Vimer Centre

Vimer Centre it was established in February 2022 and is registered as a non-governmental organization.

Vision medical and research centre (VIMER) is a non- governmental, non-partisan, non-political, non-profit, impartial, voluntary organization operating in Somalia.

Jumca Mubaarak dhamaan umadda muslimiinta.
29/07/2022

Jumca Mubaarak dhamaan umadda muslimiinta.

Ogeysiis ‐------------Ogeysiis Ogeeysiis Muhiim ahWaxaa lagu wargelinayaa dhamaan bahda jecel waxbarashada in Xarunta Vi...
18/07/2022

Ogeysiis ‐------------Ogeysiis

Ogeeysiis Muhiim ah
Waxaa lagu wargelinayaa dhamaan bahda jecel waxbarashada in Xarunta Vimer Centre ay mar kale dib u qabaneyso Seminar ku saabsan "WASH PROGRAM "
Qofkii ubaahan Waxu Ka Faaideesan Karaan
Taariikhda :21 July 2022 maalinta khamiista
WELCOME TO VIMER CENTRE


Ogeysiis______ Ogeysiis______Ogeysiis muhim ah       Xarunta Vimer waxa ay ardeyda soomaliyed ugu bishaareneysaa in 15 b...
10/07/2022

Ogeysiis______ Ogeysiis______Ogeysiis muhim ah

Xarunta Vimer waxa ay ardeyda soomaliyed ugu bishaareneysaa in 15 bisha july course-yinkan hoos ku xusan ay ka bilaabmi donaan, isdiwaan gelintooda, waxa ay ka socotaa xarunta Vimer ee taleex.

Vimer waxa aad ka heli doontaan waxbarasho tayo sare leh, iyo tababarro sare logu qadayo tayada tacliinta ardeyda somaaliyed.
Kuso dhowada waxbarasho tayo sare leh


π‚πˆπˆπƒ 𝐖𝐀𝐍𝐀𝐀𝐆𝐒𝐀𝐍 πŸŽ‰Waxaan ugu hambalyeyneynaa dhammaan muslimiinta gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed farxadda munaasabadda C...
08/07/2022

π‚πˆπˆπƒ 𝐖𝐀𝐍𝐀𝐀𝐆𝐒𝐀𝐍 πŸŽ‰
Waxaan ugu hambalyeyneynaa dhammaan muslimiinta gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed farxadda munaasabadda Ciidul Adha.
Hambalyo, Ciid Wanaagsan πŸŽ‰

Waxaa Malintii 1aad si hab sami leh inoogu soo dhamaaday  Seminar kii ku saabsanaa "WASH PROGRAM" waxa inoo hartay malin...
29/06/2022

Waxaa Malintii 1aad si hab sami leh inoogu soo dhamaaday
Seminar kii ku saabsanaa "WASH PROGRAM" waxa inoo hartay malinta beri oo qamiis ah insha Allah waxa rajeynaa inaa ka faaideesan doontaan.

Ogeeysiis Muhiim ahWaxaa lagu wargelinayaa dhamaan bahda jecel waxbarashada in Xarunta Vimer Centre ay qabaneyso Seminar...
27/06/2022

Ogeeysiis Muhiim ah
Waxaa lagu wargelinayaa dhamaan bahda jecel waxbarashada in Xarunta Vimer Centre ay qabaneyso Seminar ku saabsan "WASH PROGRAM "
ardayda Full-Time Waxay Ka Faaideesan Karaan
Taariikhda :29 June 2022 maalinta Arbacada
Ardayda Part-Time Waxay ka Faaideesan Karaan
Taariikhda :30 June 2022 maalinta Khamiista
WELCOME TO VIMER CENTRE

Welcome to vimer centre
26/06/2022

Welcome to vimer centre

25/06/2022
Kusoo dhawow xarunta tababarada cafimaadka iyo cilmi baarista ee VIMER
08/06/2022

Kusoo dhawow xarunta tababarada cafimaadka iyo cilmi baarista ee VIMER

08/06/2022
Welcome vimer centre
08/06/2022

Welcome vimer centre

Address

Hodan-taleex
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Vimer Centre posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Vimer Centre:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram