Sakiina Hospital

Sakiina Hospital SAKIINA HOSPITAL - ex (SOMPAK) is a specialty hospital founded on the 1st of January 2022 by renowned orthopedic surgeon Dr.

🤍 𝗝𝘂𝗺𝗰𝗮 𝗠𝘂𝗯𝗮𝗮𝗿𝗮𝗸 🤍𝗜𝘀𝗯𝗶𝘁𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗦𝗮𝗸𝗶𝗶𝗻𝗮 𝗛𝗼𝘀𝗽𝗶𝘁𝗮𝗹 wuxuu idiin rajaynayaa Jumco barakaysan.Ilaahay ha inaga aqbalo salaadda, ...
30/04/2026

🤍 𝗝𝘂𝗺𝗰𝗮 𝗠𝘂𝗯𝗮𝗮𝗿𝗮𝗸 🤍

𝗜𝘀𝗯𝗶𝘁𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗦𝗮𝗸𝗶𝗶𝗻𝗮 𝗛𝗼𝘀𝗽𝗶𝘁𝗮𝗹 wuxuu idiin rajaynayaa Jumco barakaysan.

Ilaahay ha inaga aqbalo salaadda, ducada iyo camalka suuban, hana inaga dhigo kuwii kheyrka ku hormara.

🤲 جمعة مباركة 🤲

Isbitaalka Sakiina waa hoyga caafimaadkaaga iyo kan qoyskaaga. Waxaan isku dubaridnay qalabka ugu dambeeyay ee caafimaad...
29/04/2026

Isbitaalka Sakiina waa hoyga caafimaadkaaga iyo kan qoyskaaga. Waxaan isku dubaridnay qalabka ugu dambeeyay ee caafimaadka iyo dhaqaatiir ku takhasusay qaybaha ugu muhiimsan si aad u hesho daryeel hufan oo lagu kalsoonaan karo.

𝐐𝐞𝐲𝐛𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐚𝐧 𝐛𝐢𝐱𝐢𝐧𝐧𝐨 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡:
🔹 𝐐𝐞𝐲𝐛𝐭𝐚 𝐐𝐚𝐥𝐢𝐢𝐧𝐤𝐚 (𝐋𝐚𝐟𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐮𝐝)
🔹 𝐐𝐞𝐲𝐛𝐭𝐚 𝐇𝐚𝐰𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐨𝐨𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐔𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐥𝐞𝐡
🔹 𝐐𝐞𝐲𝐛𝐭𝐚 𝐈𝐥𝐤𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐟𝐤𝐚
🔹 𝐐𝐞𝐲𝐛𝐭𝐚 𝐗𝐚𝐧𝐮𝐮𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐮𝐮𝐫𝐭𝐚
🔹 𝐐𝐞𝐲𝐛𝐭𝐚 𝐆𝐚𝐫𝐠𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐞𝐠 𝐝𝐞𝐠𝐠𝐚 𝐚𝐡 (𝐄𝐦𝐞𝐫𝐠𝐞𝐧𝐜𝐲)
🔹 𝐒𝐡𝐞𝐲𝐛𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐈𝐦𝐚𝐠𝐢𝐧𝐠-𝐤𝐚 (𝐂𝐓 𝐒𝐜𝐚𝐧/𝐗-𝐑𝐚𝐲)

𝐍𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫 𝐬𝐢 𝐚𝐚𝐝 𝐮 𝐡𝐞𝐬𝐡𝐨 𝐝𝐚𝐫𝐲𝐞𝐞𝐥 𝐭𝐚𝐲𝐨 𝐥𝐞𝐡:

📞 Call Center: 859055
📱 WhatsApp/Call: +252 610 262043 | 610 262044
📍 Location: Degmada Hodan, Taleex, Muqdisho.

𝐌𝐀 𝐋𝐀 𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍𝐓𝐀𝐘 𝐃𝐇𝐀𝐀𝐖𝐀𝐂 𝐃𝐇𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐋𝐀𝐅𝐀𝐇𝐀 𝐀𝐇 𝐀𝐌𝐀 𝐀𝐂𝐋? ⚽🦵Haddii aad tahay 𝐜𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫𝐲𝐚𝐡𝐚𝐧 𝐝𝐡𝐚𝐚𝐰𝐚𝐜 𝐬𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 ama aad u baahan taha...
28/04/2026

𝐌𝐀 𝐋𝐀 𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍𝐓𝐀𝐘 𝐃𝐇𝐀𝐀𝐖𝐀𝐂 𝐃𝐇𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐋𝐀𝐅𝐀𝐇𝐀 𝐀𝐇 𝐀𝐌𝐀 𝐀𝐂𝐋? ⚽🦵
Haddii aad tahay 𝐜𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫𝐲𝐚𝐡𝐚𝐧 𝐝𝐡𝐚𝐚𝐰𝐚𝐜 𝐬𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 ama aad u baahan tahay daryeel takhasus leh, hadda ma jirto baahi aad dalka dibaddiisa ugu safarto.

𝐈𝐬𝐛𝐢𝐭𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐤𝐢𝐢𝐧𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐣𝐨𝐨𝐠𝐚: 𝐃𝐫. 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐫𝐚𝐬𝐡𝐢𝐝 𝐐𝐮𝐞𝐭𝐭𝐚
(Dhaqtar ku takhasusay Daaweynta iyo Qaliimada Lafaha)

Waxaan kuugu adeegaynaa qalab casri ah iyo khibrad sare si aad dib ugu hesho caafimaadkaaga iyo socodkaaga.

Adeegyada aan bixinno waxaa ka mid ah:
✅ Qaliinka ACL: Daaweynta iyo toosinta seedaha jilibka.

✅ Toosinta Lugaha: Toosinta lugaha qaloocan (O ama X).

✅ Kabidda Lafaha: Dib u dhiska lafaha burburay ama jabay.

✅ Dhaawacyada Ciyaaraha: Daryeelka murqaha iyo kalagoysyada.

Nala soo xiriir si aad ballan u qabsato:
📞 Call Center: 2624
📱 WhatsApp/Call: +252 610 262043 | +252 610 262044
📍 Goobta: Isbitaalka Sakiina

Waxaa bahda caafimaadka ee  𝐈𝐬𝐛𝐢𝐭𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐤𝐢𝐢𝐧𝐚 𝐤𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐢𝐢𝐫𝐚𝐲 𝐃𝐫. 𝐒𝐚𝐢𝐝 𝐈𝐬𝐦𝐚𝐢𝐥 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐦𝐞𝐝, oo ah Dhakhtar Ku Takhasusay 𝐂𝐚𝐚𝐟...
27/04/2026

Waxaa bahda caafimaadka ee 𝐈𝐬𝐛𝐢𝐭𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐤𝐢𝐢𝐧𝐚 𝐤𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐢𝐢𝐫𝐚𝐲 𝐃𝐫. 𝐒𝐚𝐢𝐝 𝐈𝐬𝐦𝐚𝐢𝐥 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐦𝐞𝐝, oo ah Dhakhtar Ku Takhasusay 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐐𝐮𝐫𝐱𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐈𝐥𝐤𝐚𝐡𝐚 (𝐆𝐞𝐧𝐞𝐫𝐚𝐥 𝐃𝐞𝐧𝐭𝐢𝐬𝐭 𝐁𝐃𝐒).

Dr. Said waxa uu khibrad u leeyahay daaweynta ilkaha, soo saarista, buuxinta, iyo qurxinta guud ee afka, isaga oo adeegsanaya qalab casri ah si uu kuugu qorxiya dhoola cadeeyn qurux badan iyo daryeel suuban.

𝐒𝐢 𝐚𝐚𝐝 𝐛𝐚𝐥𝐥𝐚𝐧 𝐮𝐠𝐚 𝐪𝐚𝐛𝐬𝐚𝐭𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐤𝐡𝐭𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐧𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫:
📞 2624 📱 +252 610 262043 | +252 610 262044

🏥🚑𝐐𝐀𝐘𝐁𝐓𝐀  𝐂𝐔𝐃𝐔𝐑𝐑𝐀𝐃𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 ( 𝐈𝐍𝐓𝐄𝐑𝐍𝐀𝐋 𝐌𝐄𝐃𝐈𝐂𝐈𝐍𝐄 𝐃𝐄𝐏𝐀𝐑𝐓𝐌𝐄𝐍𝐓 )🏥🚑𝐒𝐀𝐊𝐈𝐈𝐍𝐀 𝐇𝐎𝐒𝐏𝐈𝐓𝐀𝐋 waxaa uu kuu soo kordhiyey 𝐐𝐀𝐘𝐁𝐓𝐀  𝐂𝐔𝐃𝐔𝐑𝐑𝐀𝐃𝐀...
26/04/2026

🏥🚑𝐐𝐀𝐘𝐁𝐓𝐀 𝐂𝐔𝐃𝐔𝐑𝐑𝐀𝐃𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 ( 𝐈𝐍𝐓𝐄𝐑𝐍𝐀𝐋 𝐌𝐄𝐃𝐈𝐂𝐈𝐍𝐄 𝐃𝐄𝐏𝐀𝐑𝐓𝐌𝐄𝐍𝐓 )

🏥🚑𝐒𝐀𝐊𝐈𝐈𝐍𝐀 𝐇𝐎𝐒𝐏𝐈𝐓𝐀𝐋 waxaa uu kuu soo kordhiyey 𝐐𝐀𝐘𝐁𝐓𝐀 𝐂𝐔𝐃𝐔𝐑𝐑𝐀𝐃𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 oo aad ka heleyso Adeeg iyo Daryeel hufan.

🏥🚑𝐒𝐀𝐊𝐈𝐈𝐍𝐀 𝐇𝐎𝐒𝐏𝐈𝐓𝐀𝐋 waxaa diyaar kuugu ah 𝐃𝐫. 𝐌𝐨𝐭𝐚𝐬𝐢𝐦 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐀𝐡𝐦𝐞𝐝 oo ah Khabiir ku Takhasusay Daaweynta Cudurrada Guud (𝐈𝐧𝐭𝐞𝐫𝐧𝐚𝐥 𝐌𝐞𝐝𝐢𝐜𝐢𝐧𝐞 𝐒𝐩𝐞𝐜𝐢𝐚𝐥𝐢𝐬𝐭) kana tirsan 𝐒𝐮𝐝𝐚𝐧 𝐌𝐞𝐝𝐢𝐜𝐚𝐥 𝐒𝐩𝐞𝐜𝐢𝐚𝐥𝐢𝐳𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐁𝐨𝐚𝐫𝐝.

🏃🚶🏻‍♂️Booqo Xarunta 𝐒𝐀𝐊𝐈𝐈𝐍𝐀 𝐇𝐎𝐒𝐏𝐈𝐓𝐀𝐋 oo kutaal waddada 𝐂/𝐐𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦, 𝐓𝐚𝐥𝐞𝐞𝐱, 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐝𝐚𝐧.

𝐁𝐀𝐋𝐋𝐀𝐍 𝐐𝐀𝐁𝐒𝐎 𝐇𝐀𝐃𝐃𝐀:

☎ : 2624
📱: +262 61 0262044
: 61 0262043

📍Ma jirtaa Su'aal aad weydiin lahayd Dhakhtarka, faallada noogu reeb?

24/04/2026
🏥🚑𝐐𝐀𝐘𝐁𝐓𝐀 𝐐𝐀𝐋𝐋𝐈𝐈𝐌𝐀𝐃𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐃𝐀𝐀𝐖𝐄𝐘𝐍𝐓𝐀 𝐋𝐀𝐅𝐀𝐇𝐀  𝐈𝐘𝐎 𝐒𝐄𝐄𝐃𝐀𝐇𝐀 (𝐎𝐑𝐓𝐇𝐎𝐏𝐄𝐃𝐈𝐂 𝐃𝐄𝐏𝐀𝐑𝐓𝐌𝐄𝐍𝐓 ): 🏥🚑𝐒𝐀𝐊𝐈𝐈𝐍𝐀 𝐇𝐎𝐒𝐏𝐈𝐓𝐀𝐋 waxaa uu kuu fulinaya...
23/04/2026

🏥🚑𝐐𝐀𝐘𝐁𝐓𝐀 𝐐𝐀𝐋𝐋𝐈𝐈𝐌𝐀𝐃𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐃𝐀𝐀𝐖𝐄𝐘𝐍𝐓𝐀 𝐋𝐀𝐅𝐀𝐇𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐒𝐄𝐄𝐃𝐀𝐇𝐀 (𝐎𝐑𝐓𝐇𝐎𝐏𝐄𝐃𝐈𝐂 𝐃𝐄𝐏𝐀𝐑𝐓𝐌𝐄𝐍𝐓 ):

🏥🚑𝐒𝐀𝐊𝐈𝐈𝐍𝐀 𝐇𝐎𝐒𝐏𝐈𝐓𝐀𝐋 waxaa uu kuu fulinayaa dhammaan noocyada kala duwan ee qalliimada iyo kabidda lafaha.

🏥🚑𝐒𝐀𝐊𝐈𝐈𝐍𝐀 𝐇𝐎𝐒𝐏𝐈𝐓𝐀𝐋 waxaa diyaar kuugu ah 𝐃𝐫. 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐫𝐚𝐬𝐡𝐢𝐝 𝐐𝐮𝐞𝐭𝐭𝐚 (𝐎𝐫𝐭𝐡𝐨𝐩𝐞𝐝𝐢𝐜 𝐒𝐮𝐫𝐠𝐞𝐨𝐧) oo ah Dhakhtar ku takhasusay khibrad iyo aqoon sare na u leh Qalliimada, kabidda iyo Daaweeynta Lafaha iyo Seedaha.

𝐈𝐒𝐁𝐈𝐓𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐊𝐈𝐈𝐍𝐀 𝐖𝐀𝐀 𝐇𝐎𝐘𝐆𝐀 𝐂𝐀𝐀𝐅𝐈𝐌𝐀𝐀𝐃𝐊𝐀 𝐋𝐀𝐅𝐀𝐇𝐀:

🏃🚶🏻‍♂️Booqo Xarunta 𝐒𝐀𝐊𝐈𝐈𝐍𝐀 𝐇𝐎𝐒𝐏𝐈𝐓𝐀𝐋 oo kutaal waddada 𝐂/𝐐𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦, 𝐓𝐚𝐥𝐞𝐞𝐱, 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐝𝐚𝐧.

𝐁𝐀𝐋𝐋𝐀𝐍 𝐐𝐀𝐁𝐒𝐎 𝐇𝐀𝐃𝐃𝐀:

☎ : 2624
📱: +262 61 0262044
: 61 0262043

📍Ma jirtaa Su'aal aad weydiin lahayd Dhakhtarka, faallada noogu reeb?

🌡️𝐐𝐀𝐘𝐁𝐓𝐀 𝐂𝐔𝐃𝐔𝐑𝐑𝐀𝐃𝐀 𝐂𝐀𝐑𝐑𝐔𝐔𝐑𝐓𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐃𝐀𝐑𝐘𝐄𝐄𝐋𝐊𝐎𝐎𝐃𝐀( 𝐏𝐄𝐃𝐈𝐀𝐓𝐑𝐈𝐂𝐒 𝐃𝐄𝐏𝐀𝐑𝐓𝐌𝐄𝐍𝐓):🚑𝐒𝐀𝐊𝐈𝐈𝐍𝐀 𝐇𝐎𝐒𝐏𝐈𝐓𝐀𝐋 waxaa diyaar kuugu ah 𝐃𝐫. 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐧𝐮...
22/04/2026

🌡️𝐐𝐀𝐘𝐁𝐓𝐀 𝐂𝐔𝐃𝐔𝐑𝐑𝐀𝐃𝐀 𝐂𝐀𝐑𝐑𝐔𝐔𝐑𝐓𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐃𝐀𝐑𝐘𝐄𝐄𝐋𝐊𝐎𝐎𝐃𝐀
( 𝐏𝐄𝐃𝐈𝐀𝐓𝐑𝐈𝐂𝐒 𝐃𝐄𝐏𝐀𝐑𝐓𝐌𝐄𝐍𝐓):

🚑𝐒𝐀𝐊𝐈𝐈𝐍𝐀 𝐇𝐎𝐒𝐏𝐈𝐓𝐀𝐋 waxaa diyaar kuugu ah 𝐃𝐫. 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐧𝐮𝐮𝐫 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐞𝐞𝐲 (𝐏𝐡.𝐃) oo ah Dhakhtar takhasus u leh Cudurrada Caruurta , Daaweeyntooda iyo Daryeelkooda.

🏃🚶🏻‍♂️Booqo Xarunta 𝐒𝐀𝐊𝐈𝐈𝐍𝐀 𝐇𝐎𝐒𝐏𝐈𝐓𝐀𝐋 oo kutaal waddada 𝐂/𝐐𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦, 𝐓𝐚𝐥𝐞𝐞𝐱, 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐝𝐚𝐧.

📍𝐀𝐃𝐄𝐄𝐆 𝐇𝐔𝐅𝐀𝐍 𝐈𝐘𝐎 𝐒𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐖𝐄𝐘𝐍 𝐇𝐄𝐄𝐑𝐒𝐀𝐑𝐄📍

𝐁𝐀𝐋𝐋𝐀𝐍 𝐐𝐀𝐁𝐒𝐎 𝐇𝐀𝐃𝐃𝐀:

☎ : 2624
📱: +262 61 0262044
: 61 0262043

📍Mawduuc noocee ah ayaad jeclaan lahaydeen in dhakhtarku uu ka soo hadlo marka xiga?

📍Ma jirtaa Su'aal aad weydiin lahayd Dhakhtarka?, faallada noogu reeb.

19/04/2026

🏥🚑 𝐐𝐄𝐘𝐁𝐓𝐀 𝐇𝐀𝐖𝐄𝐄𝐍𝐊𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐔𝐔𝐑𝐑𝐄𝐘𝐃𝐀 (𝐎𝐁𝐒𝐓𝐄𝐓𝐑𝐈𝐂𝐒 & 𝐆𝐘𝐍𝐄𝐂𝐎𝐋𝐎𝐆𝐘 𝐃𝐄𝐏𝐀𝐑𝐓𝐌𝐄𝐍𝐓)

🏥🚑𝐒𝐀𝐊𝐈𝐈𝐍𝐀 𝐇𝐎𝐒𝐏𝐈𝐓𝐀𝐋 Waxa uu kuu fulinayaa daaweynta, daryeelka iyo kombiyuutarka haweenka, Uurreyda iyo dhalmada kadib.

🏥🚑𝐒𝐀𝐊𝐈𝐈𝐍𝐀 𝐇𝐎𝐒𝐏𝐈𝐓𝐀𝐋 waxaa heegan kuugu ah 𝐃𝐫.𝐀𝐛𝐝𝐢𝐚𝐳𝐢𝐳 𝐀𝐛𝐝𝐢 ( 𝐎𝐛𝐬 & 𝐆𝐲𝐧𝐞 𝐒𝐩𝐞𝐜𝐢𝐚𝐥𝐢𝐬𝐭) oo ah Dhakhtar ku takhasusay Cudurrada haweenka, Kombiyuutarka Uur kujirta iyo dhalmada..

🏃🚶🏻‍♂️Booqo Xarunta 𝐒𝐀𝐊𝐈𝐈𝐍𝐀 𝐇𝐎𝐒𝐏𝐈𝐓𝐀𝐋 oo kutaal waddada 𝐂/𝐐𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦, 𝐓𝐚𝐥𝐞𝐞𝐱, 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐝𝐚𝐧.

𝐁𝐀𝐋𝐋𝐀𝐍 𝐐𝐀𝐁𝐒𝐎 𝐇𝐀𝐃𝐃𝐀:

☎ : 2624
📱: +262 61 0262044
: 61 0262043

📍Ma jirtaa Su'aal aad weydiin lahayd Dhakhtarka, faallada noogu reeb?

Address

Abdikasim Street, Hodan District
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sakiina Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Sakiina Hospital:

Share

Category