Waaberi Hospital

Waaberi Hospital Kumbiyuutarka Beerka,Kumbiyuutarka uur ku jirta iyo Iskaank

20/03/2026

Waa maxay dhibaatooyinka caafimaad ee imaan karo maalmaha ciida ee la xiriira dheefshiidka.

19/03/2026

Waxaan dhamaan muslimiinta gaar ahaan umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeyneynaa ciida, waxaan idin leenahay ciid wanaagsan.

14/03/2026

𝗖𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗗𝗵𝗲𝗲𝗳𝘀𝗵𝗶𝗶𝗱𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗥𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮
𝗠𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 25-𝗮𝗮𝗱: Maxaa keena af urka ama af shiirka xiliga ramadaanka.

La soco talooyinka dhakhaatiirta Waaberi Hospital kana faa’iidayso aqoon caafimaad oo ku anfacdo adiga iyo qoyskaagaba bisha barakaysan ee Ramadaan.

13/03/2026

𝗖𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗗𝗵𝗲𝗲𝗳𝘀𝗵𝗶𝗶𝗱𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗥𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮
𝗠𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 24-𝗮𝗮𝗱: dadka qabo boog calooleedaka ama ama waxa ay soomaalida u taqaano gaaska caloosha iyo xiliga ramadaanka

La soco talooyinka dhakhaatiirta Waaberi Hospital kana faa’iidayso aqoon caafimaad oo ku anfacdo adiga iyo qoyskaagaba bisha barakaysan ee Ramadaan.

11/03/2026

𝗖𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗗𝗵𝗲𝗲𝗳𝘀𝗵𝗶𝗶𝗱𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗥𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮
𝗠𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 22-𝗮𝗮𝗱: Dhagaxaanta xameetida iyo xiliga ramadaanka.

La soco talooyinka dhakhaatiirta Waaberi Hospital kana faa’iidayso aqoon caafimaad oo ku anfacdo adiga iyo qoyskaagaba bisha barakaysan ee Ramadaan.

10/03/2026

𝗖𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗗𝗵𝗲𝗲𝗳𝘀𝗵𝗶𝗶𝗱𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗥𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮
𝗠𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 21-𝗮𝗮𝗱: Saameynta cunnada badan ee la cuno xiliga ramadaanka iyo dheefshiidka.

La soco talooyinka dhakhaatiirta Waaberi Hospital kana faa’iidayso aqoon caafimaad oo ku anfacdo adiga iyo qoyskaagaba bisha barakaysan ee Ramadaan.

Bukaanada qaba xanuunka kelyaha waa inay si weyn uga taxaddaraan xaddiga biyaha ay cabbayaan. Mar kasta la tasho dhakhta...
07/03/2026

Bukaanada qaba xanuunka kelyaha waa inay si weyn uga taxaddaraan xaddiga biyaha ay cabbayaan. Mar kasta la tasho dhakhtarkaaga ka hor intaadan go'aansan soonka

📍 Waaberi Hospital waxa uu ku yaalaa Soobe, Kasoo horjeedka hotel Shamo.
📞 611 78 09 61 | 611 78 09 62

Dad badan ayaa ka cabsada in ay wadne xanuun qabaan, halka dhibku yahay dheefshiidka. Waxaan kuu samaynaa baaritaan sax ...
06/03/2026

Dad badan ayaa ka cabsada in ay wadne xanuun qabaan, halka dhibku yahay dheefshiidka. Waxaan kuu samaynaa baaritaan sax ah oo labada dhinac ah si loo kala sooco.

Nagu soo booqo Waaberi Hospita, ooh el daryeel sax ah

📍 Kasoo horjeedka hotel Shamo, Soobe, Muqdisho - Somalia
📞 611 78 09 61 | 611 78 09 62

Sigaarku wuxuu kordhiyaa aash*tada caloosha iyo xanuunka beerka. Ka faa'iideyso bishan si aad jirkaaga uga nadiifiso sun...
05/03/2026

Sigaarku wuxuu kordhiyaa aash*tada caloosha iyo xanuunka beerka.

Ka faa'iideyso bishan si aad jirkaaga uga nadiifiso sunta sigaarka. Dheefshiidkaagu wuu kuu mahadnaqi doonaa! Bilow maanta.

📍 Nagu soo booqo Waaberi Hospital
📞 611 78 09 61 | 611 78 09 62

Haddii aad dareemayso calool fadhi, kordhi cunooyinka kubadan fiber-ka (khudradda) iyo cabitaanka biyaha sidoo kale soco...
04/03/2026

Haddii aad dareemayso calool fadhi, kordhi cunooyinka kubadan fiber-ka (khudradda) iyo cabitaanka biyaha sidoo kale socodka afurka ka dib waa dawo.

Caafimaadkaaga waa amaano ee ka taxadar.

📍 Nagu soo booqo Waaberi Hospital
📞 611 78 09 61 | 611 78 09 62

02/03/2026

𝗖𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗗𝗵𝗲𝗲𝗳𝘀𝗵𝗶𝗶𝗱𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗥𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮
𝗠𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 13-𝗮𝗮𝗱: Muhiimada socodka iyo xiliga ramadaanka.
Goorma ayey ku haboon tahay in la socdo marka la sooman yahay.

La soco talooyinka dhakhaatiirta Waaberi Hospital kana faa’iidayso aqoon caafimaad oo ku anfacdo adiga iyo qoyskaagaba bisha barakaysan ee Ramadaan.

01/03/2026

𝗖𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗗𝗵𝗲𝗲𝗳𝘀𝗵𝗶𝗶𝗱𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗥𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮
𝗠𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 12-𝗮𝗮𝗱: Shubanka iyo xiliga ramadaanka.

Shubanka ma calaamad cuno lagu sumooway miyaa mise waa wax iska caadi ah? Waxbadan ka ogow oo daawo muuqaalkaan

La soco talooyinka dhakhaatiirta Waaberi Hospital kana faa’iidayso aqoon caafimaad oo ku anfacdo adiga iyo qoyskaagaba bisha barakaysan ee Ramadaan.

Address

Opp. Hotel Shamo & Hayat Market (Soobe), Wadajir, Benadir
Mogadishu
252

Telephone

+252614944449

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waaberi Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Waaberi Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category