Shariifo Herbal treatment

Shariifo  Herbal treatment KU SOO DHAWOOW SHARIIFO HERBAL TREATMENT PAGE. NAGU CAAWI SHARE, LIKE OO GAARSII ASXAABTAADA.

WAXAA HEYNAA DAAWOOYIN TAYO SARE LEH OO KA KOOBAN NUUCYO KALA DUWAN TAASO KA HELI DOONTID HADII AAD ISTICMAASHO.

18/02/2024

Xasan Shiikh Maxamuud ma waxa uu diidanaa inuu u ololeeyo Foosiya Xaaji Aadan ?

Xasan Shiikh Maxamud si fiican ayuu u garanayey habmaamuska iyo dhawrsanaanta xarunta midowga Afrika, wuu ogaa inay mamnuuc ka tahay in aan hub lala gali karin goob ay joogaan madaxii adduunka iyo afrikaba, iyadoo waliba uu maalin dhawayd askari soomaaliya ka tirsan sameeyay falkii argagixiso ee ugu yaabka badnaa.

Sida ay u badan tahay, Xasan ficilkan wuxuu u sameeyay si uu u jilo indhosarcad wuxuu kala doortay Abukar Osman Baalle oo uu la doonayo inuu Sanad fadhiyo Kursiga golaha ammaanka ee Qaramada midoobay iyo Foosiya xaaji Aadan oo u sharaxan Kursiga Midowga Afrika ah oo hada banaanaya.

Xasan iyo Kooxdiisu waxa ay istuseen in aan labadan boos isku mar lawada qaadan karin doorashada Foosiya Xaaji Aadan aanay faa'iido badani ugu jirin Hawidaar sidaasi darteed loo baahan yahay in booska Golaha Amniga oo loosii qorsheeyay baalle in lagu awood la isugu geeyo sawirka Soomaalida iyo Foosiyaba la tusayaanna uu noqdo meeshiiba waanu kasoo cadhoonay.

Allow nin aan waxba ogayn ha cadaabin.

10/07/2023

Caawa ayaa ku Saddex ah in gabadhaas yar ay qoyskeedu la’yihiin. Cidii aragta degdeg ha ula xiriirto . Tel.061820171 ama 0618202255.

Fadlan nala raadi walaal.
Mahadsanid

10/01/2023
 ❓Babaasiirtu waa dhibaato dad badan laga helo waxana ay saameysaa qiyaastii 50% dadka waqti ka mid ah noloshooda. Inkas...
14/04/2022



Babaasiirtu waa dhibaato dad badan laga helo
waxana ay saameysaa qiyaastii 50% dadka waqti
ka mid ah noloshooda. Inkastoo ay xanuun leedahay
lagana xishoodo, caadi ahaan waa xaalad culus.



Calaamadaha lagu yaqaano waa...
1) Cuncun agagaarka futada.
2) Dhiig oo la arko ka dib marka la saxaroodo.
3) Xanuun iyo raaxo daro inta la saxaroonayo iyo wax yar ka dib.
4) Barar la arki karo oo ku yaalla agagaarka futada.
5) Dareen ah in si buuxda caloosha loo faaruqin ama loo saxaroon

Haddii babaasiirtu ay kuu keentay xanuun badan iyo
raaxo-daro, waa inaad u tagtid Dhakhtar.



Waxa loo haystaa in babaasiirta ay caloosha
adagi sababto. Haddii calooshu ku adag tahay
muddo dheer badanaana ay dhib kugu tahay sidii
aad u dhigi lahayd saxarada adag, waxay taasi
dhaawac u geysan kartaa gidaarka ama darbiga
marinka futada.

Wax kasta oo xayiraya kor-u-socodka xorta ah
ee dhiigga maraya xididadaa waxa uu keenaya in cadaadisku ku kordho. Taasina waa sababta inta
badan babaasiirta loogu arko haweenka uurka leh.

:

Dadka intiisa badan ee leh babaasiirta way gartaan calaamadaha lagu yaqaano. Weydii DR ka
la-talin, haddii aad shaki qabtidna u tag Dhakhtarka

Haddii aad qabtid dhiig-bax aan sababtiisa
la garanaynin oo ka yimid malawadka ama futada,
waa in Dhakhtarkaaga ku arko wakhtiga ugu
dhakhasaha badan ee suurogalka ah.



Calaamadaha waxa lagu daaweyn karaa daawooyin Aadna iskaaga cirib tiri kartaa xanuunkan.. qaarka midah daawoyinkan soo socda lkn markasta xalada iyo heerka baabasiirtada ayey ku xiran tahay.
Waxa kamidah dawoyinka lagu ciribtiro sida Chitosan, Double cellulose IWM.

xanuunkan


WhatsApp: +252615697236

Asc Wll matahay qof kacabaneyso xanuunada dumarka kudhaca oo ma uradineysaa xal sida .1. Caada wareerka 2. Ugxan yerida ...
04/04/2022

Asc Wll matahay qof kacabaneyso xanuunada dumarka kudhaca oo ma uradineysaa xal sida .
1. Caada wareerka
2. Ugxan yerida
3.xanuunka ilama galenka
4. Dhalma la'aanta
5. Wadna xanuunka
6.xasaasiyada
7. Qanjirka
8. Baabasirka
9.xanuunada uurka kudhaca
10.neerfaha
11.gaaska
12.burooyinka

HADII AAD UBAHANTAHY DHAMAN CUDURADAAN INAAD ISKA DAWEYSO
NAGALA SOXIRIRI
Whatsapp +252615697236

👇XANUNKA NERFKA IYO XALKIISA👇xanuunka neerfaha ayaa noqon kara mid xanuun badan oo dhib badan. Xanuunka neerfaha iyo dha...
04/04/2022

👇XANUNKA NERFKA IYO XALKIISA👇
xanuunka neerfaha ayaa noqon kara mid xanuun badan oo dhib badan. Xanuunka neerfaha iyo dhaawaca dareema yaasha waxaa u sababi kara sciatic, prolapse, sonkorow, xanuun dareemayaasha, calool istaagga, cudurada difaaca jirka iyo waxyeelada daroogada. Si kastaba ha noqotee, waxaan la soconaa in xanaaqa dareemayaasha oo shaqeynaya ay sabab u yihiin muruqyada iyo kala-goysyada ayaa ugu badan.
Marka xaalad caafimaad ama bayooloji la joogo culaysku waa arrin jireed, maskaxeed, ama shucuureed oo sababa kacsanaanta jidhka ama maskaxda. Cadaadisku waxa uu noqon karaa mid dibadda ah (haka yimaadda deegaanka, nafsiyan, ama xaalado bulsho) ama gudaha (xanuun, ama habsocod caafimaad).
F.G waxaa jira Daawo organic ama food supplements ah oo kaa zuulinayso
Iyo Talooyinka dhaqaatiir aqoon fiican u leh
Hadii aad adiga la il darantahay Nerves ka ama ehelkaka Nuucow doonaba a ahaadee
Lasoo xiririir /+252615697236

RAMADAN MUBARAK! Waxaan umadda Muslimiinta, gaar ahaan umadda Soomaaliyeed ugu bishaaraynaynaa bilashada bisha barakaysa...
01/04/2022

RAMADAN MUBARAK!

Waxaan umadda Muslimiinta, gaar ahaan umadda Soomaaliyeed ugu bishaaraynaynaa bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan. Waxaan Alle ka baryaynaa inuu naga dhigo kuwii kawada faa’iidaysta kheyrka bishaan barakaysan. !

Waa maxay calaamadaha lagu garto howlgabka qanjirka thyroid-ka?Calaamadaha la dareemo waxay ku xiran tahay heerka uu mar...
27/03/2022

Waa maxay calaamadaha lagu garto howlgabka qanjirka thyroid-ka?
Calaamadaha la dareemo waxay ku xiran tahay heerka uu marayo xanuunkaaga, hadduu xanuunka uu muddo ku hayay waxaa dareemaysaa calaamado ka duwan markii uu kugu cusub yahay.

Calaamadaha oo la dareemo waxaa ugu horreeyo:
1- Caajis iyo daal (haweenka qaarkood, daal iyo tabar darri awgeed, markay xoogaa socdaan waa in ay nastaan oo ay fariistaan!!)
2- Qabowga oo aad dhibsatid ama xilliga qaboobaha oo caajiska aad kuugu bato.
3- Calool-fadhi
4- Miisaankaaga oo kordho adigoo aanan cunin cunto badan
5- Wajiga oo ku bararo ama aad dareento inuu buuxsan yahay ama daamankaaga ay buufsan yihiin.
6- Codka oo xabeeb yeesho khaasatan subaxyadii h**e (dadkaan waxay isku arkaan dhuunta oo bararan)
7- Murqo xanuun iyo tabardarri aadan si sahlan fadhiga uga istaagi karin illaa inaad wax qabsato ama aad afarta ku kacdo mooyee.
8- Kalagoysyo xanuun ama barar
9- Caadada oo kaa wareerto ama siyaado noqoto socodkeeda.
10- Tinta oo khafiifto ama inay kaa go'go'ayso aad dareento
11- Maqaarka jirkaaga oo boor boor yeesho ama qallayl noqdo
12- Hilmaan aadan horay u qabi jirin iyo caajis maskaxda ah.
13- Dilan soo noqnoqdo ama haweenta oo uur yeelan wayso wuu keenaa xanuunkaan.
13- Qanjirka oo soo kuusto ama bararo, qofkane uu dareemo in dhuunta laga ceejinayo.
F.G waxaan kugu caawin donaa daawoyin organic ah weyna kaa ciribtiraayaan
Dawooyin herbal ah ama dabiici nagala soo xiriir whatsapp
+252 615697236
Share Garey sida wllahaga ugu faaideystaan

Address

Mogadishu

Telephone

+252615697236

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shariifo Herbal treatment posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Shariifo Herbal treatment:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram