Samawanaag General Hospital

Samawanaag  General Hospital SVH Samawanaag Voluntary Hospital is private Hospital located in wadajir district area Ceelqalow

Mala dhibantahy xanuunada maqaarka,timaha iyo cidiyaha hadaba kalay imow Xarunteena oo hel Adeeg Caafimaad oo tayo sare ...
02/06/2025

Mala dhibantahy xanuunada maqaarka,timaha iyo cidiyaha hadaba kalay imow Xarunteena oo hel Adeeg Caafimaad oo tayo sare leh.

Samawanaag General Hospital

DAAWAYNTA CUDURADA MAQAARKA,TIMAHA IYO CIDIYAHA ayaad ka helaysa xarunteena Samawanaag  General Hospital WhatsApp number...
22/03/2025

DAAWAYNTA CUDURADA MAQAARKA,TIMAHA IYO CIDIYAHA ayaad ka helaysa xarunteena Samawanaag General Hospital

WhatsApp number 61 0360124

Follow and share postigan

03/12/2024
عيد سعيد وكل عام وانتم بخير بمناسبة عيد الفطر تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال وكل عام وانتم بخير.Ciid Mubarak dhaman Um...
10/04/2024

عيد سعيد وكل عام وانتم بخير بمناسبة عيد الفطر
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال وكل عام وانتم بخير.
Ciid Mubarak dhaman Umada muslimta gaar ahaan Umada Somaliyeed meelwalbo dunida kajogtaaan waxan idin leenahay Ciid Mubarak markale.
Agaasimaha Guud isbitaalka Samawanaag.

Samawanaag General Hospital

Asc ww dhaman bulshada nagu xiran Kafaidaysi wacan fursadaas bukaanadeena nagu xiran. Nagala soo xariir WhatsApp Number ...
21/03/2024

Asc ww dhaman bulshada nagu xiran
Kafaidaysi wacan fursadaas bukaanadeena nagu xiran.
Nagala soo xariir WhatsApp Number 61 0360124

Follow Samawanaag General Hospital

Dhakhtarka cudurada caruurta ayaaa diyaar kugu ah isbitaalka guud ee Samawanaag.Nagala soo xariir WhatsApp Number 61 036...
14/03/2024

Dhakhtarka cudurada caruurta ayaaa diyaar kugu ah isbitaalka guud ee Samawanaag.
Nagala soo xariir WhatsApp Number 61 0360124

Samawanaag General Hospital

Wargalin muuhim dhaman bulshada kudhaqan gobalka Banadir iyo nawaaxigeeda waxa la ogeysinayaa in isbitaalka Samawanaag G...
13/03/2024

Wargalin muuhim dhaman bulshada kudhaqan gobalka Banadir iyo nawaaxigeeda waxa la ogeysinayaa in isbitaalka Samawanaag General Hospital uu soo farista dhakhtarka cudurada maqaarka timaha iyo cidiyaha.
Degmada Dharkeynley gaar ahaan xafada suuqlif

Nagala soo xariir WhatsApp Number 61 0360124

Follow soo dheh page ka Samawanaag General Hospital

16/09/2023

Bishaaro bisharo waxaa la idinkugu bishaareenayaa in isbitaalka Samawanaag Voluntary Hospital uu ka howl galo dhakhtarka cudurada guud iyo uurkujirta.
Fiiro gaar ah lakulanka dhakhtarka waa lacag la'aan
Isbitaalka waxa uu kuyalaa degmada wadajir agagaarka masjidka culusow
Qabso lambar adoo gurigaaga joogo

WhatsApp number 61 0360124
the page
the post


Samawanaag Voluntary Hospital

01/09/2023

Dhakhtiirta aad kaheleyso waxa kamid ah
1. Dhakhtarka cudurada maqaarka,timaha iyo cidiyaha
2. Dhakhtarka cudurada guud iyo uurkujirta
3. Dhakhtarka cudurada caruurta
4. Dhakhtarka cudurada cunaha, sanka iyo dhagaha
5. Dhakhtarka cudurada haweenka

Afkaaga hooyo kusheego xanunka aad ka cabaneyso

Nagala soo xariir
WhatsApp number
61 0360124
Samawanaag Voluntary Hospital

01/09/2023

Cunugaaga cuntada oo uusan qadaneynin
Maka cabanaysaaaaa
nagu soo booqo xarunteena ceelqalow ee degmada wadajir agagaarka masjidka culusow


Samawanaag Voluntary Hospital
WhatsApp number
61 0360124

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Samawanaag General Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category