Androcare Hospital

Androcare Hospital The Most Trusted Fertility treatment And Sexual Dysfunction Hospital in Mogadishu, Somalia.

Specialized in Urology, Obstetrics & Gynecology, Pediatrics and Neunatal ICU.

Androcare Hospital waxaa kuugu diyaar ah dhamaan adeegyadaan  oo dhameystiran, nagu soo booqo isbitaalka.
11/08/2025

Androcare Hospital waxaa kuugu diyaar ah dhamaan adeegyadaan oo dhameystiran, nagu soo booqo isbitaalka.

`Hadii aad rabto daaweyn caafimaad oo kugu haboon la kulan  .  , oo ah dhaqtarad ku xeel dheer daaweyn xanuunada ku dhac...
09/08/2025

`Hadii aad rabto daaweyn caafimaad oo kugu haboon la kulan . , oo ah dhaqtarad ku xeel dheer daaweyn xanuunada ku dhaca haweenka iyo qaliimadooda, nagu soo booqo Androcare Hospital.

09/08/2025

WAXAA DHICI KARA MARARKA QAAR IN ILMUHU AY KU DHASHAAN XAALADO DEG-DEG AH, HADII AAN LOO HELIN DHAQTAR TAQASUS FIICAN U LEH IYO QALABKI KU HABONA SIDA NICU AY KA DHALAN KARTO XAALAD QATARTEEDA LEH.
HADAAN NAHAY Androcare Hospital WAXAAN KUU DIYAARINAY ADEEG DHAMEYSTIRAN IYO DHAQAATIR QUBURO AH.
.
.
.
.

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊
07/08/2025

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊

Hadii aad ka cabaneyso dhibaatooyin la xiriira taranka, nagu soo booqo Androcare Hospital  si aad u hesho daaweyn caafim...
07/08/2025

Hadii aad ka cabaneyso dhibaatooyin la xiriira taranka, nagu soo booqo Androcare Hospital si aad u hesho daaweyn caafimaad oo dhameystiran.


.
.
.
.

Waxaa muhiim ah inaad qaadato talooyinkan, kuwaas oo kaa caawinaaya inaad ka hortagto kilya xanuunka.   . . . .
05/08/2025

Waxaa muhiim ah inaad qaadato talooyinkan, kuwaas oo kaa caawinaaya inaad ka hortagto kilya xanuunka.


.
.
.
.

WARGALIN:Waxaa shaqada dib ugu soo laabtay 𝐃𝐫. 𝐇𝐚𝐢𝐭𝐡𝐚𝐦 𝐊𝐡𝐚𝐝𝐨𝐮𝐫 oo ah qabiir ku taqasusay cudurada kalyaha, kaadi-mareenk...
03/08/2025

WARGALIN:
Waxaa shaqada dib ugu soo laabtay 𝐃𝐫. 𝐇𝐚𝐢𝐭𝐡𝐚𝐦 𝐊𝐡𝐚𝐝𝐨𝐮𝐫 oo ah qabiir ku taqasusay cudurada kalyaha, kaadi-mareenka iyo taranka ragga dhaqtarka waxa uu kaa daaweynayaa dhamaan xanuunada kalyaha,kaadi-mareenka iyo dhamaan xaladaha awood yarida ragga.

.
.
.
.

Ha sugin inta ay ka xanuunsanayan carruurtaada, ka warqab caafimaadkooda walibo si joogto ah, nagu soo booqo Androcare H...
29/07/2025

Ha sugin inta ay ka xanuunsanayan carruurtaada, ka warqab caafimaadkooda walibo si joogto ah, nagu soo booqo Androcare Hospital waxaa heegan kuugu ah dhaqtarka caruurta.

28/07/2025

Hadii aad isku aragto calaamadahan dhaqtarada kuu sheegeyso xiliga uurkaaga, waxaa muhiim ah in aad la kulantid dhaqtarka, caafimaadka iyo kan ilmaha uurka ku jiraba waxa uu mudanyahay daryeel gaar ah.


.
.
.
.

𝐖𝐎𝐑𝐋𝐃 𝐇𝐄𝐏𝐀𝐓𝐈𝐓𝐈𝐒 𝐃𝐀𝐘.Maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa maalinta cagaarshowga aduunka.
28/07/2025

𝐖𝐎𝐑𝐋𝐃 𝐇𝐄𝐏𝐀𝐓𝐈𝐓𝐈𝐒 𝐃𝐀𝐘.
Maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa maalinta cagaarshowga aduunka.

27/07/2025

Hadii aad tahay hooyo uur leh Androcare Hospital waxa uu kuu diyaariyay qeybta dhalmada iyo badbaadinta ubadka, Waxaan kuu heynaa adeegyo caafimaad oo dhameystiran iyo daryeel la isku halleyn karo, nagu soo booqo Androcare Hospital.

Address

Digfer Road, Hodan District
Mogadishu
0000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Androcare Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Androcare Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category