Dr Omaraani

Dr Omaraani Waa page-ka rasmiga ah ee Dr Omar Abdalla Mohamed (Dr Omaraani), OD, SOA

Ma dareemaysaa qalayl, casaan ama xanuun indhaha ah? Soo booqo Xamari Eye Hospital, halkaas oo aad ka heli doonto baarit...
29/09/2025

Ma dareemaysaa qalayl, casaan ama xanuun indhaha ah? Soo booqo Xamari Eye Hospital, halkaas oo aad ka heli doonto baaritaan iyo daawayn tayo leh ๐Ÿ‘๏ธโœจโ€

๐Ÿ‘“ Ma u baahan tahay sixid iyo cabbir sax ah oo loogu talagalay indhahaaga?Xamari Eye Hospital ayaa ku siinaysa adeegyo i...
25/09/2025

๐Ÿ‘“ Ma u baahan tahay sixid iyo cabbir sax ah oo loogu talagalay indhahaaga?
Xamari Eye Hospital ayaa ku siinaysa adeegyo indhahaaga ku habboon iyo ookiyaalo tayo leh.

๐Ÿ“ Afarta Jardiin โ€“ Yaqshid
๐Ÿ“ž +252 61 7478685

Baaritaan Bilaash ah. Free Eye Checkup!โ€ Isniin & Khamiis
18/09/2025

Baaritaan Bilaash ah.
Free Eye Checkup!โ€ Isniin & Khamiis

Adeegyada Dhaqtarka indhaha Dr Omaraani Oo heegan kugu ah isbitaalka Xamari Eye.
15/09/2025

Adeegyada Dhaqtarka indhaha Dr Omaraani
Oo heegan kugu ah isbitaalka Xamari Eye.

Ma ogtahay in maalmaha Khamista aad si bilaash ah ula kulmi karto Dr. Omaraani oo ah takhtar indhaha ah๐Ÿ‘๏ธDr. Omaraani wu...
11/09/2025

Ma ogtahay in maalmaha Khamista aad si bilaash ah ula kulmi karto Dr. Omaraani oo ah takhtar indhaha ah๐Ÿ‘๏ธ

Dr. Omaraani wuxuu diyaar u yahay inuu kaa caawiyo caafimaadka indhahaaga โ€“ lacag laโ€™aan โ€“ maalinta Khamiis kasta.

0617478685 Xamari Eye Hospital

Baaritaanka araga.
07/09/2025

Baaritaanka araga.

Ookiyaal sax ah wuxuu ku bilaabmaa cabbir sax ah.
02/09/2025

Ookiyaal sax ah wuxuu ku bilaabmaa cabbir sax ah.

Biyaha Indhaha Ku Furma Carruurta (Childhood Glaucoma)Carruur badan waxa ay la kulmaan cadaadis indhaha ku bata oo sabab...
28/08/2025

Biyaha Indhaha Ku Furma Carruurta (Childhood Glaucoma)
Carruur badan waxa ay la kulmaan cadaadis indhaha ku bata oo sababi kara indho laโ€™aan joogto ah haddii aan si degdeg ah loo daaweyn.
๐Ÿ‘‰ Haddii aad aragto ilmo indhihiisu ay aad u weynyihiin ama biyo kaga muuqdaan, la soo xiriir si aad uga hortagto arag lumis.

๐Ÿ“ Xamari Eye & Family Care Hospital โ€“ Afarta Jardinoโ€™, Yaaqshiid
๐Ÿ“ž +252 617478685

indhahaaga waa furaha noloshaadaKormeer joogto ah iyo daryeel indhaha ayaa kaa caawinaya inaad ilaaliso araggaaga.Noogu ...
24/08/2025

indhahaaga waa furaha noloshaada
Kormeer joogto ah iyo daryeel indhaha ayaa kaa caawinaya inaad ilaaliso araggaaga.

Noogu imaaw Xamari Eye and Family Care Hospital si aad ula kulanto khubaro ku xeeldheer aragga indhaha.

Maalmaha Isniinta iyo Khamiista Numberka dhakhtarka indhaha waa lacag laโ€™aan.
16/08/2025

Maalmaha Isniinta iyo Khamiista Numberka dhakhtarka indhaha waa lacag laโ€™aan.

Adeegyada Dhaqtarka.
10/08/2025

Adeegyada Dhaqtarka.

๐Ÿ” Tijaabi Araggaaga!Ma arki kartaa lambarka ku qarsoon sawirkan?Haddii aad arki weyso waa waqtigii aad booqan lahayd tak...
07/08/2025

๐Ÿ” Tijaabi Araggaaga!
Ma arki kartaa lambarka ku qarsoon sawirkan?
Haddii aad arki weyso waa waqtigii aad booqan lahayd takhtarka indhaha!


Address

AfartaJardiino, Degmada Yaaqshid/Somalia-Mogadishu
Mogadishu

Telephone

+252617478685

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Omaraani posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Omaraani:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category