Dr.Sayid- Dhakhtarka Lafaha

Dr.Sayid- Dhakhtarka Lafaha Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr.Sayid- Dhakhtarka Lafaha, Orthopedist, Jidcadaha Seybiyaano, Mogadishu.

Dhakhtarka lafaha oo kaa daaweynaya Cudurada Lafaha, Kabida lafaha jaban, xaanuunada kala goosyada, toosinta lafaha qaloocan, dhaawacyada murqaha iyo seedaha iyo dhamaan Xanuunada kale ee Lafaha.

06/12/2025

Waxaan u heellan nahay caafimaad iyo dhaqdhaqaaq wanaagsan oo bulshada Soomaaliyeed.

Hadii aad Xamar joogtid 𝐆𝐚𝐥𝐚𝐛𝐭𝐚 𝟒𝐩𝐦 𝐢𝐦𝐚𝐚𝐰 𝐍𝐎𝐕𝐀 𝐇𝐚𝐥𝐥 , Hadii aa Gobol amad Dibada joogtidna Zoomka soo gal👇𝐈𝐬𝐭𝐢𝐜𝐦𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚...
04/12/2025

Hadii aad Xamar joogtid 𝐆𝐚𝐥𝐚𝐛𝐭𝐚 𝟒𝐩𝐦 𝐢𝐦𝐚𝐚𝐰 𝐍𝐎𝐕𝐀 𝐇𝐚𝐥𝐥 , Hadii aa Gobol amad Dibada joogtidna Zoomka soo gal👇

𝐈𝐬𝐭𝐢𝐜𝐦𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐥𝐚𝐣𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐊𝐡𝐚𝐭𝐚𝐫 𝐰𝐞𝐲𝐧 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐣𝐢𝐫𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐡𝐚 𝐚𝐡𝐚𝐚𝐭𝐨 𝐁𝐮𝐤𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐚𝐦𝐚 𝐁𝐚𝐡𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚.

Somali Medical Association & DSG waxay kugu Casuumayaan CME ku saabsan *Antibiotic Stewardship* oo ka dhici doona NOVA HALL *Galabta oo Khamiis ah 4pm inshalah*

https://us06web.zoom.us/j/84123208875?pwd=eAbFvbRJocY6mAB8Axq97xKKdU3eNk.1

𝐊𝐡𝐮𝐝𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚: 𝐐𝐚𝐛𝐲𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐚, 𝐗𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐪𝐨𝐟𝐤𝐚 𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐛𝐲𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐤𝐮 𝐰𝐞𝐲𝐧 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐬𝐢𝐝𝐚 𝐪𝐚𝐥𝐝𝐚𝐧𝐚 𝐮 𝐢𝐬𝐭𝐢𝐜𝐦𝐚𝐚𝐥𝐚. Shiikhu wuxuu ka hadla...
28/11/2025

𝐊𝐡𝐮𝐝𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚: 𝐐𝐚𝐛𝐲𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐚, 𝐗𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐪𝐨𝐟𝐤𝐚 𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐛𝐲𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐤𝐮 𝐰𝐞𝐲𝐧 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐬𝐢𝐝𝐚 𝐪𝐚𝐥𝐝𝐚𝐧𝐚 𝐮 𝐢𝐬𝐭𝐢𝐜𝐦𝐚𝐚𝐥𝐚.

Shiikhu wuxuu ka hadlay dhowr daawo oo lagu xaliyo marka qofka ay ku wayntahay Qabyaalada mar walbana uu si qaldan ugu istcimaalo; Xalalka uu sheegay waxaa Asal u ahaa 3 sheey:

𝟏. 𝐈𝐧 𝐪𝐨𝐟𝐤𝐮 𝐟𝐚𝐡𝐦𝐨 𝐢𝐧 𝐝𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐧 𝐥𝐚𝐠𝐚 𝐚𝐛𝐮𝐮𝐫𝐚𝐲 𝐡𝐚𝐥 𝐦𝐞𝐞𝐥 (𝐍𝐚𝐛𝐢 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐦)

𝟐. 𝐈𝐧 𝐪𝐨𝐟𝐤𝐮 𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐨 𝐢𝐧 𝐐𝐚𝐛𝐢𝐢𝐥𝐤𝐚 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐮 𝐭𝐚𝐥𝐨 𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐥𝐚 𝐢𝐬𝐤𝐮 𝐛𝐚𝐫𝐭𝐨, 𝐥𝐚 𝐢𝐬𝐤𝐮 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫𝐢𝐲𝐨 𝐨𝐨 𝐥𝐚 𝐢𝐬𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐣𝐢𝐲𝐨

𝟑. 𝐈𝐧 𝐪𝐨𝐟𝐤𝐮 𝐟𝐚𝐡𝐦𝐨 𝐢𝐧 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐲 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐧𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐀𝐥𝐥𝐚𝐡 𝐢𝐲𝐨 𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐪𝐨𝐟𝐤𝐚 𝐢𝐢𝐦𝐚𝐚𝐧𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐥𝐥𝐚 𝐤𝐚 𝐜𝐚𝐛𝐬𝐢𝐠𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐨 𝐨𝐨 𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐚𝐡𝐚𝐲𝐧 𝐫𝐞𝐞𝐫𝐤𝐚 𝐮𝐮 𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲

Ilaahey wuxuu leeyaay:
يَا أَيُّهَا النَّاسُ إِنَّا خَلَقْنَاكُم مِّن ذَكَرٍ وَأُنثَىٰ وَجَعَلْنَاكُمْ شُعُوبًا وَقَبَائِلَ لِتَعَارَفُوا ۚ إِنَّ أَكْرَمَكُمْ عِندَ اللَّهِ أَتْقَاكُمْ ۚ إِنَّ اللَّهَ عَلِيمٌ خَبِيرٌ

𝐍𝐚𝐛𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐂𝐖 𝐊𝐡𝐮𝐝𝐛𝐚𝐝𝐢𝐢𝐬𝐢𝐢 𝐱𝐚𝐣𝐚𝐭𝐮𝐥�𝐰𝐚𝐝𝐚𝐚𝐜 ayuu dadka inta u naadiyay ku yiri: War dadow Rabigiin waa mid, Aabihiina waa mid, majiro qof carab ah oo ka qiimo badan mid aan carab ahayn, mana jiro mid cad oo ka qiimo badan mid madow (and vice versa). Waxa kaliya ee lagu kala qiimo badan yaayna waa Alla Ka cabsiga.
يا أيها الناس ! إن ربكم واحد و إن أباكم واحد ، ألا لا فضل لعربي على عجمي ولا عجمي على عربي و لا أحمر على أسود و لا أسود على أحمر إلا بالتقوى *( إن أكرمكم عند الله أتقاكم )* ، ألا هل بلغت ؟ قالوا : بلى يا رسول الله ! قال :فيبلغ الشاهد الغائب )

𝐊𝐚 𝐬𝐨𝐤𝐨𝐰 𝟑-𝐝𝐚𝐚𝐬 𝐬𝐡𝐞𝐞𝐲 ee kore oo muhiimka u ah in qofku xasuusnaado si uu u ogaado Qabyaalada iyo qiimo xumadeexa hadana shiiku wuxuu sheegay shiiqu qodobo kale oo ay ka mid ahaayeen:
1. In qofku xasuusnaado in muslimiinta dhamaan ay walaalo yihiin ayna wanaajiyaan walaaltinimadooda. Waxayna walaalo ku yihiin imaanka iyo islaanimada ka dhaxeysa.
Sida uu ilaahey yiri:
إِنَّمَا الْمُؤْمِنُونَ إِخْوَةٌ فَأَصْلِحُوا بَيْنَ أَخَوَيْكُمْ ۚ وَاتَّقُوا اللَّهَ لَعَلَّكُمْ تُرْحَمُونَ

2. In Qabiilku yahay wax ku eg aduunka, qofka markuu dhintana waxa qabriga iyo qiyaamaha la weydiinaayo ay tahay camal kiisa sida uu Allah swt leeyahay:
فَإِذَا نُفِخَ فِي الصُّورِ فَلَا أَنسَابَ بَيْنَهُمْ يَوْمَئِذٍ وَلَا يَتَسَاءَلُونَ

3. In Qofka fahmo in asiga dhanba laga sameeyay Candhuuf ah wax aan ka faano iskana nadiifino marka uu dhintana yahay Wax dadka is fogeeyaan oo la duugo.

4. In qofku xasuusnaado xiliyada ay fitnada qabyaaladu badan tahay inuu ku hadlo wax aan fitno kicineyn, sida nabiga scw uu yiri dadka waxaa kamid ah kuwo kheyrka fura shartana xira, iyo kuwo caksigooda ah, waxaa kheyr iyo Jano u suugnaatay qofka kheyrka fura, halaag iyo Naar na u sugnaata qofka Sharta fura.
إِنَّ مِنَ النَّاسِ مَفَاتِيحَ لِلْخَيْرِ مَغَالِيقَ لِلشَّرِّ، وَإِنَّ مِنَ النَّاسِ مَفَاتِيحَ لِلشَّرِّ مَغَالِيقَ لِلْخَيْرِ، فَطُوبَى لِمَنْ جَعَلَ اللهُ مَفَاتِيحَ الخَيْرِ عَلَى يَدَيْهِ، وَوَيْلٌ لِمَنْ جَعَلَ اللهُ مَفَاتِيحَ الشَّرِّ عَلَى يَدَيْهِ

Jumca Mubaarak

اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ، وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ، وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ، وَبَارِكْ عَلَى مُحَمَّدٍ، وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ، وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، فِي الْعَالَمِينَ إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ

Address

Jidcadaha Seybiyaano
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 16:00
Tuesday 08:00 - 16:00
Wednesday 08:00 - 16:00
Thursday 08:00 - 16:00
Saturday 08:00 - 16:00
Sunday 08:00 - 16:00

Telephone

+252619070001

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Sayid- Dhakhtarka Lafaha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr.Sayid- Dhakhtarka Lafaha:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category