Dr Fahiye

Dr Fahiye Welcome to my Page official, here you can find health consultation and health topics, so join us.

World Sight Day on Thursday October 10, 2024 Malinta araga adunka loo asteeyayAdunka wuxu diirada saraaa taxadirka iyo m...
10/10/2024

World Sight Day on Thursday October 10,
2024
Malinta araga adunka loo asteeyay
Adunka wuxu diirada saraaa taxadirka iyo mihiimada ay ledahay dhowrista ama badqabka indhaha caruurta yaryar iyo dadka waa weyn.
Waxan Kula talinayaa dhaman walidinta dhalay caruurta iney la socdaan Xalda araga caruurta iyo badqabka indhaha waliba ayaga ruuxoda si joogta iney ugu xirnaadan xaruma araga lagu daryeelo Ay booqdaan manta oo kale #

Pharmacology wa barashada daawadapharmacology Dhaqaatirta ama kadirinta cafimadka waxe tahay laf dhabar ama central dhaq...
09/10/2024

Pharmacology wa barashada daawada
pharmacology Dhaqaatirta ama kadirinta cafimadka waxe tahay laf dhabar ama central dhaqtar kasta oo takhasus ah
Sida:
Internal medicine::: muhiim aye tahay
Obs&gyne speci:::::: muhiimaye uyahay
Surgery speci :::::; muhiim aye utahay
Pediatric speci:::: muhiim aye utahay
ENT speci... Muhiim eye utahay
Opthalmology:::: muhiim aye tahay
Other specialty oo dhan

Waxa si fudud ku fahmin kartaaUnugyada jirka uu leyahay xubin kasta oo jirka kamida unuga ay ledahaySo kooban ku Bari as...
25/09/2024

Waxa si fudud ku fahmin kartaa
Unugyada jirka uu leyahay xubin kasta oo jirka kamida unuga ay ledahay
So kooban ku Bari asxabta la wadaag #

24/06/2024

Mogadishu-Somalia:- 24 June-2024

The special delegation of the president of JFS for health and nutrition affairs Mr. MP Dr C/rashid Maxamed Nur Jilley had a meeting today in Mogadishu the head of IOM of Somalia Mr Celestin Frantz.

That meeting discusses the relationship and cooperation between the two offices and how to improve the relationship between health and nutrition of Somalia.

THE END\n

HYPOGLYCEMIAsokorta qofka oo dhacda ama ka yaraata heerki logu tala galay.Calamadaha lagu garto hade sokorta kaa dhacdo:...
15/04/2024

HYPOGLYCEMIA
sokorta qofka oo dhacda ama ka yaraata heerki logu tala galay.

Calamadaha lagu garto hade sokorta kaa dhacdo:
1.dhidid Fara badan inad isku aragto
2.wareer inaad dareento
3.madax xanuun inad isku aragto
4.tabardari inad isku aragto
5. Gaajo ama baahi inaad dareento
6.inu adkaado ogaal qabka ama dheelitirnaanta masxaxda

Ogow hada isku aragto calamadaha oo badankood israaca waxa Sura gal ah sokortada in ay dhacsantahay fadalan is Baar ma is ogow so xaaldada usii xuman
Ama doctorka kugu dhaw booqo #

Kafaideysi wacan # #
Plz Like,share,

Habdhiska murqaha jirka Ka kooban yahay iyo magacyadooda kubaro halkan #
13/04/2024

Habdhiska murqaha jirka Ka kooban yahay iyo magacyadooda kubaro halkan #

21/12/2023
16/11/2023

Hepatomegaly muxu yahya Maxa lagu gartaa iyo calaadahiisa kufahan si kooban.

HEALTH TIPS PICkufaha si koban nocyada uqeybsan yahayShock iyo waxa ya kala yihin sido kale waxa keeno ama sababo qofka ...
24/06/2023

HEALTH TIPS PIC
kufaha si koban nocyada uqeybsan yahay
Shock iyo waxa ya kala yihin
sido kale waxa keeno ama sababo qofka inu kudhaco ama uu galo shock
Ilaa shan.qeynbood ayu ku iman kara shock
Pic.kaga bogo hada tahay
Health student

I have reached 1.5K followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. 🙏🤗🎉
23/06/2023

I have reached 1.5K followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. 🙏🤗🎉

Address

Hodan
Mogadishu

Telephone

+252618548484

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Fahiye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Fahiye:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category