DR. Munawar osman

DR. Munawar osman Wax barta aan barwaqa gaarne

07/03/2022
12/01/2022
26/08/2020

Personal blog

22/08/2020

If succeed, every mistakes becomes legendary

16/08/2020

Magacyada cudurada iyo waxa latin lagu yiraahdo

Soomaali badan ayaa ku wareerta, oo ay ku adkaataa inay helaan magaca saxda ah ee cudurka ay rabaan inay wax ka ogaadaan siiba kuwa u turjuma hay'adaha iyo goobaha caafimaadka .
Maadaama ee saas tahay, Halkaan waxaan ku soo aruurinaynaa magacyada cudurada iyo waxa af english lagu yiraahdo Cagaarshoow = jaundice
Jadeeco = measles
Busbus = chickenpox
Furuq = smallpox
Dabeesha = polio
Xaaqo [tiibisho] = TB
Duumo [malaariyo] = malaria
Qandho [feebaro] = fever
Dhiigkar = high blood pressure
Madaxfurad = migraine
Hargab [ifilo] = influenza, cold, flu
Neef = asthma
Gaastariiko = ulcer
Qoorgooye = meningitis
Juudaan = leprosy
Daacuun = cholera
Shuban = diarrhea
Cuncun [isnidaamis] = herpes
Bahaloow = rabies
Tufoow [tuf] = rheumatic
Kud = anthrax
Teetana = tetanus?
Indhagaduudoow [indhacaseeye] = yellow fever
Waraaboow [bajo, isfiilato] = syphilis
Qalal = epilepsy
Dhiigyaraan = anemia
Aragbeel = glaucoma
Sanboor = rhnitis
Kaadidhiig = hematuria
Dheefshiidxumo = dyspepsia
Iskudhexyaac maxkaxdeed = schizophrenia
Xinjirwaa = hemophilia
Biyodhac [indhaha] = cataract
Axaldhiiga [disantariyo] = dysentery
Baabasiir = hemorrhoid
Dhiigcadaad = leukemia
Dhagaxkalyood [dhagaxgal kili] = kidney stone
Dhabar Xanuun (Back Pain)
Infekshanka Bartamaha Dhegta (Otitis Media)
Dhibaatooyinka Wax Liqidda (Swallowing Problems)
Xajiinta, Cuncunka (Allergies)
Hawl Gabidda Wadnaha (Heart Failure)
Cuna Xanuun (Sore Throat)
Cadaadiska Dhiiga (Hypertension)
Dhego Beelid (Hearing Loss)
Gaastiriko (Gastritis)
Xubno Xanuun (Arthritis)
Miyir Beelidda (Coma)
Neef ama Xiiq (Asthma)
Kaadi Sonkorow (Diabetes)
Dhiig yari (Anemia)[/b]
SHUBAN BIYOOD" (Cholera)
Saxaro Adayg (Constipations)
Shuban (Diarrhea
Cagaarshowga B (Heabatitis B)
Cudurka Bararka Xiidmaha (Crohn Disease)
Wadne Qabad (Heart Attack)
Cudurka Dhimir Beelidda (Alzheimer disease)
Oof Wareen (Pneumonia)
Jabtida iyo Daweynteeda (Gonorrhea)
Bukashada Caloosha (Gastroenteritis)
Sonkorta Dhiigga ee Hoose

عيدالاضحي مبارك كل عام وانتم بخير تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال
30/07/2020

عيدالاضحي مبارك كل عام وانتم بخير تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال

Carurtina runta bara Runta ayda ayaaa bari doonta wax walba
11/07/2020

Carurtina runta bara
Runta ayda ayaaa bari doonta wax walba

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DR. Munawar osman posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to DR. Munawar osman:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram