Dr. Mustafa Abdulrahman Ali

Dr. Mustafa Abdulrahman Ali Consultant Psychiatrist 🧠

19/11/2024

Ugu dambeeyn Waxeynu ka jaawabnay Codsiyadii Nooga yimid Macamiisheena kudhaqan Degmada Kaaraan iyo Degmooyinka Deriska la ah .

Nagalaso Xiriir whatsapp: 0619999081

23/10/2024

Maka cabsataa bulshada ama inaad is hor istaagto, Daawo muqaalkan

10/10/2024
04/10/2024

Wargalin 🚨🚨

Dhamaan Macaamiisha isbitaalka Ku xiran waxaan Ogeeysiineynaa in uu dib uguso laabtay Isbitaalka
Dr. Mustafa Abdulrahman oo Dalka Dibadiisa kumaqnaa mudooyinkii laso dhaafay .

Nagalasoo xiriir whatsapp: +252619999081

10/09/2024

Qiyaastii Sanad walba 𝟕𝟎𝟎,𝟎𝟎𝟎 𝐨𝐨 𝐪𝐨𝐟 ayaa 𝐢𝐬𝐝𝐢𝐬𝐡𝐚, intaas inkabadana ayaa Ku fikirta in ay isdilaan .

𝐃𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐭𝐢𝐫𝐭𝐞𝐞𝐧𝐮𝐧𝐚 𝐖𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐥𝐚𝐤𝐮𝐥𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐛𝐢𝐥𝐰𝐚𝐥𝐛𝐚 𝐐𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐭𝐢𝐢 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐧𝐚𝐚𝐧 𝐪𝐚𝐟𝐨𝐨𝐝 𝐨𝐨 𝐊𝐮 𝐟𝐢𝐤𝐢𝐫𝐭𝐚 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐢𝐬𝐝𝐢𝐥𝐚𝐚𝐧.

Is-dilku waa dhibaato caafimaad oo bulsho oo leh cawaaqib bulsho, shucuureed iyo mid dhaqaale oo fog

26/08/2024
24/08/2024

Hadii aad isku aragto calamadaha xanuunka 𝐏𝐨𝐬𝐭𝐩𝐚𝐫𝐭𝐮𝐦 𝐃𝐞𝐩𝐫𝐞𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧, Soo gaar xunteena Inta uusan qoyskaaga uusan burburin si aan kuu Caawinno.

Nagalaso xiriir whatsapp : +252619999081

08/08/2024

𝐂𝐌𝐄 𝐨𝐧 𝐈𝐧𝐭𝐞𝐠𝐫𝐚𝐭𝐢𝐧𝐠 𝐌𝐢𝐧𝐝 𝐚𝐧𝐝 𝐁𝐨𝐝𝐲: 𝐀𝐩𝐩𝐫𝐨𝐚𝐜𝐡𝐞𝐬 𝐭𝐨 𝐏𝐬𝐲𝐜𝐡𝐨𝐬𝐨𝐦𝐚𝐭𝐢𝐜 𝐃𝐢𝐬𝐨𝐫𝐝𝐞𝐫𝐬 𝐢𝐧 𝐌𝐞𝐝𝐢𝐜𝐢𝐧𝐞

Ururka Dhakhaatiirta Soomaliyeed waxa ay ku casuumayaan dhamaan Dhakhaatiirta Soomaaliyeed inay kasoo qeyb galaan CME diirada lagu saari doono cinwaanka hoos ku xusan:-

𝐈𝐧𝐭𝐞𝐠𝐫𝐚𝐭𝐢𝐧𝐠 𝐌𝐢𝐧𝐝 𝐚𝐧𝐝 𝐁𝐨𝐝𝐲: 𝐀𝐩𝐩𝐫𝐨𝐚𝐜𝐡𝐞𝐬 𝐭𝐨 𝐏𝐬𝐲𝐜𝐡𝐨𝐬𝐨𝐦𝐚𝐭𝐢𝐜 𝐃𝐢𝐬𝐨𝐫𝐝𝐞𝐫𝐬 𝐢𝐧 𝐌𝐞𝐝𝐢𝐜𝐢𝐧𝐞, waxaana soo kala jeedin doono:

𝐃𝐫 𝐌𝐮𝐬𝐭𝐚𝐟 𝐀𝐥𝐢
MBChB, Mmed Psychiatry
Consultant Psychiatrist at Habeb Psychiatric Hospital

𝐃𝐫 𝐀𝐡𝐦𝐞𝐝 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝
PGY-4 Psychiatry Resident, University of Missouri
Columbia, Missouri

🗓 𝟎𝟓 𝐀𝐮𝐠𝐮𝐬𝐭 𝟐𝟎𝟐𝟒
🌞 𝐌𝐨𝐧𝐝𝐚𝐲
⌛ 𝟎𝟑:𝟑𝟎 𝗣𝗠 - 𝟎𝟔:𝟎𝟎 𝐏𝐌
📍𝐉𝐚𝐳𝐞𝐞𝐫𝐚 𝐔𝐧𝐢𝐯𝐞𝐫𝐬𝐢𝐭𝐲, 𝐌𝐚𝐢𝐧 𝐂𝐚𝐦𝐩𝐮𝐬, 𝐌𝐨𝐠𝐚𝐝𝐢𝐬𝐡𝐮 - 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐚

Postpartum Depression !
14/07/2024

Postpartum Depression !

06/07/2024

Waxaan kugu Caawin karnaa inaad iska jartid Sigaarka Inagoo kusiin doono Daawooyin lagu jaro iyo Talooyin Caafimaad .

Nagalaso Xiriir Whatsapp-ka: +252619999081

29/06/2024

Ma ogtahy in qofka laga cawin karo joojinta cabida Sigaarka iyo Shiishada. Waxan bilowney Smoking Cessation Program.
Hadaba Dawo Clipkan kooban si aad wax uga barato laqabatinka Sigaarka iyo sida looga bogsado.

Address

21 October Road, مقديشو, الصومال
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252619999081

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Mustafa Abdulrahman Ali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr. Mustafa Abdulrahman Ali:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category