DAARUL-Siha Volunteer Hospital

DAARUL-Siha Volunteer Hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from DAARUL-Siha Volunteer Hospital, Hospital, Mogadishu.

Sanad Walba Markii Lagaaro 28 JULY 2021 Dunida Waxaa La Iska Wacyo Galiyaa  Caabuqa Cagaarshowga ( Viral Hepatitis ).  D...
28/07/2021

Sanad Walba Markii Lagaaro 28 JULY 2021 Dunida Waxaa La Iska Wacyo Galiyaa Caabuqa Cagaarshowga ( Viral Hepatitis ).

DAARUL-SIHA Volunteer hospital Waxa Ay Diyaar Kula Tahay Inaad Iska Baarto Is Lamarkaana Aad Iska Tallaasho Xanuunka Adigoo Hellaya Qiima Dhimis 50%.

ASC Waxan Ugu HAMBALYEYNAYA dhamaan Bahda Caafimadka Qasatan Midwife ka INTERNATIONAL DAY FOR MIDWIFE. waxan halkan sala...
05/05/2021

ASC Waxan Ugu HAMBALYEYNAYA dhamaan Bahda Caafimadka Qasatan Midwife ka

INTERNATIONAL DAY FOR MIDWIFE.

waxan halkan salan ugadiraya Umada muslimiinta ah melwalbo Oo ay dunida kaga Suganyihiin, Siqas ah waxan uga Hambalyenayaa dhaman bahda DAARUL.SIHA VOLUNTEER HOSPITAL.

Dr’s Xamdi Maxamed Fiidow.
-SIHA Volunteer Hospital.

Dr A/kadir Abdi maxamud  Oo ah Dhaqtarka Caruurta Ee Isbitalka -SIHA Volunteer hospital waxa uu ka daweyn Doonaa cudurad...
21/04/2021

Dr A/kadir Abdi maxamud Oo ah
Dhaqtarka Caruurta Ee Isbitalka
-SIHA Volunteer hospital waxa uu ka daweyn Doonaa cudurada ku dhaca Caruurta Kuwaaso Kala ah:-
1) Kaadi baxsadka
2) cunto qaadasho la’aanta
3) Fuuq baxa
4) Burkiitada
4) Gaaska Carrurta

sidoo kale Dhaqtarka waxa Uu diyaar kugula Yahay Latallinta Xaallada Caafimaad Ee Caruurta Oo Si Billaash ah.

Isbitaalka DAARUL-SIHA Volunteer Hospital Waxaa Kuugu Diyaar Ah  Dr Abdikadir Abdi maxamud( Dr Seemey)  Oo ah Dhaqtar Ka...
19/04/2021

Isbitaalka DAARUL-SIHA Volunteer Hospital Waxaa Kuugu Diyaar Ah Dr Abdikadir Abdi maxamud( Dr Seemey) Oo ah Dhaqtar Kaa Daaweyn dono Cudurada ku dhaca caruurta
Sidoo kale dhaqtarka wuxuu kula talin donaa xalaadaha Caruurta sida:-
1. Koriisimaha.
2. Naas nuujinta.
3. Talaalka caruurta.

Hamooganin Isbitalka Daarul-siha waxa Uu ku yallaa Dagmada kaaran Next Masjidka Irshaad.

Wixii faah faahin ah Fadlan wax 617001560/619002718.

Su'aasha Ramadaanka ee Galab walba!Guuleystaha ugu horeeya ee ka Jawaaba Su'aasha ayaa heli doona abaal marin lacageed.S...
19/04/2021

Su'aasha Ramadaanka ee Galab walba!
Guuleystaha ugu horeeya ee ka Jawaaba Su'aasha ayaa heli doona abaal marin lacageed.

Shuruudaha Jawaabta:
1. Like sar Page ka.
2. Share gare post ga.
3. Ka Jawaab Su'aasha.

19/04/2021

RAMADAAN KARIIM.!

Barnaamijka Suaalaha Caafimaadka Bisha Barakeysan ee Ramadaan.!
Ku guuleyso Abaalmarin Lacageed, Galab Walba 4:45 Galabnimo.

 Isbitaalka  -Siha Waxaa Kuugu Diyaar Ah Dhakhtarad Ku Taqasustay qallimada iyo Daaweynta Cudurada Ku Dhaca Haweenka, Kh...
25/03/2021



Isbitaalka -Siha Waxaa Kuugu Diyaar Ah Dhakhtarad Ku Taqasustay qallimada iyo Daaweynta Cudurada Ku Dhaca Haweenka, Khibrad Dheerna Uleh Daaweyntooda.

Haween ka iyo Dhalmada.

Isbitaalka DAARUL-SIHA  Waxaa Kuugu Diyaar Ah Dhaqtar Ka daweyn dono  Cudurada Guud iyo Daaweyntoda Khibrad Dheerna Uleh...
23/03/2021

Isbitaalka DAARUL-SIHA Waxaa Kuugu Diyaar Ah Dhaqtar Ka daweyn dono Cudurada Guud iyo Daaweyntoda Khibrad Dheerna Uleh.

Dr.C/kadir Muqtar Abidiin ( Dr Cabidiin).

17/03/2021

Welcome darul_siha hospital

Address

Mogadishu

Telephone

+252613281060

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DAARUL-Siha Volunteer Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to DAARUL-Siha Volunteer Hospital:

Share

Category