Dr. Ismail Mohamed Ali

Dr. Ismail Mohamed Ali Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr. Ismail Mohamed Ali, Otolaryngologist (ENT), Mogadishu.

Daaweynta iyo Qaliinka Cuduradda ku dhaca CUNAHA, DHAGAHA & SANKA(ENT), ahna khabiir qalimada dhegaha iyo dhagoolnimada kana howl gala Hospitalka Shaafi Magalada Mogadishu/0619992697 call&whatsapp

28/03/2026

Xiriir Nuucee Ah Ayaa Ka Dhaxeeya Dhagaha iyo Afka?





25/03/2026

Maqal la'aantu ma ahan dhamaadka rajada balse hadii la helo aqoon, khibrad iyo qalab casri ah waxaa dib loo soo celin karaa rajooyin duugoobay.






24/03/2026

Qofka maqalka waayay iyo kan ku dhashayba—labadooduba waxay leeyihiin xal iyo rajo.



Waxaa shaqada dib ugu soo laabtay ka dib munaasabata eida Dr. Ismail Mohamed Ali  la kulan dhaqtarka oo hel adeegyo caaf...
23/03/2026

Waxaa shaqada dib ugu soo laabtay ka dib munaasabata eida Dr. Ismail Mohamed Ali la kulan dhaqtarka oo hel adeegyo caafimaad oo dhamaystiran.

19/03/2026

𝐂𝐈𝐈𝐃 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊
Dhamaan umadda Muslimiinta ah waxaan idiin leeyahay farxad ku ciida.
عيدكم مبارك، كل عام وأنتم بخير، تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال. 🤍


𝐂𝐈𝐈𝐃 𝐖𝐀𝐍𝐀𝐆𝐒𝐀𝐍 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐦𝐮𝐬𝐥𝐢𝐦𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚
19/03/2026

𝐂𝐈𝐈𝐃 𝐖𝐀𝐍𝐀𝐆𝐒𝐀𝐍 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐦𝐮𝐬𝐥𝐢𝐦𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚

Daweynta xanuunka gowracada ee saxda ah waa mid muhiim ah oo waxtar leh, Waxay ka caawisaa qofka inuu si degan uga bogsa...
14/03/2026

Daweynta xanuunka gowracada ee saxda ah waa mid muhiim ah oo waxtar leh, Waxay ka caawisaa qofka inuu si degan uga bogsado xanuunka,la kulan dhaqtarka.

12/03/2026

Safia Ali ilaa waxa ay mudo la dhibaneyd nabar dhagta uga soo baxay kaas oo sababay qoyaan joogto ah, Qaliinka iyo daweynta uu sameeyay Dr. Ismail Mohamed Ali kadib hada way caafimaad qabtaa.

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊
12/03/2026

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊

11/03/2026

Waxaa jiro qaladaad badan oo ay sameeyaan bulshadeena intooda badan, iyagoo u maleynaya in ay daaweyn u sameynayaan dhagahooda.




10/03/2026

Maqalka oo yaraada saameyn maku yeelan karaa nolosha qofka?




Daweynta xasaasiyadda sanka si loo yareeyo cuncunka iyo hindhisada, Ku soo celi neefsasho fudud iyo raaxo maalin kasta. ...
09/03/2026

Daweynta xasaasiyadda sanka si loo yareeyo cuncunka iyo hindhisada, Ku soo celi neefsasho fudud iyo raaxo maalin kasta. la kulan Dr. Ismail Mohamed Ali.

Address

Mogadishu
2526

Telephone

+252619992697

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Ismail Mohamed Ali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr. Ismail Mohamed Ali:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram