Dr Diriye

Dr Diriye ๐—š๐—ฒ๐—ป๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎ๐—น ๐—ฆ๐˜‚๐—ฟ๐—ด๐—ฒ๐—ผ๐—ป ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—Ÿ๐—ฎ๐—ฝ๐—ฎ๐—ฟ๐—ผ๐˜€๐—ฐ๐—ผ๐—ฝ๐˜†

Waxaan hambalyo diiran u dirayaa walaashey iga yar   iyo seygeeda   oo maanta meherkoodu kadhacay mogadishu/Summer hall....
10/04/2026

Waxaan hambalyo diiran u dirayaa walaashey iga yar iyo seygeeda oo maanta meherkoodu kadhacay mogadishu/Summer hall.

Allaha isku kiin barakeeyo.
ุจุงุฑูƒ ุงู„ู„ู‡ ู„ูƒู…ุง ูˆุจุงุฑูƒ ุนู„ูŠูƒู…ุง ูˆุฌู…ุน ุจูŠู†ูƒู…ุง ููŠ ุฎูŠุฑ

Back to the office with beloved patients.Waxaan diyaar idinkugu ahay ROYAL HOSPITAL. Soo dhawaada.
22/03/2026

Back to the office with beloved patients.

Waxaan diyaar idinkugu ahay ROYAL HOSPITAL.

Soo dhawaada.

RAMADAN MUBAARAK.ALLAHA NAGA AQBALO ACMAASHA BISHAN BARAKEYSAN. ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ
18/02/2026

RAMADAN MUBAARAK.

ALLAHA NAGA AQBALO ACMAASHA BISHAN BARAKEYSAN.

ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ

Dr Diriye General and Laparoscopic surgeon Hospital, Mogadishu-Somalia
25/12/2025

Dr Diriye
General and Laparoscopic surgeon
Hospital, Mogadishu-Somalia

https://vm.tiktok.com/ZMAGCnT5k/
03/11/2025

https://vm.tiktok.com/ZMAGCnT5k/

91 likes, 7 comments. โ€œQaliinka xameetida oo hab casri ah loo sameynayo. Qaliin fudud, xanuun la'an, daawo yar iyo bogsiimo muddo yar.โ€

23/09/2025

Calcular cholicystitis of >100 galstones was successfully done under laparoscopic surgery.

In kabadan 100 dhagaxaan ayaan kasoo saaray bukaan ay isugu darsameen caabuq iyo dhagaxaan ku sameysmay xameetida.



28/08/2025

Sharaf ayay ii aheyd inaan qaliin ku wada galno macalinkeygii qaliinka prof. oo ah khabiir qaliimada guud si weyna looga yaqaano somalia.

Dhowr iyo toban sano kahor ayay aheyd markii iigu danbeysay ee qaliin wada galno.

.

10/08/2025
09/08/2025

Aaladda laparoscopy/Laser waxaan u adeegsadaa qaliimo kala duwan sida xameetida....qabsinka.... buro biyoodka....galaha... ku ogaanshaha xaalaha la garan waayo sida TB mindhicireedka iyo kuwo kale.


Qaliimada guud iyo laparoscopy/laser

Igusoo booqo   DR DIRIE GENERAL SURGEON AND LAPAROSCOPY
08/08/2025

Igusoo booqo

DR DIRIE
GENERAL SURGEON AND LAPAROSCOPY

Qaliinka xameetida anigoo adeegsanaya  /Laser. Waxaan kasoo saarnay dhagxaan waaweyn.
27/07/2025

Qaliinka xameetida anigoo adeegsanaya /Laser.

Waxaan kasoo saarnay dhagxaan waaweyn.



Address

Lenin Street
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Diriye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Diriye:

Share

Category