Dr Abdirahman Hashi Dhif

Dr Abdirahman Hashi Dhif ENT specialist

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊
30/04/2026

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊

Haddii aad isku aragto calaamadahan waxaa muhiim ah in aad la kulan dhaqtarka cunaha sanka iyo dhegaha.    .
27/04/2026

Haddii aad isku aragto calaamadahan waxaa muhiim ah in aad la kulan dhaqtarka cunaha sanka iyo dhegaha. .

22/04/2026

Waxa ay aheed bukaan la dhibanaa quuman xanuun, taaso u kentay in ay wax qabow isticmali wayso, laakinse markii ay nagu soo booqatay isbitaalka Kaafi Hospital waxaan u sameyay baaritaano iyo qaliin guuleystay, hada way caafimaad qabtaa.

Haddii aad isku aragto calaamadahan, waxaa suuragal ah inay la xiriiraan kansarka cunaha, la kulan dhaqtarka oo hel daaw...
22/04/2026

Haddii aad isku aragto calaamadahan, waxaa suuragal ah inay la xiriiraan kansarka cunaha, la kulan dhaqtarka oo hel daaweyn iyo baaritaano caafimaad oo dhameystiran.

Waa muhiim inaad hubiso heerka maqalkaaga oo aad sameyso baaritaanno joogto ah, la kulan dhaqtarka cunaha sanka iyo dhag...
20/04/2026

Waa muhiim inaad hubiso heerka maqalkaaga oo aad sameyso baaritaanno joogto ah, la kulan dhaqtarka cunaha sanka iyo dhagaha .

13/04/2026

Aad ayaan ugu faraxsanahay sharaf weyn ayey ii tahay inaan ku guuleysto abaalmarinta The Best ENT Doctor of the Year 2025.

Aad ayaan ugu faraxsanahay oo sharaf weyn ayey ii tahay inaan ku guuleysto abaalmarinta The Best ENT Doctor of the Year ...
07/04/2026

Aad ayaan ugu faraxsanahay oo sharaf weyn ayey ii tahay inaan ku guuleysto abaalmarinta The Best ENT Doctor of the Year 2025.

Hadii aad isku aragto calaamadahan, la kulan dhaqtarka cunaha sanka & dhagaha       si aad u hesho adeegyo caafimaad oo ...
07/04/2026

Hadii aad isku aragto calaamadahan, la kulan dhaqtarka cunaha sanka & dhagaha si aad u hesho adeegyo caafimaad oo kugu habbon.

Ilaali dhegahaaga oo ka hortag infekshinka dhagaha si aad u ilaaliso maqalkaaga iyo caafimaadka guud ee dhegaha.
05/04/2026

Ilaali dhegahaaga oo ka hortag infekshinka dhagaha si aad u ilaaliso maqalkaaga iyo caafimaadka guud ee dhegaha.

HADII AAD ISKU ARAGTO CALAAMADAHAN XASAASIYADA, LA KULAN DHAQTARKA CUNAHA SANKA IYO DHAGAHA, SI AAD U HESHO ADEEGYO CAAF...
31/03/2026

HADII AAD ISKU ARAGTO CALAAMADAHAN XASAASIYADA, LA KULAN DHAQTARKA CUNAHA SANKA IYO DHAGAHA, SI AAD U HESHO ADEEGYO CAAFIMAAD OO KUGU HABBON.

28/03/2026

Maxaa sababi karo sanka in ay ka imaadan biyo nadif ah?




Address

Mogadishu

Telephone

+252611002020

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Abdirahman Hashi Dhif posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Abdirahman Hashi Dhif:

Share

Category