15/11/2022
Ku soo dhawoow Konyo Konyo Voluntary Hospital .
Waxa aad naga heli doontaa adeeg caafimaad lacag la'aan ah oo tayo sare leh .
Xarunta Hospitalka waxa ay ku taalaa degmadda deyniile xaafadda Oodweyne.
Kala soo xiriir wixii faahfaahin ah.
0612289028/0617965034.