpes simplex virus 1

👁 Muuqaalkiisa (Clinical Appearance)
Kooxo finan yaryar oo biyo leh (fluid-filled vesicles)
Badanaa ka soo baxa bushimaha ama hareerahooda
Markay dillaacaan waxay noqdaan qolof

🔥 Calaamadaha (Symptoms)
Dareen qaniinyo ama gariir (tingling) kahor inta aysan finan soo bixin
Xanuun
Gubasho

🦠 Ma faafaa? (Contagious?)
Haa (waa cudur la kala qaadi karo, gaar ahaan marka finan firfircoon jiraan)

💊 Daaweynta (Treatment)
Daawooyin antiviral ah sida:
Acyclovir
Valacyclovir

Bilaabidda daawada marxaladda h**e (prodromal stage) waxay yaraysaa muddada iyo darnaanta cudurka

DAAWEYNTA FINANKA WAJIGA LAKULAN DHAKHTARKA MAQAARKA , TIMAHA IYO CIDIYAHADr.Ahmed Rashad
04/03/2026

DAAWEYNTA FINANKA WAJIGA LAKULAN DHAKHTARKA MAQAARKA , TIMAHA IYO CIDIYAHA
Dr.Ahmed Rashad

04/03/2026

Waxaan ogaysiinaya bulshada reer somaliland gaar ahaan dadka ku nool hargeisa iyo agagaarkeeda inaan 21/3/2026 shaqo ka bilaabayaa hargaysa. Gaar ahaan
Royal Care hospital oo kuyaala dalacada october kala xirira number dan 0633333843
565666

Ku dadaal caafimaad qabka maqaarkaaga si aad u hesho maqaar qurxoon Dr.Ahmed Rashad
22/02/2026

Ku dadaal caafimaad qabka maqaarkaaga si aad u hesho maqaar qurxoon
Dr.Ahmed Rashad

RAMADDAN MUBARAK DHAMAAN UMADDA ISLAMKA Dr.Ahmed Rashad
17/02/2026

RAMADDAN MUBARAK DHAMAAN UMADDA ISLAMKA
Dr.Ahmed Rashad

Hadii aad ka cabanaysid  Gad-gaduudka wajiga fadlan soo boqo dhakhtar ka maqarka , timaha iyo cidiyaha Dr.Ahmed Rashad
13/02/2026

Hadii aad ka cabanaysid Gad-gaduudka wajiga fadlan soo boqo dhakhtar ka maqarka , timaha iyo cidiyaha Dr.Ahmed Rashad

08/02/2026

Hadii aad ka cabanaysid xasaasiyada iyo finanka wajiga sidoo kalena aad rabto daweyn iyo daryeel caafimaad fadlan nagu soo booqo xarunta caafimaad ee oo kutaala ka soo horjeedka cispitalka hooyada iyo dhalaanka ee Banaadir Dr.Ahmed Rashad

Address

Hodan, KM5, Benaadir, Wadada Ka Soo Horjeeda Cispitalka Benaadir
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252619763344

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Ahmed Rashad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr.Ahmed Rashad:

Share

Category