04/10/2022
Cudurkani waa cudur in badan ku dhaca dumarka waa xaalad qanjirka throodka aad u shaqeeyo soona ssara hormoon tira badan kaasoo dhiiga ka buuxsamo kadibna keena in qofka ku somoobo.
WA.me/252612920616π
Hormoonada uu soo daayo qanjirka troodha ka waxay ka qeyb qaataan falal muhiim ah ee ka dhaca unugyada jirka, qanjirkani wuxuΓΉ ku yaalaa dhuunta qeybteeda hoose
Waa maxay Khanjirkani?
Qanjirkani wuxuu dhiiga ku aruuriyaa madada loo yaqaano iodine kasoo badanaa laga helo cunto badeedka rootiga iyo cusbabada,
Labada hormoon ee ugu muhiimsan ee uu soo daayo qanjirka troodhka waa T4 iyo T3
Hadaba waxaan kuu heynaa daawo dabiici ah
Fadlan nagala soo xiriir WhatsApp