Dr.Bariis diagnostic center

Dr.Bariis diagnostic center Macamiil ku soo dhawaaw Dr.Camuu diagnostic Center

30/08/2022

like iyo follow sheh

Alxmdulilaah waxa mahad iska leh Allah subxana watacala oo ii surta galiyay in so dhamaysto  herkayga kowaad jmcda  mant...
14/07/2022

Alxmdulilaah waxa mahad iska leh Allah subxana watacala oo ii surta galiyay in so dhamaysto herkayga kowaad jmcda manta oo kle waa malinta an sugayay waxan leyhy dhaman asxapateyda hbn qurux bdn Mel wlba ad dunida daclkeda ka jogtan

Ciid Mubarak dhamaan Muslimiinta Meylkasta aad joogtiin sanadkqn sanadkiis Laah nagaarsiyo
10/07/2022

Ciid Mubarak dhamaan Muslimiinta Meylkasta aad joogtiin sanadkqn sanadkiis Laah nagaarsiyo

Waa su,aal furan Marka horay Follow , like  share  dheh Ciida Gudahey Igu garsii 300 Followers Mahad sanidiin
08/07/2022

Waa su,aal furan Marka horay Follow , like share dheh Ciida Gudahey Igu garsii 300 Followers Mahad sanidiin

Ciid Mubaarak dhamaan umada muslimiinta Adiga Barito Halkey ku ciidi Rabtaa
08/07/2022

Ciid Mubaarak dhamaan umada muslimiinta Adiga Barito Halkey ku ciidi Rabtaa

Tijaabi aqoontaada su,aashan ka jawaab  Qalbakaan meysha yaalo iyo Qalabka caganta kuhayo sheeg dhamaan xita hadhafin Ca...
03/07/2022

Tijaabi aqoontaada su,aashan ka jawaab Qalbakaan meysha yaalo iyo Qalabka caganta kuhayo sheeg dhamaan xita hadhafin Cagayar oo oo cadka ah

Ustaad Abdullahi Aadan Mohed  oo ka mid ah Macalimiinta dugsiga Daryeel School  ayaa soo gabo gabeeyay heerka 1aad waxba...
01/07/2022

Ustaad Abdullahi Aadan Mohed oo ka mid ah Macalimiinta dugsiga Daryeel School ayaa soo gabo gabeeyay heerka 1aad waxbarashada.
Ustaad Cabadala waxaan ku lee nahay Hambayo Hambalyo hamabalyo

Hambalyo Abdirahman Abdullahi Ducaale dear brother Waxa aad xaqiijisay Midkamid ah ahdaaftaada H**e Usoco insh. Congrats...
26/06/2022

Hambalyo Abdirahman Abdullahi Ducaale dear brother Waxa aad xaqiijisay Midkamid ah ahdaaftaada H**e Usoco insh. Congrats....

Waa mataamanka indinleh Hamapalyo
26/06/2022

Waa mataamanka indinleh Hamapalyo

Asc Waxaa Halkaan Hampalyo farxadleh ugu dirayaa walaalkey marna saxibkey Yaxye Haruun oo udhamaaday heerkiisa 1aad ee w...
23/06/2022

Asc Waxaa Halkaan Hampalyo farxadleh ugu dirayaa walaalkey marna saxibkey Yaxye Haruun oo udhamaaday heerkiisa 1aad ee wazvarashada waxan ku leyahay hormar wacan guul wacan H**ey usoco walaal qaali ilaa master aad ka dameyso

Asc dhamaan muslimminta jimco wanaagsan  Asxaabteyda qaaliga ah waan uxiisay melwalba ee joogaa Nolo farxad leh kunolaad...
17/06/2022

Asc dhamaan muslimminta jimco wanaagsan Asxaabteyda qaaliga ah waan uxiisay melwalba ee joogaa Nolo farxad leh kunolaada

Hampalyo Hampalyo Waxaan halkaan hampalyo farxadleh ugu dirayaan Macalinkeyga qaaliga ah ustaad Nuurdiin iyo Macalimade6...
07/06/2022

Hampalyo Hampalyo Waxaan halkaan hampalyo farxadleh ugu dirayaan Macalinkeyga qaaliga ah ustaad Nuurdiin iyo Macalimade6da qaaliga ah ustaad maryama oo Alle ugu deyqay wiil Allah kusoo barbariyo kii dalkiisa iyo diintiisa iyo dadkiisa canfaca Allah kaa dhigo soo barbaar abti iyo adeer

Jimco Mubaarak All my funy friends
20/05/2022

Jimco Mubaarak All my funy friends

Waxaan halkaa hampalyo farxad leh udirayaa walaashey Zahro Abdullahi Ali oo Ka qalan jabisay jaamacada  heerka koowaad e...
18/05/2022

Waxaan halkaa hampalyo farxad leh udirayaa walaashey Zahro Abdullahi Ali oo Ka qalan jabisay jaamacada heerka koowaad ee wax barashada Ex-ciyaal Al=huda waxaan kudhahayaa horey usoco tii dalkeyda iyo dadkeyda iyo diinteyda iyo dadkeyda canfacda waxaan kuleyahay guul wacan marwalbo meysha aad joogto Hampalyo walshey Macaan meylkasta aad joogto

Address

Wadajir Xalane
Mogadishu

Telephone

+252619982089

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Bariis diagnostic center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr.Bariis diagnostic center:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category